Mooge

AllSanaag: The Day Morgan Saved Young Somali Graduates (Gurmad)

Recommended Posts

Mooge   

Maalintii Amxaaro iyo SNM ku heshiiyeen jabka Soomaaliye, Gen Maxamed Saciid Xirsi Morgan muujiyey geesinimo iyo wadaninimo

Dhamaadkii Sanadkii 1983, waxay ahayd  sanadkii ardada Soomaaliyeed ee ka soo baxday dugsiyada sare ay ugu baxeen  Gurmadka dhamaan gobolada Soomaaliyeed. oo ardaddii ka soo baxday Dugsiyada sare  ee  koonfurta Soomaaliya loo diray waqooyiga Soomaaliya kuwii ka soo baxay waqooyiga Soomaaliyana loo diray Koonfurta Soomaaliyed.

Ardaddii   ka soo qalin jabisay  dhamaan Dugsiyaddii sare ee  koonfurta Soomaaliya sanadkii 1983, sida dugsiyada sare ee goboladda Banaadir, Shabeelaha dhexe, Shabeelaha hoose iyo Jubadda hoose oo saaran gawaarida Ciidamada qalabka sida ee xoogga dalka Soomaaliyeed  oo ay galbinayaan madaxddii Soomaaliyeed oo uu hogaaminayey  madaxweynihii hore ee Soomaaliya Allah ha u naxariistee Maxamed Siyaad Bare iyo Allah ha u naxariistee Cabdirisaq Maxamed Abokar ayaa maalintaas  isugu yimid Kantaroolka waqooyiga  magaalada Muqdisho ee  u dhowaa warshaddii  Baastada.  Si  ay ugu diyaar garoobaan socdaalkoodii ugu danbeeyey  oo ay ku aadayeen waqooyiga  Soomaaliya.

Khudbado iyo waanooyin ka dib ayaa ardadddii ka soo qalin jabisay Koonfurta Soomaaliya gawaaridii ay saarnaayeen waxay  u dhaqaaqeen waqooyiga Soomaaliya. Ardadan  intooda badani waxay ahaayeen kuwo markii ugu horaysay dhaafi doona magaalooyinka Mahaday iyo Buurane

Gawaaridii ay saarnaayeen Ardaddi gurmadka ahayd waxay xawaare ku dhaafeen gobolka Shabeelaha dhexe iyo inta badan gobolka  Hiiraan. Laakiinse Markii  ay marayaan gobolada Hiiraan iyo Galguduud inta u dhaxaysa sheekaddi waa is bedeshay,  waxaana laga war helay in dawladdi Itoobiya ee uu hogaaminayey gacan ku dhiilihii Minigste ay  doonayaan inay rusheeyaan oo duqeeyaan ardaddii socdaalka ahayd. Iyaga oo ka dhigaya inay Ciidamo yihiin

Arintan markiiba waxa ficil deg deg ah ka sameeyey si u badbaadiyo caruurtii  Soomaaliyeed oo la doonayey  in xasuuqo taliyihii hore ee qaybta 21aad ee Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed Gen. Maxamed Saciid Xirsi Morgan.

Gen Maxamed Saciid Xirsi Morgan, ayaa amaray ciidamadii Soomaaliyeed in Ardada looga leexiyo Laamiga dhinaca Bari oo la dejiyo bariga magaalada Guri Ceel geedo Guracyo ah oo ku yaalay

Habeenkii ardaddii halkaas ayeey ku hoydeen, waana ku nabad galeen iyaga oo lagu ilaalinayey inata laga helayey gurmad iyo diyaarado dusha ka ilaaliya inta ay safarkooda  ku jiraan.Habeenkaas dadkii roonadada ahaa   ama ilaalinayey Ardada oo mid mid ula kulmayey waxa  ka mid ahaa Gen Maxamed Saciid Xirsi Morgan .

Ardaddi nabad gelyo ayeey uga soo baxeen Gobolka Galguduud, waxay xawaare ku soo dhaafeen gobolka Mudug. Markii ay halkaa soo gaareen gobolka Nugaal waxa ka hortagay oo gacmo furan ku soo dhoweeyey Gudoomiyihii hore ee gobolka Nugaal Allah ha u naxariistee Godane Cali Bile. Gudoomiye Godane ardada waxa uu geeyey meel bariga ka xigta magaalada Garoowe oo ahayd Durdur ardadu ku qubaysteen markii ugu horaysay safarkooda , markii ay soo dabaasheenna waxa la geeyey Magaaxiyo cunto loogu diyaariyry oo ku yaalay magaalada Garoowe

Markii ay soo gaareen gobolka Togdheer halkaa waxa ku soo dhoweeyey Allha u naxariistee gudoomiyihii gobolka ee waqtigaas Garaad Abshir Saalax. Madaxdan ka soo jeeday beesha D-Block dhamaantood waxay gudanayeen xilkii ay u hayeen Qaranka Soomaaliyeed iyaga oo aan qabiil iyo degaan fiirinayn. Halka madaxdii SNM kuwii la joogay Itobiya ay doonayeen in caruurtan afduubtaanoo ka iibsadaan Mingiste,  kuwii Hargaysa iyo Burco joogayna ay ugu yeerayeen magacyada kala ah  Sankudhuudhi, Walaweyn Qirin qiir. Qirin qiir waa cudur digaaga gala oo ay ugu yeeri jireen Caruurtii ka timid koonfurta Soomaaliya oo la keenay gurmadka  Hargaysa iyo Burco

Nasiib xumo ardaddi markii ay gaareen  waqooyiga Soomaaliya sideedii bilood oo halkaa ku maqnaayeen waxa laga ilaaninayey jabhaddi SNM oo uu hogaaminayey gacan ku dhiigle Siilaanyo.

Tusaale hadanan u soo qaadano Gabayre iyo Fargeeto oo ka soo kala baxay dugsiyada Shabbele ee Jowhar iyo Baydhabo   oo hadda kala ah   gudoomiyaaha rugta ganacsiga Muqdisho iyo wasiirka Maaliyadda Soomaaliya,  labadu waxay ku  qornaayeen gobolka Togdheer degmooyinkiisa Buuhoodle iyo Oodweyne. Sideedii bilood oo halkaa joogeen waxa laga ilaalinayey in jabahaddi SNM ee  beesha Isaaq ku midaysnaayeenay afduubtaan oo ka gataan dawladda Itoobiya oo generaal Morgan diiday inay dhibaateeyaan ama dilaan markii ay marayeen gobolka Galguduud

Ugu danbayntii Muuse Biixi, Siilaanyo lixle, Axmed Mire, Cali guray iyo kuwii la midka ahaa oo isir nacaybka u kufsan jiray dumarka xoolaha la jooga  oo  dili jiray xasuuqana u gaysan jiray  caruurka iyo dadka safarka  ah oo aan la haybta ahayn  ayaa ah  danbiilayaal dagaal iyo Gacan ku dhiiglayaal ah. Gen Maxamed Saciid Xirsi Morgan maalintii beeshiisu ay isugu biyo shubteen jabhaddi SSDF  isugu  Qaranimada Soomaaliya yuu ka doortay qABIIL  maalintii Amxaaro doonaysay inay ku ciil baxaan oo xasuuqaan ardaddii Soomaaliyeed wuxuu muujiyey Soomaalinimo iyo waalidnimo in maanta maangaab SNM ah uu ku sheego denbi ayuu galay isaga oo Qarankiisa difacaya waxa laga sugayaa 20,000 oo arday oo Soomaalinimada u difaacay in maanta sharfatiisa ilaaliyaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

ducale, the difference between me and you is that i never support any rape or hide or make excuses for it. once someone is accused even if we don't know the truth i side with the girls. so i won't make exuses for the guy somaliland is holding even though we know jeegaan are not gob and can't be trusted with truth.  having said that, the place where somalia's highest rape occurs walahi is Somaliland. in puntland, we have very unloyal critical media and they report everything, i mean everything. they don't hide anything and are not afraid of anyone like somaliland media is afraid of biixi jail. if there is rape, the puntland media is all over it.

in the last 4 years, there were 4 or 5 cases of rape in Puntland and all media reported and chased it to the end. In Somaliland, there was more than 60. loool. 

look even Masajid Imams are raping 6 year old girls in Hargeisa as widely reported by media
https://mareeg.com/somaliland-nin-kufsaday-gabar-6-jir-ah-oo-lagu-xukumay-9-sano-xarig-ah/

as for your Iimaan and Ayan Hersi, waxaad somalilanders caan ku tihiin inaad gabdhaha caydaan. your smartest and dumbest are the same. you will always insult somali women. it speaks volumes of your Gunimo and low self-esteem. but let me break it down to you.  Iimaan and Ayan Hersi ladies are rich and old news niyoow. kuwaas shekadoda naga daa . 

Fiiri today there are men being raped in Hargeisa. Sheekadii hore quba niyoow. this is the new rape trend that Somaliland must deal with. 

 

i will only deal with facts. somaliland and puntland are not comparable when it comes to reported rape cases. as much as it hurts to hear people being raped, numbers do matter niyoow and puntland has way less cases than somaliland. 

I will also add this is Somali problem and the different administrations must address this issue of rape. we must stop the clan system that prevents real punishment.  I would urge adeer Biixi to address the problem instead of jailing little girls and acting like a lowlife jeegaan. he needs to deal with real issue. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Ducale, are you saying there are no girl from Somaliland who either marry caddaan or do modelling. Do you want me to dig up my deep archives to prove it to you poor landers doing the most despicable on earth? mise waxa ledahay kuwayagu maha successful and are poor sellers, but your are more famous. niyoow waxasi wax caqli gal maaha. gabar has only one body and soul. loool. nin rag iska dhig sifiican u hadal. 

as for dabadhilif .... haha. don't get me started on that niyoow. we all know my grandfathers fought for Somali independence while yours were guiding the British showing the gumeysi where the somali freedom fighters were hiding.

i have historical proof that my grandfathers fought against the white colonialist. Show me a single proof your ancestors did the same? 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

haha. bal nacasnkaan eega. you skipped dabadhilifnimo topic and went back to rape cases after you run out of argument. you are losing it niyoow. hahah.  horta niyoow ninka Hargeisa lagu rape gareeyey waa  waa jeegaan dhalada hooyo iyo aabe. looooool.  laakiin let me tell you something. even if he is my uncles's son, if a guy is raped by jeegaan, don't you think the jeegaan rapists who raped him are just like him?  hahaha. you are so confused you run out of what to say walaahi. every topic you bring I can destroy you nacas jeegaan habaarka keliya yaqaan. lol

ha u noqon edeb darada mar kale niyoow. hopefully Edeb baan kuu yeelay maanta. forumka caydaada laga fadhiyi waayey malmahan niyoow, i needed to put you in your place. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.