Mooge

Engineer Jebiye donates $50,000 to Ceel-Daahir road construction project

Recommended Posts

Mooge   

GUDIGA DHISMAHA WADADA CEELDAAHIR IYO CEERIGAABO OO LA WAREEGAY LACAG DHAN($50,000) DOOLAR

Bosaso[Puntland Post] - Eng Maxamed khaliif Jabiyey oo u u taagan xilka Madaxweynaha Puntland ayaa lacag dhan ($50,000) doolara ugu deeqay dhismaha wadad xiriirisa Ceeldaahir iyo Ceergaabo oo hada dhismaheedu marayo meel wanagsan. Wareejinta lacagtan ayaa ka danbeysay xili uu booqasho ku tagaya halka ay ka socoto dhismaha wadada Ceeldaahir iyo Ceergabao waxana ku soo dhaweyey gudoomiye ku xigeenka dhismaha wadada Sheekh Fu,aad Xaaji Nuur isagoona uga mahad celieyey Eng Maxamed Klaiif Deeqada lacageed ee ugu talagalaya dhismaha wadada. Eng Aadan Yuusf Bare oo enjineerka guud ee wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ayaa uga waramaya waftiga tayada iyo sida aya u socdoto dhsimaha wadada isgoona cadeeyey in had iyo goor si wanagsan loo ilaaliyo tayada dhisme ee wadada. Maxamed Mahada Ciise oo aha Maareeyaha Mashruuca wadada Ceeldaahir iyo Ceergaabo ayaa ugu horan waftiga uga warbixyey halka uu marayo dhismaha wadada xiriirisa Ceergaabi ilamaa Ceeldaahir ee gobalka Sanaag. ‘’Dhismaha wadadu waxa uu marayaa heer wanagsan waxa uu u baahan yahaya in inta hadhay meel looga soo wada jeesto. Waxan aminsanahay in hadii dhexda loo xidho aya si wanagsan u dhamaanayso wadadan oo mihiim u bulshada Reer Puntland Sidaas waxa yiri Agaasimaha wadada Ceeldaahir iyo Ceergaabo Maxamed Mahad CiiseGanacsade Maxamuud Khaliif ayaa amaaney guddigii isu xilqaamey mashruuca weyn ee dhismaha Ceeldaahir Ceergaabo, waxaana uu sheegay in uu kaga qaybqaadanayo 50,000 oo dollarka Maraykanka ah. Dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceergaabo ayaa hadda ku dhaw degmada Badhan, waxaana dhawaan gaarey CeelDaahir qalabkii la saari   lahaa daamuurta iyo laamiga. Gudiga gacanta ku haysa dhismaha wadada Ceeldaahir iyo Ceergaabo ayaa sheegaya in loo baahan yahay sidii meel looga soo wada jeesan lahaan dhameystirka wadada oo la sheegay in ay wax yar ka harsan tahay.

8b2fa916-de66-48c1-84d6-bbd676103dbe.jpg9c55e39f-ecbe-48fa-a7a8-854d479b79d9.jpg38af95c5-4a17-4e66-8c17-a286c30c84ea.jpgb205d9ee-7795-460f-af07-c3dbd2b096bd.jpgbfab16bf-689b-4882-ab3f-722190846fde.jpgd0d627c2-c7fc-49c3-906b-7eb4539620c3.jpgd13e95cb-f6d9-40c4-a116-02b1503320b9.jpgddb94fe0-ef3a-4a40-bf86-9019b019bf90.jpg

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

well done niyoow. we need people who can walk the walk niyoow and take action. 

Guul iyo Gobanimo. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   
On 4/4/2018 at 10:01 PM, Mooge said:

at this point, he who invests in the land with that kind of money deserves to lead. 

I will add little editing on that statement "at this point, he who invests in the land with that kind of money - and loot 100 fold of that investment from the public burse - deserves to lead. 

Never mix Charity with political campaign. He could have made sincere donations prior to his campaign.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Engineer is well know honorable man. I believe he decided to give his money for good causes instead of giving it to corrupt parliamentarians to get elected. By election time he will have no money left. to give. He deserves to be elected. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.