Sign in to follow this  
Kamaavi

What’s your problem?

Recommended Posts

Tuujiye   

Lee lily Su'aasha jooji ee nacaawi nooh! meeshaan qof juxa la dhaho aa i xagxaganoosee!

 

lol KK adi gaabnida aa ku fiican tahay..dhul baraf leh aa joogtaa..yacnii hadaa dhacday dhulkaa waa u dhawdahay nooh..baraf dhacaayo baryahaan waa u jeedaa...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Dadka dhaadheer horta waxa laga sheego ma maqashay? Gaabni lee igu ogtahay, intaan ka eheen kabteey dheer... :D

 

Juxa, Best friendkaa biyo kulul lagu shubna kuma dhihi karee iga leexo! Waa makaad reer Qardhood u dhaadhaamisay? I actally played shalay...I dont play that often, only when feeling lucky, and so far luck weey ii qabanoysaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

i did not, i did say few cool people, ie adiga iyo Ms DD.

 

ninkan sayid ah iska qabta, in fact some are saying qardho kama imaan, he is fron baraawe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

KK Qardho adi maa leh kaalay? waraa Qardho aaba nalaga bad badiye maal mahaan maxaa waaye... KK wiligaa Qardho riyo xitaa ma ku aragtay? meesha dhan Bush iyo bacaad waaye lol...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Juxa iyo Tuujiye, horta maxaa Qardho idinku diray? War bush iyo bacaadaa sheegtee ilaahoow mee qori iyo qashin ahaato, anagaa happy ku eh! Obviously, indheheena Qardho kuma arkoysiin, as Red Sea uusoo dhajiyay in the other thread... :D

 

Juxa, horta lootada iska iloow inaa taano xataa ka dhadhamisid...Sayid noo dhaaf anagaa ku rabno ama Baraawe ama Boorme meeshuu rabo haka yimaadee.. icon_razz.gif

 

Soo ducee inaa sabtida raayo...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Iyaah KK aka Qardho, latto 49 maa bilowday in aad ciyaartid? ileen waxa ee bajaq yaasha Toronto maal mahaa 4x4 la wataan iyo BMW ma anaan garan.. yarta kaa jaray yaaqee marka nooh.. duco iyo faataxada anaa kuu soo tufaaye sidii xertii lol....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

I dont have a job. But when I did have one, I had a problem with people who didnt listen to instructions and kept making the same mistakes or kept asking the same questions without making an effort to do it right..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Nin-Yaaban:

Naagtoo qumayo ah oo madax ii ah ayaa idhibtay. Kaaga daran, waa qaniisad naagaha kale jecel.

L0L....Did you tells someone about your hate for qanisnimo? even in a context?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this