Sign in to follow this  
Somalina

Wadani Heeso ONLY!!

Recommended Posts

Somalina   

Somalina;133155 wrote:
Hold up! wait a minute! let me break it down for ya, Dhaanto style;

 

Jecliyaaye Jasiiroo lagu jeesteeyo

Jecliyaaye Jamaamoo lagu jireeyo

Jecliyaaye anigoo Qardho joogo

Jecliyaaye jaamad dhulka hooyo

Jecliyaaye xornimoo lagu joogo

 

Heeleh lee leh hah, heeleh lee yooh!!
:D:D

 

IMG_4323.jpg

 

Jasiiro (actually close, Liido) waa lagu jeesteenooyaa maanta ka waran. Dreams do come true sometimes. kkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Somalina;763074 wrote:
You brought this thread back. Intaan secessionist noqonin ayay aheyd. lol.

Calanyahow ha dhicin, JSL forever.

Abaayo, ani muwaadin Somaliyeed ayaan ahay. Calan walba waan tageera, ka Somaliland iyo Somalia. Laakinse ciyaal xafad inaa ahay sual kama taagna.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

Dalka soo anigu malihi -- haa haa haa

Dhulka soo anigu malihi -- haa haa haa

 

Gumeystaha dhacaayaa

Geeridu dhibeysaa

Waqtigii dhamaayoo

Wuu dhaqaaqi doonaa

Ninkii dhoof ku yimid bee

Geeridu dhibeysaa

 

*******************************

 

Midnimada adduunyada

Lagu wada masoobaa

Hadduu maanku ladanyahay

Dadku mala ma yeeshee

 

Midigtuba miciin maleh

Haddee bidixdu maqantahay

Waa laba mataanoo

Howsha maamuulaayee

 

Muriqiina maaloo, maaloo

Dhulka mira ku beero, ku beeroo

Macdanta, dahabka

Muujiya wanaagaa

Muujiya wanaagaa

 

Laba hees oo xasuus weyn Soomaalida miirka leh oo dalkooda jecel xasuusineyso waayo waayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

One of my favourite threads. Thank you for all who added, I especially liked the Carta songs (Eebow iyo kii Af Maymay:

). Ta dambe waa hees macaan.

 

Soomaaliyaa, Soomaali baa leh - Cabdi Tahliil:

 

 

 

Ninkii kala saar lahoow

Ninkii kala sooc wadoow

Ninkii si xuun uu fikiroow

 

Haday taladii kuseegtoow

Sidaad moodeeysay maahee

War hooy Soomaaliyaa, Soomaali baa leh. :-)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maarodi   

I don't know if this has been discussed here (or the whole forum) but it has come to my attention that the Somali anthem has been changed as of August 2012!

 

It changed from the original "Somaliyeey toosoo" to "Qolobaa Calankeed"

 

Is there any truth to this, because the source is Wikipedia, which for the longest time has mistranslated "somaliyeey toosoo" as "Somalia Wake-Up"

 

What do you guys think about that? I personally prefer the old anthem and would like it restored ASAP.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Maarodi, I think its not new but one is the National Anthem(Somaliyeey toosoow) and the other National Flag Song(Qolobaa Calankeed). Other SOL' ers will correct me if I am wrong.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

heesti maan deeq

 

 

maantoo candhadii,

cullaad mariseen

aan maalno hashii

na maan deeqdee

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this