cadnaan1

Shacabka Awdal oo ka hadlay arinta DP WORLD

Recommended Posts

Tallaabo   

The gentleman in the video have the same concerns as I do regarding the point in the contract which prohibits the building of other ports in Somaliland for thirty years and I hope that the government listens to its citizens in Awdal. 

It is a fact that the vote of no confidence shown by the young men and women in Boorama has more potency and legitimacy than the empty noise coming from Villa AMISOM and its so called parliament. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Reer awdal waa dad aqoonta jecel waxayna ka dhigtay aqoontu, gobolka ugu amaanka iyo maskaxda fiyoow, marka laysku daro geyigii soomaaliya la oran jiray.

Allaha u xafido,kuwii ku shukriyana ka dhigo.

labo jeer yaan daawaday dadka fikradooda waa dad isku kalsoon markay fikradooda dhiibanayaan iskuma dhex yaacsana sida wiilasha snm madax dhaqday.

Dadka musumaasuqa jecel  waxay ku maah maahmaan farihii subkan yaa wax duuga.

Xisaabta kuma ay darsan waxa ka imanaya iyo caawaaqibka u leeyahay heshiiskaa indho la'aantaa. 

Taa badelkeeda si ay godka ugusii dhacaan waxay barlamaankoodii ku guubaabiyeen waar "ragg" baynu is haynaaye, beeshu ha yara istaagto oo gacmaha kor u taaga, aqlibiyadna ku ansixiya heshiiska.

Boqolkiiba sodon qaadkeena maku filanyahay 30 sano, xataa kama doodin,iska daa shaqo abuur laga helee

Waa runtiis ninkaa dhalinyaradaa oo garashada dheer, maxamed amiin allaha u naxariisto, aamin buu ahaa hantida dalkiisana cid kale bilaash kuma cuni karin.

Balse horaa loo yiri

Meeshii libaax ku geeriyoodo, aakhirka dawacaa ku ciyaarta.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.