Deeq A.

Somalia's Aviation Minister Outlines Touch Rules for Airlines

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda ayaa sheegtay inaanay aqbaleyn in lagu tunto xaquuqda Rakaabka.

“Si aan uga jawaabno cabashooyinka ka imaanaya dadweynaha Soomaaliyeed ee isticmaala diyaaradaha duulimaadka ka sameeya gudaha dalka iyo dibadiisa una ilaalino xaquuqdooda waxaan soo saarnay amaradan” ayuu yiri Wasiirka.

  1. Rakaabka Diyaaradaha waddanka gudihiisa ama dibadiisa aadayo Garoonka waa inay soo galaan saddax saac ka hor inta aanay diyaarada kicin.
  2. Rakaabka lama soo galin karo garoonka mudda ka badan saddex saacadood inta aanay diyaarada kicin
  3. Diyaarad rakaabkii sugayay oo garoonka joogo lagama kireyn karo qolo kale, iyada oo laga tagayo rakaabkii diyaarada oo ku sugan gudaha garoonka.
  4. Dhammaan diyaaradaha waxaa la faraya inay soo gudbiyaan jadwalkooda duulimaadyada ee billa ah.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

The public will welcome this news dad ayaa 6 in the morning airportka imaada la leeyahay markaas ayaa 4 pm la qaaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

^^ Are you serious? 

I can understand if there are delays due to weather, mechanical, etc but to schedule people in to fly and then disappear to make more money and come back at 4:00 PM? That is ridiculous. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.