Sign in to follow this  
Prinz

Italian?

Recommended Posts

Prinz   

Salaam guyz ! Wonder if anyone of you speaks italian?...the beautiful language that is associated with us more than any other besides arabic, though its dying away nowadays almost wholly among Somalis, only a tiny proportion of our older generation might grab it...ciao e mi rispotate !

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Gracias alta vista beene seendada muuska buundada ansalooti sagatuuro maano miino maanyo beerta mareereey taatiko tiibisho kalkalyooni kabiito canbuulo maajo istaraasho sharoobo kataabiyoos tooka bar tooka aloore seenya uno diyeesha kadaloob jinguwa sate farasiyoone almiino mayiiko koonbo kataliini marsha duwa sheelaro oto fariinka faarabuuto barke mi perla talyaani ashidanti naabulo foolyadi kaano kuuntadi maano sinyeeri shandarawo feebaro koolba aaryo burukiito aasbariin tuti mia moorada muxuyidiin gracias tu liima mandariina isbarmuunto baamiye baarakuuliya shakhfir shalooliyoo shita shuute shaanba rigoore atarisho kaaba laadar atoore muufo baraguuse beydaanka kaasabobalaare ototo farankaboole faraanti grazcias alta milyaare berluscooni.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Ashahadu anlaa'ilaaha ilalaah! Xaakudaaray?

 

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOO OL@Sagatuuro, moorada muxuyidiin, and kaasabobalaare...NUU UNKA, thnx...

 

Tu parla italiano @Prince? C'è qualcosa di molto sexy sulla che lingua!!! But not the people...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

LOOOOOOOL @ Nuune, sharoobo kataabiyos iyo canbuulo ku lahaa, shii cabduqaadir & shufeerkiisoow!...wa lahi canbuula mareenkaa i xanuunooyo saa u qoslaaye lee...lmao, sxb if you gt all those italian derived wordz in our lingua then your rageedii orijinaale d'oro aa tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Kool kat, haa abaayo posso la parlare abbastanza ma non sono ancora perfetto, laaki weli waa baranooyaa, adi waa ka wadataa an u malenayaa since the girlz rather liked it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Originally posted by Jacaylbaro:

AYUTOOOOOOOOOOOOOOO ............
:D

Ayuuto miyaad ku jirtaa? lolz as for the word in italian af it means 'help'.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by * Prince *:

Kool kat, haa abaayo posso la parlare abbastanza ma non sono ancora perfetto, laaki weli waa baranooyaa, adi waa ka wadataa an u malenayaa since the girlz rather liked it.

Barbaratooy ma'u ekid, sheekadaada booyaasooyinka xataa waaka badisaa aftalyaani... :D Ani kuma hadli ee hooyadeey aan labadoo kadafay...IOnglese mi dà mal di testa, halahaas ha'iiga ekaato afkeyga hooyo waxaan eheen...Kuwesto kuwaa madax xanuun umasoo taagnaan kari... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by * Prince *:

quote:Originally posted by Jacaylbaro:

AYUTOOOOOOOOOOOOOOO ............
:D

Ayuuto miyaad ku jirtaa? lolz as for the word in italian af it means 'help'.
Mayee waa intaaan ka aqaano ,,, at least i will get help haday wax igu dhacaan inta kele ma anigaaba u baahan talyaanu abu baasto ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

Gracias alta vista beene seendada muuska buundada ansalooti sagatuuro maano miino maanyo beerta mareereey taatiko tiibisho kalkalyooni kabiito canbuulo maajo istaraasho sharoobo kataabiyoos tooka bar tooka aloore seenya uno diyeesha kadaloob jinguwa sate farasiyoone almiino mayiiko koonbo kataliini marsha duwa sheelaro oto fariinka faarabuuto barke mi perla talyaani ashidanti naabulo foolyadi kaano kuuntadi maano sinyeeri shandarawo feebaro koolba aaryo burukiito aasbariin tuti mia moorada muxuyidiin gracias tu liima mandariina isbarmuunto baamiye baarakuuliya shakhfir shalooliyoo shita shuute shaanba rigoore atarisho kaaba laadar atoore muufo baraguuse beydaanka kaasabobalaare ototo farankaboole faraanti grazcias alta milyaare berluscooni.

Awguuriyo, awguuriyo.

 

Taas bilisiyoon aan la filaneynin ayaa banooniga meesha ka dhiibtay, xataa aarbiitarihii waaka yaabay asagoo leh borobiyo, borobiyo. Handiyaamo dhan darbiga dhisay ayaa ka kor qaaday.

 

Taltaliini oo dhan difooso u ahaa kooxdaas iyagoo leh la wada maqlaaye isboorko, isboorko, muufadii baana'ooliyo ee cunayeena dhuunta u istaagtay, laakiin dad kooxdooda la garaacaayo wax walba ka filo, ee foolyadii ganjeelo iyagoo ku tahay ayee ganjeelka ka wada dareereen oo Afisiyooni sii aadeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Adding to Nuune's list, : aarbiitaro kaambiyo koontrabiyeedi kashawito kalkaliyooni kuunto alwaax ansalooti via liberia afisyooni buulatiknkio barxada wardhiigleey maanabooliyo kaamba amxaaro fiyoore rosso teyaatar nasunaale bilaajo liido baar nowe jento jiiragaroob isbartiibo shiirkole ofishaale bangaariyo tre dishe dilwandi baruuko del burukiyeeri shanlo del baalbayeeri rooseeto istiraasho cali uraaye sakabuundo iskaalmiinto isteerso salbatooyo ooliyo burushaato baarakuulo bareekiyo bur saliid borobiyo boortakiyaabe boolbire breegaato rooso dotoor dufle dotoreesa caasha dheer biinso dantiiste raajito rajabeeto rajisiino saboosto boorsa kaaldo kushuneeto kaalafooto okusiyooni non beerdaro ankee soreela shineemo shoobaro bilyeeti istimtaale dopo lix saac sakatuuro feebaro fiinaa wiito jaceel weekiyo torobo xanuun malaato raajo ari carbeed teetano feera tiibisho xiito xiito xaar malaay tujeeto tiiba talyaani aasbariin caana booro darandoori mi disbiyaajo atariisho booyeeso koontaro bambiiro faastalaashiko moolto fitamiin boosa kaane laasatiibo nanac luubaani sakuuro salbatiibo taraafiko tooko bi tooko xaliima xaaqo aboosto torobo kiyaakaro isturuko iskaabulo iskoronyo sansiyeeri del kaneeco malaariyo qalaf jalaf duwe bastaardo foolyadi kaane faaja-faajo weekiyo dal fatuuto loolz nuune rooxaanti aa iigu kicisay waraa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Originally posted by Kool_Kat:

Barbaratooy ma'u ekid, sheekadaada booyaasooyinka xataa waaka badisaa aftalyaani...
:D
Ani kuma hadli ee hooyadeey aan labadoo kadafay...IOnglese mi dà mal di testa, halahaas ha'iiga ekaato afkeyga hooyo waxaan eheen...Kuwesto kuwaa madax xanuun umasoo taagnaan kari...
:D

Loolz @ booyeesooyinka wa ka badisaa, calashaan i mean xoogaa waa qajajacsan karaa but nt perfect yet, laakin the main obstacle is even if your good at it, it does nothing practically as most of our peeps speak eitha English or Somali, so your stuck there unless your in Italy...and yep its true hadiiba labadaas taqaano baraabaro waaye madax xanuun kama bixi karno dheh lolzB2

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Originally posted by Valenteenah:

I love everything Italian, but I have never made the effort to learn the language.

 

Someone say something to me in Italian!

Sei una bella donna e mi piace la tua bianca faccia!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this