Sign in to follow this  
Qac Qaac

Garab tuujiye, Nuune, Caramel kisses, Miskiin macroof.

Recommended Posts

Salaan...

 

Caramel, hadal macaleesh aa wadaa, anigana qaaraan aa u imaaday. Ma is af fahmoynaa hada? Mise kista la aruurinaayo aa diidee, saas maa baqeyl u tahay? Yaahuu...

 

Ninkaas waxaa meesha usoo giliye Xamar aa kusoo xasuustay in ee dadkii saas dhibaato u haayaan anagana meeshaan aa dal dalan iskaga heynaa {laakiin masawirka hadaa diiday waa lagaa bixinaa....saas ma rabinoo, cajiib gabdho aa noo talinaayo, siiba kuwa...never mind ;) }

 

Teeda kalena hadaa dhibsatay ereyga bajaq ka raali noqo, koleey waa ogaa intaanan qorinba ereygaas in ee gabdho badan ka xanaaqaan, waligeeyna wajigood maku hor dhihin, geesinimadaas ma qabi oo loo maqaarsiibaayo. Laakiin from now on kaasmaayo mise cismaanta aa la idinku wici doonaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Miskiin nin yoho, waa runtaa waan in aan soo xasuusanaa dadkii dhibateesan oo dhan, not only in Hamar but everywhere in the world. nice man.

 

Caramel i know, moodka uu kaa jabiyay soo ma'aha, ha ubixin, ciida iska jaf ka bood meesha. sii wad hadalka laakiin dadkaas xasuusnoo. that's all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

Ilaah aan ku dhartee inaan Miskiin macruuf ku fahmin. xattaa hal eray

----LOOOL

 

OO MAXAA DHACAYNA? maa luuqadii ayaa kuu goyse?

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Abaa saas aa faamoos noo noqdaa inta kale been... macbuud alle... makaroofiyaal fiyooro loo taagaayo kuwaan ka hor ma i soo marin! :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not much.

 

GT + QQ + CK = nacamleyaal.

 

GT = perv

 

Nuune + MMA = I'd comment if I understood half the things they wrote in Somali. They definitely dont speak Somali rite :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Athena saas hadii iigu kulushahay aboo iga tir tir maa i dhahdidoo macaantee..ani baari aan ahay amarkana ma diido... :D

 

Ck maskiin macruuf ha ubixin, jideecuu ku dhashay..suu isaga joogo uu waayo waayo galaa..

 

Waraa try-me hibo miyaaa? maama Hibo chineese buffet mee ku dhigeen try me maxaa waaye.. :D

 

waraa Athena kaalay adi meelkaste ma igu nacee,

Jimneestico in aan kaa kor kacaa rabtaa yaah..ajaaaaaaaaaaaaja.. :D;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Athena, antenna kaa kor baxday, nacam layaal ku lahaa, geed yahay faraha naga qaad. b4 aan kuu diliigin.

 

try me, no i don't want to try u, waaba iga bajisay. adi maxaa ku daaray, wwe madaawataa ayaamahaan, maxaa dagaalka,

 

waraa Garab, tartiib bisinka waamaxay tir tirka. ar waxba ha tir tirin ee meel iska joog.

Share this post


Link to post
Share on other sites

athena - micnahaaga kala faa'faafi, maxaad ula jeedaa "nacamleyaal"? hadalada hoos la iskuma dhigo..hadaad rabtit inaad hadshit hadal hadii kalena ka gambiso meesha.

 

Hibo - dad maa ka xun "famous" ka aad sheegesit in ey dad noqdeen? :rolleyes:

wax famous lagu noqonaayo meesha maba yaalanee laakiin waxaan umaleenaa dad in ey ka baqaayaan in boos lagu riixo :confused: maybe iyaka aa meesha "famous" ka ahaan jiray.

 

afar quf oo sheekada iskuugu baxdo hedii ey is heleen, ma dambibaa??? :confused: :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Point Proven. :rolleyes:

 

BTW.. you asked what I think of you guys.. so why da animosity? If u cant take criticism, dont post daft topics like this one..eh? redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Caramel: Where did your humor spirits go macaanteey... see kaa noqotay? :( Me is just dheedheeling u dee .. is jafjaf..hadii kale... bidaarta dheer aan kaa salaaxaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

^^Hibo Ka qaleey qofta nooh!--- :D .....

 

Anyways----CK

afar quf oo sheekada iskuugu baxdo hedii ey is heleen, ma dambibaa???

------------Ka bacdina?,hadee naisku kiin baxdo,anakaa maa nasoo gelineesin?...sandulis miyaa sheekada? :D ---waraada naga daaya nooh-

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this