Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Fanaaniinta Sannadka ----- 2007

Recommended Posts

AS FOR SOMALILAND:

 

It is Sahardiid Mohamed Sahardiid

 

 

Muusikiistaha iyo Mulaxanka Sanadka ee Somaliland ayaa loo aqoonsaday Saxardiid Maxamed Saxardiid oo muusigiisu uu noqday mid masraxa ku qasbo inay soo fuulaan dad badan oo xishood dartii kuraasta ugu dheganaan lahaa. daawo heesta Eeynee

 

 

 

Inkastoo Saxardiid Maxamed Saxardiid (SMS) yahay Muusikiistaha iyo Mulaxamiistaha sanadka ee Somaliland hadana waa fanaan heeso badan oo la jecel yahay qaada sida LAXAWGA CAASHAQA KAMA LADNAANINE LAABTAAN KUGU HAYAA WELI.

 

saxar5did.jpg

saxar.jpg

xulka3.jpg

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
winnie   

that pic w him singing and the ladies in the background looks scary.

 

its like a beauty queen zombie flick, and this guy is too stup!d to be scared.

RUN WEDDING SINGER, RUN!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Well they are using the wrong boolbaro dee...Tan dharjaalada wajigeeda, specially suniyeheeda aanba ani ka baqooyaa...Caawa saan ku seexan lahaa la iska rabaa...Two tone waji eh iyo timahaas iyo suniyahaas = nightmare...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Yarka if you find that 'segsi' my deepest condolences MMAyoow...Saasbo miney 'segsi' tahay, 'segsi' meeshiisa iyo meel dheer ha iga joogo...Maba u dhowi been ma'aha, An maaba gaarikaro... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Ar Jubba wili Toronto uu dhex ordooyaa...Gosh, people really do change...

 

MMA, KK masawikeeda inaa aragtid intuu cirka kuu jiro uu kuu jiraa...Lakiin, I'll show you this, saa u seexatid caawa:

 

old_lady.gif

 

Wax yar oo micno leheen aan dhaama gabadhaan quruxda badan...Nuurso hee!!! Indhahaa yee ku ciilin... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Originally posted by Kool_Kat:

[

old_lady.gif

 

Xuuuuuuuuuux. Abooto xuuux waaye Illaahayoow aan habeenoo madoow kac baambar usoo xir la dhihin.

 

waa very stylish laakiin duqda caadi ma ahan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this