Sign in to follow this  
Showqi

Fanny Names

Recommended Posts

Showqi   

Ma ogtahay: :confused:

 

2+2=5 in aanay xisaabta aqoonin

Maxaatiri in ay dhago culustahay

Mintid farayar aanu ogoleeyn in laga badiyo

Who-Me uu kiiska iska waalayo

Xiinfaniin uu Cabdi Bille ka dheereeyo

Geeljire uu Hawdgirl raadinaayo

Hawdgirl aanay war u haynin arintiisa

Jacaylbaro uu yidhi Xabiibi

Aaliyah416 ay tidhi Hello

Nin-Yaaban uu yidhi Cajiib

 

Waan kaftamayaa. Yaan leeygu xanaaqin. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Ok Abwaan, I will add myself and some more.

 

Ma Ogtahay :confused:

 

Showqi inuu Qudhac hoostii ku dhashay

Abwaan ku heesey, Huuwaya Huuwa Habartaa ma joogto...

Nuune uu hurdoodey

Raamsade uu yidhi wax la calaaliyo ma haysaan

Hunguri uu cagaha wax ka deyey

Chocolate & honey ay macaanka jeceshahay

 

Waan Kaftamayaa. Yaan leeygu xanaaqin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Haatu:

The title of the thread should be changed
:D

loool...no, that is why it will be more funny!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Maya Walaal, Puntland la iguma dirin. OK Garowe Gal(GG) I will add your name as well.

 

Ma Ogtahay in :confused:

 

garowe gal ay garow iyo caano ku iibiso Eyl iyo Daawad

Grasshopper uu ka dalbaday 7 fijaan oo garow iyo caano ah

Fatboy uu weerer ku qaaday GG makhaayadaheedii :mad: :mad: Burger

Miskiin-Macruuf uu yidhi Magan Allay Magan Rasuul

Allamagan uu yidhi Adeeg Allah yaa Miskiin.

 

Waan kaftamayaa. Yaan leeygu xanaaqin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Ma ogtahay:confused:

 

in Coofle iyo Xaaji Xunjuf ey iska ashaataan

Wyre uu ku heesay Oba hiloowlow bogga iyo beerkey duleela

Alpha Blondy aanu lahayn timo jilicsan

 

Waan kaftamayaa. Yaan leeygu xanaaqin:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

LooooLzzz...Aniga iyo Xaajiga maad naga dhex Kicinaysaa, Waa nin Wayn Remember....Soomaalidu waxay tidhaa "Labaatan Jir lalama Lagdamo, Hadii uu ku legdana waa Kii yaraa baa dilay, Hadii aad ladagtana waa kii yaraa buu dilay" Markaa waxba makala dheefayno, Ee adigu barraxa is keen niyaw...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this