Che -Guevara

Yemeni rebels threaten to strike Somaliland’s Berbera port

Recommended Posts

Holac   

This report is a rehash of what we have been discussing here. That reporter Mr. Billow must be SOL member. :)

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Che, Yarka Muqdisho ka soo hadlaya  miyaad inoo sheegi? Annaga Sacad Ali Shire ayaa noo waramay. Mays tidhi video-gaasi qadiyadii wuu sii qurxinayaa?  Mapkayagii😍 oo qurux badan baa iiga muuqda. Farmaajo isagaa video-gaa sameeyey, adeegsaday weriye la jooga inuu warka international media gaadhsiiyo. 

 

 

Che, dawladaadu way ka dhacsan tahay inay garato cidda ka danbaysa saldhiga,sheekadu way ka wayn tahay  cidda ku magacaaban. Waa halkii @Galbeedi’e warkaa waxa ii sheegay ilo lagu kalsoonaan karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Kan yar  ee Farmaajaysan warka uu Muqdisho ka soo diray in la soo Farmaajeeyey tweet kan baa kuu cadaynaya inuu si indho la’aan ah u taageerayo Farmaajo. Yarku  waa reer SOL waa inala joogaa tweetkan wuu masixi doonaa ee u fiirsada. U fiirso sida dadka comment ka dhiibaya tweetka ay ugu eedaynayaan guulwadaynta Farmaajo. Heedhe ma anaan garan geela doofaarku laayey. 

Carabtii Bilaajo Carab bay intay dhaqankii Yamaniyiinta u soo xidheen Video ka soo duubeen!

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Billow is a good guy and a patriot. he is an experienced reporter and i met him in nairobi many times. he visits puntland and other places alot. 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.