Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Puntland oo dagaal ku qaaday Somaliland

Recommended Posts

Barwaaqo   

Meeday maxaabiistii, goobtii codbixinta ileen film la metelayo oo hindiya ayaad noo shideene kkk Mida kale rasaasta kor loo  loo ridayaa waa maxay? Daawadayaashiina maxaad caqligooda u caayeysaan ma damiinaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

 

 

Axmed Ibraahim Cawaale, WasiiruDawlaha Wasaaradda Qorshaynta ee Maamul gobleedka Puntland oo ayaa guul Puntland gaadhay ku sheegay tiro kooban oo ah kaadhadhka codbixiyaha doorashada Somaliland oo uu miis hortiisa yaal ku soo bandhigay.

Wasiirka ayaa lixdameeyo kaadh oo laga leeyahay degaanada hoos yimaada Buuhoodle ku soo afmeeray hanjabaaddii Xukuumadda iyo Baarlamaanka Puntland ka soo saareen wax ay ugu yeedheen “ilaalinta xuduudaha Puntland”.

 

http://www.laascaanood.com/daawo-puntland-oo-khajilaka-iskaga-biisay-lixdameeyo-kaadh-oo-ay-iibsatay-wasiir-guul-ku-sheegay/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland usually talks a lot of bs  but they have facts backing them up. There was no voting in Eastern Sanaag and Buhoodle, a low turnout in Las Anod. It seems the Harti are not ready to jump on Habro gravy train.

 

That said, the election went well, something for other Somali regions to emulate!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow it was a great day for SSC. the people rejected fake election and rose to the occasion. niyoow guul iyo gobanimo aya shekadi ku dhamatay. wa ilahay mahadii. abdiweli saved his job at the end of the day. 

 

by the way, somaliland will claim massive number of votes in SSC but it is prepared fake numbers. 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this