Sign in to follow this  
Deeq A.

Pictures: Amisom troops in Lower Shabeelle

Recommended Posts

galbeedi   

Mooge,

 

This guys got a lot of toys, and those they fight ride small technicians. I said many times and I will repeat again. One Thousand mechanized and well paid Somalis would do the job. The unemployment in Somalia is 75% or more. Give these young men their dues and will do the jobs.

 

By the way, these troops have abandoned these towns and villages they are trying to recapture just for the last ten months. Even MArka Caddey has changed hands twice last year. 

 

Aar yaa Hubka nooga qaada, mishaarkoodana nagu wareejiya.

 

If real pressure is applied they might clear most of these towns like they did last tie, and then Somali soldiers should take over.

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dr.galbedi

Laga yaabaa in aragtidaadu saxantahay balse taydu way kaa badalantahay

 

Nin ama gabar mushaar sugaya qalbigooda waxaa ku jira meeshay ku cuni lahaayeen ,waana midda keentay ayaga iyo amisom ay wajihi waayaan dad aan nolol rabin.

 

Aniga qudhayda bisha bartamaheeda iyo iyo aakhirkeeda isku farxad ma'ahi islaantaydana inaan ka dhinto ma jecli,walow malikmowd uusan cidna la tashan.

 

Nayjeeriya waxay ka mid tahay dawladaha afrika ugu xoog iyo dhaqaalo badan, hadana dhowr tuulo bay ka dhamaan la'yihiin waliba caawimaad dibaddaa bay u baahdeen.

 

Nooca dagaalkan tiro iyo qalab ma'ahan waa tayo iyo qalbi dhimasho ogol.

Ciraaq iyo suuriya waxaa looga saaray fikir kale oo jihaadiya oo iraan lagasoo maleegay,  ama ha khaldanaado ama ha u saxnaado balsr waa mayal adayg kale.

 

Diyaarad iyo dabaabad iyo tiro kaliya waxba ma tarto,taas maraykankaa noogasoo waramay oo sheegtay inuu yahay dawladda ugu xoogga badan dawlaha aduunka jooga.

 

labo arimood aragtidayda yaa lagu wajihi karaa dagaalkan somaaliya.

 

kow in la helo qalbi ay ka buuxdo wadaniyad ay ku gartaan mushaarka iyo noloshu waa miraha nabadu keento,qof cuni karaa ma jiro, nabad la'aanteed,taasna waxaa fara galin xoog leh ku haya nadaamkaan qabiilaysiga oo ilaa caasimad baarlamaan ilaa gobol taxan.

 

Tan labaad in la helo fikir kaloo ay isku jihaadaan kana mayal jaban, shacabkana uga arxan roon,nimankaan lidka diyaaradaha suuqa la doontay, waxba reebi maayaan taasu waa xaqiiq cid oran kartaa maxaan galabsaday ma jirto dhimashadooda ka dib.

 

wixii labadaa kasoo hara dadka aqoonta leh baan u dayn.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this