Sign in to follow this  
Holac

Tuke is in trouble.

Recommended Posts

Holac   

160601113409-accused-war-criminal-dulles-airport-pkg-00023521-exlarge-169.jpg

 

He's accused of war crimes in Somalia. Now he works security at a U.S. airport.

 

(CNN)An accused war criminal living in the United States is now working as a security guard at Dulles International Airport near Washington, DC.

 

A CNN investigation found that Yusuf Abdi Ali, who is accused of committing atrocities while he was a military commander during Somalia's brutal civil war, has been living a quiet life near the nation's capital for about 20 years.

He is just one of more than 1,000 accused war criminals living and working in the United States.

 

http://www.cnn.com/2016/06/01/us/accused-war-criminal-works-at-dulles-airport/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Is doesn't seem he's facing a criminal case here. It's civil law suit and even if the "victims" win the case, it will just be a symbolic win as this guy seems to be broke.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dadka muslinkaa waxaa ku filan (xasbunallah wa nacmal wakiil) inay ilaahay talo saartaan xisaabtoodana u dhibtaan.

 

Snm gaaladaan ay dhunkashada ku boobayso waxaa u dhaanta, inay ilaahay dartiis ku samraan ama aar gutaan sidii rag ahaan jiray, suurto gal ma’ahan in shaqada iyo masaariifta caruurta layska toogto.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

said:

Dadka muslinkaa waxaa ku filan (xasbunallah wa nacmal wakiil) inay ilaahay talo saartaan xisaabtoodana u dhibtaan.

 

Snm gaaladaan ay dhunkashada ku boobayso waxaa u dhaanta, inay ilaahay dartiis ku samraan ama aar gutaan sidii rag ahaan jiray, suurto gal ma’ahan in shaqada iyo masaariifta caruurta layska toogto.

Dadka daba socda dhiigyocabkan oo raba in maxkamada lasoo saaro waa dad ka mid ah shicibkii uu sida arxan darada ah dhiigooda u qubayay ee maaha mujaahidiintii SNM. Mujaahidiintii SNM wax dan iyo muraad ah ninkan maanta kama laha sababtoo ah iyagaaba sababay in ninkii sarkaalka ahaan jiray uu maanta guri qurbaha ku yaala waardiyaynayo. SNM shaqadeedu waxa ay ahayd in f@qashta ciida afka ugu guraan taana way ku guulaysteen alxamdu Lillah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

said:

Dadka muslinkaa waxaa ku filan (xasbunallah wa nacmal wakiil) inay ilaahay talo saartaan xisaabtoodana u dhibtaan.

 

Snm gaaladaan ay dhunkashada ku boobayso waxaa u dhaanta, inay ilaahay dartiis ku samraan ama aar gutaan sidii rag ahaan jiray, suurto gal ma’ahan in shaqada iyo masaariifta caruurta layska toogto.

 

Oday Gooni,

 

Waxaad i xasuusisay Odayaal ku sheeg aan dhowaan wadanka kusoo arakay, waxay daqiiqadna yiraahdaan Allow dowlad caadil ah nasii, isla daqiiqada xigtana, reer hebel aan iska dhicino iyo sadbursi inaan helno waa sax.

 

Waa idigaa marna cimaamad diin dusha saartay oo iscafin ku baaqay, marka xigana sidii garcastii dhiiga umada garka ku aslatay aargudasho iyo raginimo ku yuustay.

 

Waxa maanta Soomaali halkaa dhigay, danbiile shaati qabiil lagu difaaco iyo, dulmane lagu yiraahdo iska sabir qaab kale ayaan uga xaaleynaa arinta.

 

Cida dacwada u qabta waxay xaq u leedahay inay dacweyso Tuke. Hadii uu danbi galay iyo hadii kaleba, wadan maxkamado leh ayuu joogaa oo uu is difaaci karo.

 

Qaabka aad arinta u dhigtay ma qurxanee, oday bal markale dib uu eeg xaajada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ramadan kariim awoowe

 

dhaqanka soomaalida iyo caam ahaan muslinka waa labo sidaan horay u sheegay

 

inay samraan oo ilaahay talo saartaan iyo inay qisaastaan qofkii dadkooda dilay ka aar gutaan, wax ka dhaxeeya labadaa ma jirto.

 

Snm culumo tabliiqa ma,ahayn dad shacab oo waxba galabsan bay laayeen sidoo kale maraykankana way ku noolyihiin,ayagoo wata magaca mujaahid dhaga yare iyo dhaga weyne.

 

 

xaq iyo daacadnimo inaysajirin cid walbaa waa u jeedaa adeer,

taasaana keenaysa in mujrimkii reerkuna mujaahid noqdo kuwii kalana dhiigya cab aan waxba reebin noqdo.

 

dhaqamada jarmalka iyo israa'iil yaan waxba reebin lafo lasoo saaro iyo oday isbitaal ku jira waraaqo loo dhiibo lwm.

 

soomaalidu waa dad qalbi fiican runtii balse qaadkaa waalaya iyo waxyaabo kaloo reer galbeedka laga helo.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Ramadaan Kariim Gooni,

 

Qofkii dulmi loo gaystay wuxa uu xaq u leeyahay qeylo iyo farta kufiiqid, maxkamadna hadii uu helo kaba sii wanaagsan.

 

Arinta kale ee siyaasadeynta dacwada waa mid meesha ku jirta. Lakin ogsonow, raga aad leedahay denbi bay ayaguna galeen oo cidna ma dacweyn. Waxa kagaabiyey cida danbiga ka tabaneysa inay dacweeyaan. Lakin caqli maaha in la dhaho, anaguba midka danbiga naga galay maanu dacweyn ee kan ku dulmiyey maxaad u dacweyn.

 

Dadka Tuke dacwaynaya, waxa uga fiican aarsiga Maryooleyda, dacwada ay hadda wadaan. Tan cafinta ah ayaduna waa khiyaar ee khasab maaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this