Sign in to follow this  
Mooge

Somaliland says it invited Faroole and Sheekh Shariif to Hargeisa.

Recommended Posts

Mooge   

201657635982178943656023Shariif_Sheekh_A

 

Hargaysa-(P-today)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynihii hore ee Puntland ahna musharax Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa lagu marti-qaaday xuska Somaliland oo ku beegan 18-ka bishaan May, 2016-ka.

 

Saraakiil ka tirsan Xukuumadda Somaliland, ayaa Warbaahinta Somaliland u sheegay in si Rasmi ah loogu casuumay siyaasiyiintan Xuska 18-ka May, iyaguna way kasoo jawaabeen marti-qaadka oo ay aqbaleen.

 

“Waxaa si rasmi ah loogu casuumay Shariif Sheekh iyo Farole inay ka soo qayb-galaan xuska 18-ka May ee sannadkan, iyaguna way aqbaleen inay ka soo qayb-galayaan dabaal-dagga,” ayay saraakiishu warbaahinta ugu sheegeen maanta Hargeysa.

 

Xubno ka tirsan Guddiga aqoonsi-raadinta Somaliland, ayaa iyaguna waxay sheegeen inay u soo bandhigeen Xukuumadda Somaliland aragtidaan ku aaddan in mas’uuliyiintan ay ka soo qayb-galaan dabaal-dagga, xukuumaduna ay ka aqbashay soo jeedintooda.

 

Wararka ayaa intaa ku daraya in Shariif Shiikh Axmed iyo Cabdiraxmaan Farole ay ka jeedin doonaan dabaal-dagga khudbado ay kaga hadlayaan aragtidooda ku aadadn Somaliland iyo wixii u qabsoomay muddadii uu jiray.

 

Tallaabadan ayaa noqonaysa tii ugu horreysay oo maamulka Somaliland ay si rasmi ah ugu casuumaan maalinta loo dabaal-dago gooni-isku-taaga Somaliland siyaasiyiin xilalka ugu sarreeya kasoo qabtay Soomaaliya.

 

Dhanka kale, inkastoo Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Farole bilo ka hor ku tagay magaalada Hargeysa booqasho ayaa haddana waxay dhinaca kale noqonaysaa markii ugu horreysay oo madaxweynihii Xukuumaddii KMG-ka ahayd ee Somalia Shariif Sheekh Axmed uu tago Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

 

Ugu dambeyn, Somaliland ayaa waxay toddobaadka soo socda oo ay bishan May 18-ka ku beegan tahay u dabaal-dagayaan 25-sano guuradii kasoo wareegtay markii si rasmi ah ugu dhawaaqeen inay ka go’een Soomaaliya inteeda kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

This is really weird niyoow. What will Somaliland accomplish since these guys will never support the break up of Somalia? We know that it will never happen so what is Siilaanyo trying to do here?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Somaliland has votes in the upcoming federal elections in Mogadishu, and Silanyo has invited the parties of ARAN JAAN and AALA SHEIK to come woo him in Hargaysa for those votes.

 

By doing so, Silanyo still hopes to perpetuate the falsehood of his secessionist pipedreams and as usual fool the people of Somaliland-- who of late have been dying in droves in the waters of the Mediterranean, trying to get away from his administrations "wey duushay" nonsense.

 

Now let's all wait and see how desperate Sheikh Sharif and Mudane Faroole are for the Somaliland Vote later this year. ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

It is all about the Mogadishu election. As many have reported President Hassan Sheekh said that he is done talking to Siilaanyo. For four years , he did not push even a needle in terms of union road map.

 

"Siilaanyo waan is deynaey ayuu yidhi". Somaliland was begging for almost a year for re-starting of the useless talks in Istanbul, Turkey, but Hassan Sheekh did not back down. Even the Turks decided to change the strategy by inviting experts and civil society. . Now inviting these two is a political pressure for Culusow to change his behaviour.

 

In the last election, Culusow got the vote of almost all of the " Xildhibaaano" from the north, whether they were from Hargeisa, Borama or even Laascaanood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dont know why many Koonfurians think Silaanyo controls the MPS in Mogadishu they are there fore hire who ever pays them they go them , now can siilaanyo control them or is willing to that is another story. Tilamook is funny he thinking Siilaanyo is fooling any one the people of Somaliland are the backers supporters of Somaliland independence and they will continue to do that its only Holy that the Afro Hashemite people have their country. Somaliland wey duushay is always better than Somalia wey duntay iyo dagaalka iyo duufanada iyo qaxarka iyo gaalada iyo bantuga SOMALIA dhex mushaaxaya ilaaahay baanu ka magan galnay.

 

Galbeedi ba uGu daran were u really expecting that these talks would succeed with out international mediators or that Somaliland would unite with Somalia again in this world anigu duni kale ma sheegin but on this planet Somaliland uniting with Somalia. Caajib talks collapsed last year Hsm WAXBA gacmaha uGu ma jiraan he is ending most likely. Talking to culusow is pointless because sadex bilood ba u hadhay.As for Sheikh dalxiis not sure but since he is a flip flopper kaadhna wanu marsan karna odaygan dabnaha cas cas. Faroole is even better faroole presidency will create actually more conflict in south central Somalia perhaps we should support faroole for president and sh dalxiis as the prime minister. We had to many Unuka presidents Faroole is confrontational leader, the Anarchists might even declare another Jihad fuq tuluhum like back in 2007 when YEY was elected I hope faroole becomes President it will make Somali politics very interesting indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Mid waa war wanaagsan in la is dhexmaro . Odaygan daalay ee Siilaanyo waxaan odhan lahaa Muqdisho gaadh oo soo booqo. Xaaji iyo jabhadu cabaar bay buuqi ka dibna hadal uun baa ka dambeyn.

 

Before Siilaanyo came , it was a crime and illegal to sit with Somali leaders during Rayaale's reign, then Siilaanyo has sweeten the pot to the youngsters who run the media in Somaliland and they all jumped to the banwagon and followed the slogan: " Darbi baan ku xidhnayn iyo meel baan ku quflnayn".

 

Xaaji, dhinac waa runtaa oo nin Ugabdha waardiyeynayso madaxtooyadiisa, oo

tabar lahyn cidina ka haybeysan mayso. Markaa waa gartaa in aad ku celecliso Slooganka " weligayo ku biiri mayno". Soomaalidu waxay tidhaa midho guntigaaga ku Jira kuwa geed saran looma daadiyo".

 

Rageedi hadii ay iman la haayeen mashruucani wuu dhmaan lahaa. Ha iska socdo mashruucani, xaajiga iyo kooxdiisuna ha ku ceceliyaan " ma meeshan belaayadu ka jito ayaanu u tagi". Laakiin wax walba gunaanad bay leeyihiin.

 

The gravy train of Somali politics will end someday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Anigu waxaan qabaa Unaka qori isku dhiibkoodu wuu nagu batay. Reer Puntlandna they do not have the coalition or the huge money needed to dislodge " Damujadiid".

 

Habrahan madax faluuqa qaba hadday talo iga qaadan lahaayeen wadanka waan qaban lahayn Soomaalina waan bad baadin lahayn. Waxaadse Moodaa intaas ayeyba uGu dhan tahay.

 

Augestine Mahiga, visited Siilaanyo in 2011, and asked him, " in early seventies , when you were the economy minister, of Somalia, how much was your national

budget?", Siilaanyo replied "about $200-and $300 million". Then he said How about ten times that be in charge of the next government of Somalia?.

 

Siilaanyo waxa uu ka baqay abaarahii markaa socday iyo Al-Shabaab, oo uu is yidhi meeshaan xal kama muuqdo. Si kastaba ha ahaateewaa in la helaa xeeled xukunka looga wareejiyo kooxahan koonfureed , gaar ahaan beelahan is eryanaya.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Xaaji Maalaayacni,

 

Keep up old man, you might think you still have what it takes to obfuscate your way out of this one, but Silanyo now realizes the precious time and energy he wasted by siding with hopeless Culusow and Damjadiid and the futility of giving him the vote of the Habro delegation back in 2012.

 

So now, the old man is looking to see what other viable political alliances he can forge post 2016, for Culusow's prospects of remaining in Villa Somalia are very slim.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tilamook it doesn't matter mid Culusow ka nacasan in meesha la keena maba xuma anigu I wont mind hadi salaad Cali jeele meesha loo dhiibo meeshu ba circus ha noqoto eh . kan culusow eeh iska qosla eeh dadka ilkahisa tusa run ahaanti he wasn't to bad really because he has failed on all fronts so if he fails it is not our problem the only thing Culusow succeeded on was to damage Cabdi Cawar cabdi cawar waxa la liqsiyey 4.5 cunaha u dhaadhici cawarow ba la yidhi any way the selections will be very interesting in the next coming months ishanu ku haynayna the koonfurians halkay ka dedjiyaan tallow villa Somalia ma Kampalay ka dedjin mise Nazareth alla og anaguna waanu daawanayna..eesh calaa.

 

 

Galbeedi made a good point since SL withdrew from Somalia , Somalia wa headless chicken there is no balance at all the Somalilanders were the balancing factors but the Somalilanders wey dhamaatay meeshi u damqan jirtay qolyaaha koonfurianska dhamaatay eya cunay as the anarchists say Soamlilanders have bigger things to do their own elections their own problems to solve unemployment roads infrastructure business Recognition, the economy allot of things we cant focus on the animalistic south allow kuwaas naga fogeee sharkooda. Galbeedi adiguna adeer waad iska daali mar uun waad ka quusan sidi ina Samatar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

You are right, Xaaji, Somalia has indeed acted like a headless chicken without Somalilands active political participation... however keeping up the metaphor, we can also say what good is a decapitated chickens' head just laying there on the ground, doing nothing laying on the ground? ?

 

P.S

Whatever happened to the "Somalia-Somaliland talks" thread that you started? How dumb could you have been to think hopeless Culusow could deliver recognition to the hapless Habro?

 

Saaxiib, Culusow ma haduu bilaabey qosolka mise waagii habraha uu ka waalayey wadahadaladii Turkiga...lol?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not really Somaliland went on with the talks because the Europeans initiated these talks not because we liked to sit with a donkey in the same room. The talks were interesting because the talks were the first range of talks in decades not because of culusuw we started the talks with dabin case sh dalxis. any how the Xaaji never made the thread I kept it updated only.

Share this post


Link to post
Share on other sites

said:

Not really Somaliland went on with the talks because the Europeans initiated these
talks not because we liked to sit with a donkey
in the same room. The talks were interesting because the talks were the first range of talks in decades not because of culusuw we started the talks with dabin case sh dalxis. any how the Xaaji never made the thread I kept it updated only.

 

Xaji resultting to Name calling sign of defeated person soar looser

 

by the way Hassan sheikh call him what ever name you want - has

 

achieved 100 % more then lame sitting duck Silaanyo

 

Silaanyo and the regime in Hargaise needs to Negotiate With

 

Suldan wabar iyo Madaxwayne Cali Khaliif oo arimo badan ka hadlay

 

Tababar Loo Xidhay Ciidamada Khaatumo

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

I will be surprised if Sharif shows up there. Farole and Silanyo are two old-heads and no one will care if they get together for one last party as neither one of them has any political future in Somalia. Let's assume that both Farole and Sharif honor the invitation and show up in Hargaysa, my question for the Landers is, would your politicians ever visit Mogadishu or any other part of Somalis if similar invitation is sent to them?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gheele the reason sharif and Faroole are allowed to visit its because they hold no power or position in Somalia any more so its Halaal. leaders of Somaliland cannot visit Somalia under any circumstances, that's not allowed maybe if SL and Somalia ever restore relations which I doubt will happen any time soon.

 

 

 

Qarax Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Goor-dhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho

 

Malistar what did ur so called president achieve this happened just a few hours ago his whole six pillar nonsense was about security Somalia is not secure the capital is not secure homicide attacks became normal I tell your Donkey president is incompetent, he doesn't know how to lead hogaanimada walo dhasha kaasi laakin anigu waxar kuma amamineen.

I

 

sniin, May 09, 2016 (HOL) — Xarunta talista ciidanka ilaalada wadooyinka ee taraafikada ayaa ka dhacay qarax sababay qasaaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac gaari nooca raaxadda ayaa loo adeegsaday qaraxa kaasi oo lagu dhuftay albaabka hore ee xarunta fiisho-Taraafico ee degamada Cabdi-caziiz.

 

Sida la soo wariyay inta la ogyahay 5 ruux ayaa ku dhimatay oo u badan dad goob ganacsi ku heysay ka soo horjeedka xarunta fiisha-Taraafico halka Dhaawacana uu ka badan yahay toban qof sida ay sheegayaan goob joogayaal ku sugan nawaaxiga xarunta fiisho taraafiko ee muqdisho.

 

Wali saraakiisha ciidanka dowladda kama aysan hadlin qaraxa iyo qasaaraha ka dhashay inta uu la eg yahay ka sokow dadka halkaasi ku sugan .xarunta fiisho- taraafiko ayaa ah barta ay saldhiga ugu weyn ku lee yihiin ciidanka ilaalada nabad galayadda wadooyinka.

- See more at:

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this