Sign in to follow this  
malistar2012

Mogadishu sewage system rebuilding life returning to Normal Thanks to local Adm

Recommended Posts

Governor dressed to Work Great Job , Yusuf Xuseen Jimcaale

xamar-bulaacad-1.jpg

 

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho, Yusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta booqday degmooyinka Xamar Weyne iyo Xamar Jajab oo ay ka socdeen howlo nadaafadeed oo lagu furayay bulaacadaha biya mareenka ee wadooyinkaaasi ku yaal.

 

xamar-bulaacad-2.jpg

 

Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in burbur xooggan uu ka jiro bulaacadaha isla markaana ay xireen wasaq iyo caro isugu darsantay, isagoo sheegay in dayac tir deg deg ah ay u baahan yihiin goobaha buulaacadaha ee ee ku yaala magaalada, waxaana uu ku dhawaaqay mashruuc dib u dayac tir deg deg ah maamulka uu ugu sameenayo biya mareenadaasi.

 

xamar-bulaacad-3.jpg

 

“Waan aragnaa waxa halkaan ka jira maanta waa goobo u baahan dayac tir deg deg ah biya mareenadani waxaana soo dhow xili roobaadkii, waxaan anaga ka maamul ahaan bilaaweenaa in aan dayac tir xoogan ku sameeno bulacadaha magaaladda muqdisho oo dhan Shaqaalihii dhisi lahaa ayaana hada howsha ku jira oo maanta biloway waana sii wadeenaa, waxaan shacabka u sheegayaa in ay ka qayb qaataan dhimaha dalkooda oo ay gacan ka geestaan mashruuca dalkaaga ku dhisho Hal dollar” ayuu yri Gudomiye Madale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this