Sign in to follow this  
Che -Guevara

Who is Abdullahi Abdisalam Borleh?

Recommended Posts

Mooge   

excellent galbeedi niyoow. i know qoslaye is part of this plot with warlord siilaanyo too because he never ever accused Somaliland of being behind these terrorist activities. president faroole and abdiweli have been on the record accusing somaliland of funding galgala terrorist and bosaso bombings for a long time. qoslaye never ever said anything. he knows his close villa somalia men are intricately involved in these targeted killings, and the instability of mogadishu making deals with the terrorist. qoslaye doesn't want somaliland to present smoking gun evidence if he throws them under the bus. they are in cahoots with each other for a bigger cause which is to destroy Somalia from Borama to Bosaso for personal gain.

remember the killing of General Tallan ... that is where it all started.

it is a plot way deeper than we think niyoow. ultimately somalis are dying senselessly and HAG merchants are pocketing all profits.

i am waiting for your report galbeedi.

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Mooge Saaxiib, Haka hor dhicin. Waxaa aad sheegtay waa wax dhaafsiisan.

This issue is deeper than what you have raised. It could be beyond even what we Somalis could comprehend. Some times it is important to look beyond our own useless " Xadhigjiid". anyway we should go whether the evidence leads to us without prejudice.

Sidoo kale arrimahan marka laga hadlayo ku saabsan geeri iyo nolol, qofna u xoqi mayno meesha cuncunaysa ee raadka aeynu raaci.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Geesiga birta ahe baaruudda qaraxdiyo birtu aanay karinoow (xaga qalinka) boqolaal sanoo tegay bahalkii ku cuni jiray....... Yaa haya taariikhda Adal?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Johnny B   

<cite>
said:</cite>

Geesiga birta ahe baaruudda qaraxdiyo birtu aanay karinoow (xaga qalinka) boqolaal sanoo tegay bahalkii ku cuni jiray....... Yaa haya taariikhda Adal?

This girl has always been lethal in bringing the best outta one.

Barwaaqo, how is you , how is our common friend , how is everybody?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Haatu   

Arintan waa arin annaga naga weyn. Maalin dhoweyd waxaan الجزيرة ka akhrinaayey maqaal ku saabsan qoraal nin yahuudi oo sihyooni ah uu tobaneeyo sano ka hor qorey. Waxyaabo badan oo la yaab leh ayuu yahuudigaas xusey, waxyaabo badan oo suhyuuniyah al caalamiyah u qorsheysanna wuu soo bandhigey. Waxaa ka mid ahaa تقسيم الصومال . Ciddii maqaalkaas heli karto ha akhirsato.

Share this post

Link to post
Share on other sites
xabad   

Can you hit us with the link ? :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Intuusan soo bandhigin baa ka badan ilaa fircoon ilaa wakhtiga la joogo takhdiidkoodu isma badelin haday doonaan masaajidkay kugu tujin ayagoo hadaf kale wata

Idaha iyo soomaalida isku meel buu roobku ku helay ninkii diyaaradda ka dhex baxay qabiil kee noqday?

Share this post

Link to post
Share on other sites
xabad   

<cite>
said:</cite>

Intuusan soo bandhigin baa ka badan ilaa fircoon ilaa wakhtiga la joogo takhdiidkoodu isma badelin haday doonaan masaajidkay kugu tujin ayagoo hadaf kale wata?

Are you accusing Jews of masterminding Al shabaab terror ?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Muslimiintii inay responsibility qashinka ay qasaan qaadtaan laga waa! Wax kasta koofiyad yar baa ka dambeysa bay ku leeyihiin. AS iyakaa sameeyay oo Amxaaro u soo maray, IS iyakaa ka dambeeya, daaro la qarxiyay iyakaa ka dambeeya, dagaalada ka socda waddamada muslinka of course iyakaa ka dembeeya..iyaka iyaka..!! Do we enjoy indulging these freaking conspiracies or are we too fcking lazy to even think simple logic? How could an entire ummah of different races and ethnicity be duped like that?

Weyba fiicanyaha Soomaalida xaga jews-capegoating.

In Malaysia, they blame virtually everything on Jewish plots and conspiracies, so nauseating and imbecilic.

La yaab maleh runti, markaad eegtid diintooda dadkaan waxa Yahooda ku eedayso. Islamic Judeophobia is so virulent it would make Hitler blush. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

<

<cite>
said:</cite>

Are you accusing Jews of masterminding Al shabaab terror ?

Xabad nimankaas meeshay u socdaan iyo takhdiidkooda ilaahaybaa noo sheegay cid kale uma baahna, adigu is daahiri ninyahow yaan baadari ku dhunkan just advice sorry if I turn the compass again.

Share this post

Link to post
Share on other sites
xabad   

<cite>
said:</cite>

<

Xabad
nimankaas meeshay u socdaan iyo takhdiidkooda ilaahaybaa noo sheegay cid kale uma baahna,
adigu is daahiri ninyahow yaan baadari ku dhunkan
just advice sorry if I turn the compass again.

Acuudi bilaah! maxaa ku hadleysaa.

Yahuuda iyo musliminita waa walaalo sidaa la soco

Share this post

Link to post
Share on other sites
Miyir   

Xabad

Somalis hate and fear is irrational, opposing Zionist policies against Palestine is one thing but hating entire religion and people that is pure indoctrination.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this