Sign in to follow this  
Saalax

Wife of Ethiopian PM welcomes Culusow instead of the PM

Recommended Posts

gooni   

Qiso qurux badan oo iila ekaatay tan soomaaliya oo nin caraba qoray wuxuu ula jeedayba

Nin baa wuxuu lahaa faras iyo beer, wuxaa ugu dhex yaaalay ceel biyood, mudo ka dib baa faraskii duqoobay, ceelkiina angagay ama biyihii ka dhamadeen guray.

Ayadoo xaalku halkaa marayo baa waxaa maalin maalmaha ka mida faraskii duqa ahaa ceelkii ku dhacay.

Ninkii beerta lahaa ceelka iyo faraskuba wax anfaca kama soo geli jirin wuxuu ku fekeray haddaad faraska ceelka kasoo bixiso qarash badan baa ku baxaya horayna wuxuu qalbiga ugu hayay siduu ceelka u duugi lahaa ama u aasi lahaa

Feker dheer ka dib wuxuu go aansaday inuu ceelka iyo faraska duqaa isla aaso madaama faraskuna duqoobay ceelkuna guray

wuxuu u yeeray dariskii wuxuu ka codsaday in in ceelka lala aaso oo badeelo ama majarafado lasoo qaato waa laga yeelay waxaana lagu bilaabay ciiddii ama aasiddii

Waxaa cajiib noqotay faraska korkiisu waa sulub ama smooth waxa afka qalaad lagu yiraahdo marka ciiddu ku dhacdo waxuu ruxaa maqaarka kore oo keliya waana gilgilasho dhaqso badan oo u gaara xayawaanada qaarkood siiba fardaha iyo riyaha

Ciiddu ama camuuddu waxay ka hoos martaa lugihiisa ilaa u banaanka soo istaago ama ceelkii kasoo baxo

Wuxuu kusoo gaba gabeeyay ama dulucdiisa ku tilmaamay in bini aadamku dhib kasta oo ay kuu geystaan shakhsi ahaan aad ka gilgilato ama lugahaaga ka hoos mariso ugu dambayna adaa korayn doona

Gaar ahaan aniga qisadaanu waxay ii anfacday qowmiyad ahaan.

Share this post

Link to post
Share on other sites
somalee   

<cite>
said:</cite>

Waa qiso wanaagsan oo in lagu waano qaato ah. Dadku ma fahansana yareysiga xassan sheikh maxamuud ma aha mid isaga kaliya ku eg, ee waa mid loola jeedo qof walba oo soomaali ah.

Share this post

Link to post
Share on other sites

THe Cold war is Heating up

IB0A7406.jpg

Somali President and People Government are requesting Somali Army to be build and are pushing fowrad IC Agreed .

AU expresses concern over impending AMISOM pay cut

Kenya and Ethiopia Are Not happy , This Two Country are asking for more Troops in today

conference more $$$ from thr IC …

Madaxweynaha Kenya ayaa u soo jeediyay Golaha Amaanka iyo Nabad-galyada Midowga talooyin ay ka mid ahaayeen; In dib u eegis lagu sameeyo Hawl-galka AMISOM, si ay ugu dagaalamaan si u dhiganta habka ay u dagaallanto Al-shabaab. In la hubiyo sidii ciidammo dhameystiran loo geyn lahaa meelaha khataruhu ka jiraan, sida qaybta Saddexaad ee Hawl-galka AMISOM, gaar ahaan gobolka Gedo. In Midowga Afrika ay Weydiistaan Qaramada Midoobay iyo Dalalka Caalamiga ah ee taageera howlgalka AMISOM, in ciidamada hadda ku sugan lagu biiriyo Ciidammo kale si Hawl-galkoodu u Xoogeysto. Qaramada Midoobay waa inay ku taageerto howlgalka wax Walba oo lagama Maarmaan ah; sida qalab ciidan oo ku filan, si Hawlgalka uu u noqdo mid Guuleysta iyo In la helo Taageerooyinka loo baahan yahay - See more at:

Share this post

Link to post
Share on other sites
Holac   

The Prime Minister of Ethiopia chose to welcome someone else. It was a calculated choice, whatever that means.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

At least he should ask where your husband is. That is not our culture smile with other man’s wife like harmless dolphin

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this