Sign in to follow this  
Mooge

Are these girls spreading family corruption?

Recommended Posts

gooni   

Walaalo inta badan jacaylka hooyada waxba lagaama qoro waayo cid qiimayn karta ma jirto waa ‘cadd’ayada kasoo dhex baxay subxanallah

 

kan nawaalay gabayada iyo hurdo la’aanta na dhigay, waa midka wadaagga nolosha cusub, inkastoon la yaabay qofaan jacayl soo marin siduu uga sheekayn karo.

 

Wakhtigga iyo waayuhu way is bedaleen jacaylkiina godob buu tirsanayaa.

 

Smart phone qof ku fooraraa wax ma jeclaan karaa? hadduu jeclaadase waa noocee jacaylkaasu?

 

 

Khibradayda kan ugu daran oo in laga sheekayaa mudan waa kan ku dhaca teen age ‘ka ama wakhtiga baaluqa, afka qalaad waxaa lagu yiraahdaa very danger

 

Waxaa dhici karta inaad qabow ka dareento wadnaha taa macnaheedu maahan in wadnaha jacayl ku dhacay waa baqdin indhuhu geliyeen

 

haddii aad doonayso inaad la hadasho qofkaad jeclaatay waxaa dhici karta inaad lumiso dareenka dibnaha ama bushumaha, ama sidii wax salalay cusbo iyo sonkor waydiiso.

 

 

Kan dadka waa weyn ku dhaca waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa top secret

Waxaa keliya oo garan kara dadka uu hayo,waxaay isu tusi karaan si sarbeeban hadal wanaagsan qiimayn gaara ilaa uu isku milmo.

 

Midka inantu buugga ka qortay waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa very rare

Waxaa dhici karta in si wanaagsan buugaas u gadmo waayo horay soomaalidu ugama sheekayn

 

Blue good to see you.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this