Sign in to follow this  
malistar2012

NISA Captures two alshabaab cells in Mogadishu Also Saado Ali Killer gets exec

Recommended Posts

2015220635600365680267373CH2.jpg

 

NISA Captures two alshabaab cells in Mogadishu Also Saado Ali Killer gets executed . NISA security force are showing they are capable of securing the country and defeating alshabaab remittance .

 

 

Ciidanka NISA oo cagta mariyay Shabakad argagixiso “Daawo Video+Sawirro”

Posted on May 14, 2015 by Mowliid Sabriye in WARARKA // 0 Comments

 

 

 

WhatsAppShare

Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgal ay ka sameysay Muqdisho ku burburisay shabakad argagixiso, iyadoo gacanta ku soo dhigtay horjoogayaal iyo maleeshiyaad dilal iyo Qaraxyo ka geeysan jiray Muqdisho.

 

Howlgal ay Ciidamada NISA ka sameeyeen degmada Hodan ayaa lagu soo qab qabtay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda UGUS, kuwaasoo dilal iyo qaraxyo kala duwan ka geysan jiray degmooyinka Hodan iyo Dayniile.

 

Dhagar qabayaasha ka tirsan UGUS ee la soo qab qabtay ayaa qirtay ineey dileen muwaadiniin Soomaaliyeed oo abriya ah, iyadoo ciidamada NISA ay cagta mariyeen shabakaddaasi argagixiso ee dilalka iyo qaraxyada ka geysan jirtay Muqdisho.

 

Hey’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa hore u burburisay shabakado argagixiso oo tan la mid ahaa, kuwaasoo dhibaatooyin isugu jira dilal iyo qaraxyo ka geysan jiray magaalada Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow malistar terrorists must be captured everywhere and put to death. alshabab is cancer to our society and must be completely wiped out of our land. anyone, HAG or not who is doing any work to chase and kill these terrorist will get 110% full support from Mooge.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this