Sign in to follow this  
malistar2012

Hasan Sheekh Maxamuud vows to create all inclusive National Army next

Recommended Posts

Madaxweynaha oo ka hadlay baahida loo qabo mideeynta cududda ciidamada

Published on November 30, 2014 by Mowliid · No Comments · 566 views

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in isku dhafka ciidanka gobollada iyo kuwa Qaranka ay qeyb ka qaadaneyso dhisidda awoodda ciidanka iyo horumarinta federaalka dalka.

 

hqdefault.jpg

 

War-qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa looga hadlay mustaqbalka Soomaaliya iyo sida loo mideyn karo cududda ciidamada ka jira maamul goboleedyada iyo ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.

 

War-saxaafadeedka ayaa lagu xusay in isku dhafka ciidamada ka jira maamullada dalka iyo kuwo Qaranka ay hore u dhigi karto yoolka ay dowladdu hiigsaneeyso oo ah hirgelinta nidaamka federaaliga ah.

 

Sidoo kale warka ayaa lagu sheegay in Qarameynta ciidamada gobollada ay sii xoojineeyso awoodda iyo cududda ciidamada, ayna soo celin doonto sharaftii iyo kartidii lagu yaqiinay ciidamadeenna.

 

Warka ayaa lagu xusay in shirar dhowr ah oo qaarkood ka dhaceen dalka dibaddiisa ay dhiirigelinayaan, horumarinta amaanka guud ee dalka, waxaana la tilmaamay in shirkii looga hadlayay amaanka ee ka dhacay London bishii September 2014-ka uu dhiirigelinayo horumarinta amaanka dalka.

 

Madaxweynaha ayaa soo hadal qaaday mudnaanta ay dowladdu siineeyso dhiirigelinta maamullada ka hanaqaadaya gobollada dalka, wuxuuna muujisay sida ay dowladda uga go’antahay hirgeilinta nidaamka fedraalka dalka.

 

Sidoo kale madaxweynaha ayaa hoosta ka xariiqay in haddi la mideeyo cududda ciidamada maamullada iyo kuwa Qaranka. ay markaasi tabar iyo awoodba u yeelandoonaan xaqiijinta amaanka guud ee dalka, ayagoo guulo waaweeyn ka soo hooyndoona la dagaalanka kooxaha argagixisada ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhageyso: Ciidanka Dawlada & Kuwa Axmed Madoobe oo la Isku dhafayo

 

Dagaalyahannada-Raaskambooni-600x398.jpg

 

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Bare ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyey Heshiis ay kala saxiixdeen Xukuumada Soomaaliya iyo Maamulka Kumeelgaarka ah ee Jubba.

 

Kulanka Heshiiska lagu kala saxiixday ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Kismaayo waxaana ka qeyb galay shirkaasi Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Shiikh Xasan Xaamud,Wasiirka Maaliyada Xuseen Cabdi Xalane iyo Wasiirka Arimaha Gudaha C/llaaahi Goodax Barre iyadoona Xubno kasocday Maamulka JUBBA ay heshiiska goob joog ka ahaayeen.

 

Dagaalyahannada-Raaskambooni

 

Wasiir Goodax ayaa sheegay in lagu heshiiyey in Ciidanka Jubbooyinka jooga la isku dhafi doono taasi oo ah mid lagu doonayo ciidanka Dawlada iyo kuwa Maamulka Jubba.

 

Waxa uu Goodax Barre usheegay idaacada BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga inay wax saameyn ah ku yeelan doonin Heshiiska ay la saxiixdeen Maamulka Jubba Khilaafka kadhaxeeya Madaxweynaha Dalka Xasan Shiikh iyo R/wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed.

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSIGA BBC-DA LA YEELATAY WASIIR GOODAX BARE

Share this post


Link to post
Share on other sites

MashaAllah.

 

The Somali Government should introduce conscription, it would go a long way in building the National Army/Navy and fostering a link between the Somali Military and the local Somali civilians

Share this post


Link to post
Share on other sites

Statement on the National Policy Framework for the Integration of Regional Security Forces into the Somali National Army

by A M | Sunday, Nov 30, 2014 | 175 views

 

 

somalia-presidential-pardon.jpg

 

Commander in Chief of the Armed Forces, HE The President: The integration of the various existing regional security elements into one, nationally cohesive force is crucial for the future of Somalia”

 

The integration of regional security forces is a critical element in both the further development of the Somali National Army (SNA) and the achievement of state-building goals, in particular the formation of a federal Somalia.

 

Vision 2016 and the Somali Compact, adopted by the Federal Government of Somalia in 2013 articulate specific priorities towards ensuring the security, political and development progress of Somalia. The London Security Conference (September 2014) further supported the integration of regional armed forces into the Federal security institutions as one of those priorities.

 

Concurrently, the FGS aims to ensure a unified national security sector structure and creating increasingly cohesive entities within that structure.

Our existing partnership with Puntland, the emergence of the Interim Juba Administration (IJA), the establishment of the Interim South West Administration (ISWA), and the work of the committee for the formation of the Interim Administration for the Central Regions (IACR) are testament to the FGS’s commitment to a unified, federal Somalia.

 

The development of a national security force, and in particular the Somali National Army (SNA) must evolve in parallel with the creation of federal states. Formally integrating the various regional security forces is the next step in this evolution.

 

We recognize and acknowledge the various security forces currently aligned with the emerging states and interim administrations, including, but not limited to, the Puntland Darwish, the Interim Juba Administration Security Forces (IJASF), the forces associated with Interim South West Administration and Ahlu-Sunna Wal Jama’a (ASWJ). The FGS envisages all of these ultimately becoming part of the Somali National Army (SNA).

 

It is anticipated that the SNA sector divisions will fall in line with federal boundaries to improve coordination of forces and promote stability across Somalia. Progress on technical issues such as boundaries is essential to continue positive momentum towards the integration of our forces.

 

It is our intention to negotiate and formalise an agreement to this end with the Interim Juba Administration, Interim South West Administration, and Puntland in the aftermath of the High Level Partnership Forum in Copenhagen.

 

We also intend to begin a similar dialogue with the committee for the formation of the Interim Administration for the Central Regions (IACR). We expect this agreement to be formalized as soon as the IACR is formally established.

 

The integration of the various existing regional security elements into one, nationally cohesive force is crucial for the future of Somalia. Now is the time to take advantage of the success of Operations Eagle and Indian Ocean that have driven al-Shabaab from their strongholds in the countryside. But the momentum generated following liberation of critical towns and districts from al-Shabaab control must be maintained. To achieve this, we must all commit to the development of a fully representative, meritocratic and accountable professional army.

 

In line with this statement of intent, the FGS will oversee the urgent development of a concept note and operational plan that will layout the steps necessary to ensure our commitment is realised. Furthermore, the FGS reiterates its determination to implement all resolutions mandated by the United Nation Security Council (UNSC) on children in arm conflicts as part of the ethos of protecting and serving the people of Somalia.

 

END

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this