Sign in to follow this  
malistar2012

Shariif Xasan Sheekh Aadan declared the president of South west state

Recommended Posts

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo loo doortay Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed

by A M | Monday, Nov 17, 2014 | 6375 views

 

 

speaker.jpg

 

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor dhow loo doortay Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed, kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo, iyadoo afartii musharax kale ee la tartamayay ay u tanaasuleen, iyagoo sababta ay u tanaasuleen ku sheegay in Shariif Xasan u arkaan shaqsiga hogaamin kara Maamulkan

 

Cod gacan taag ayaa ergooyinka ay ugu codeeyeen Shariif Xasan, 373 ayaa siisay codka Shariif Xasan Sheekh Aadan, halka 15 ay diiday 8 ay ka aamustay, waxaana uu sidaas Shariif Xasan ku noqday Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ee saddexda Gobol.

 

Shariif Xasan ayaa durba loo dhaariyay markii xilkan loo doortay, waxaana lagu wadaa inuu galabta u ambabaxo magaalada Nairobi, si uu uga soo gudbo magaalada Copenhagen oo uu uga qeyb galo shirka New Deal.

 

War saxaafadeed saakay ka soo baxay Gudoomiyaha Baarlamaanka ayuu ku sheegay in aanay dowladda federaalka aqoonsan doonin natiiko kasta oo shirka ka soo baxday, kadib markii Madaxda dowladda ay todobaadkii hore ku baaqeen in la hakiyo shirkan muddo labo todobaad, hase ahaatee aan dheg jalaq loo siin.

 

Banaan baxyo rabshadho watay oo ka dhacay magaalada intii uu socday shirka ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac, iyadoo dadweyne careysan ay gubeen taayaro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

speaker.jpg

 

 

 

Shariif Xasan ayaa durba loo dhaariyay markii xilkan loo doortay, waxaana lagu wadaa inuu galabta u ambabaxo magaalada Nairobi, si uu uga soo gudbo magaalada Copenhagen oo uu uga qeyb galo shirka New Deal.

 

The guy is a natural political genius

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

sharif sakiin pissed off Jawaari with this fake election. jawari is now full ally of Yuulka. what a mistake for qoslaye to take sides niyoow. he should have stayed out of this mess.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Although neither Jawari nor Shariif Sakiin should be at the vanguard of the people of Bay, Bakool and Sh.Hoose, I do welcome the formation of the Southwest State of Somalia and the assumption of its rightful seat amongst the federal states of Somalia.

 

Also, I hope more capable and professional leadership steps up to the political limelight to take charge and save the people of those provinces from Jawari--who just doesn't have a clue and Shariif Sakiin, whom we all know is nothing more than a political pimp who will prostitute the fate and future of the people of the Southwest State to the highest bidder.

 

I believe, the people of that region deserve better than simply playing second fiddle to other Somali groups and the political whims of HAG and D block politicians!

 

P.S

MMA, our esteemed moderator, please stop lurking in the shadows like a disheveled witch and contribute your thoughts to this topic, since you hail from that part of Somalia!

 

Also, please don't tell me Madoobe Nuune and his so-called 6 province state is the salvation, because that just sheer utter stupidity.

 

Thank you kindly.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

sharif sakiin pissed off Jawaari with this fake election. jawari is now full ally of Yuulka. what a mistake for qoslaye to take sides niyoow. he should have stayed out of this mess.

 

at least there was on election shariff sakiin can pull it off a veteran politician and business man , if a gelljiir born in Ethiopia by the name of Madobe on the back of KDF Tanks borrowed muscle can declared himself the president of Jubba anything is possible .....

 

 

Shariif Xasan has the support of SFG -IC the people of South west state its hard to remove him now its done deal ...............

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this