Sign in to follow this  
cadnaan1

Maamulka Jubba oo ka horyimid dacwadda badda ee Kenya lagu furey.

Recommended Posts

cadnaan1   

Kn: Maamulka KMG ah ee Jubba waxa uu sheegey in uusan taageersanayn dacwadda dowladda federaalka Soomaaliya ay maxkamadda adduunka ka geysey dowladda Kenya , taasi oo la xiriirta dhul badeed Jubbada Hoose.

 

sedex xagal

 

Wasiirka Kalluumeysiga, xanaanada xoolaha iyo beeraha Cabdullaahi Sheekh Shaafici ayaa sheegey in uusan jirin wax muran oo ka dhaxeeya Jubbaland iyo Kenya oo la xiriira dhul badeed.

 

“Daw ma ahan in Kenya sidaasi loo galo, dadka reer Badhaadhe ee Soomaaliya iyo kuwa reer Halluuqoo ee Kenya waa dad wada dhashay oo walaalo ah, mana jiro wax muran ah oo ka dhaxeeya” ayuu yiri wasiirka.

 

Wuxuu sheegey in dano gaar ah laga leeyahay dacwadan maxkamadda adduunka, balse ma uusan sheegin waxa ay dahana uu sheegayo, balse waxaa jirtey in Kenya ay horey u sheegtey in shirkado shisheeye ay gadaal ka riixayaan dacwadda.

 

KismaayoNews.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is what I'm talking about again. Somalis are a cursed people. Acudubilah arguing for Kenya over soveirgn waters. And alshabab is bad because ????

 

When they were in charge of kismayo everyone lived in peace, security business stability then Kenya invaded and you have this garbage in charge with Kenyan guns and instability.

 

Kenya and it's lap dog admin are the real terrorists

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow stop the propaganda. he is saying qoslaye's current lawsuit has no legitimacy. yes, there is no dispute between kenya and somalia. our water is not in dispute. kenya can think of whatever it wants to think but somalia territory is not in dispute and will never be taken by Kenya.

 

qoslaye wants to legitimize Uhuru claims by launching fake lawsuit that gives Kenya upper hand.

 

our water is not in dispute. stop spreading Kenyan kikuya propaganda niyoow. i don't care for this minister you mentioned but let us tell the truth.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

that's what happen when foreign gov't puts and sustains its mercenaries in power.Those idiots in kismayo have no power, Kenya dictates day to day affairs or else Madoobe & CO lose their loot.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Well done to Cabdullaahi Sheekh Shaafici. Puntland and somaliland xataa in aay hadasho weeye oo dhahdo waxa ka soo baxa maxkamada oo hassan Sheikh iyo Kenya wataan shuqul kuma lihin.Sharciga Law NO 37 baan anagu haaysanaa Hassan , Jawari iyo wixii la mid ah waxba kama badali karaan.

 

Defend Our Territorial Sea; Stick to Law No. 37

https://www.change.org/p/the-somali-federal-parliament-defend-our-territorial-sea-stick-to-law-no-37

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this