Sign in to follow this  
xiinfaniin

Somaliaonline Elders: an Emergency Meeting Is Needed

Recommended Posts

NGONGE, Libaax, Abtigiis, Oodweyne, Baashi, General Duke, S Warrior, Sophist, Gabdhihii qurxoonaa iyo inta aan Illoobay, please attend:

 

Location: SomaliaOnline iCloud/Politics Section

Topic: Duco iyo xus

 

note: ey ey dhalaa aaqira laga waayaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

War caaqilkii SOL baa soo dhacay. Awoowe, reerku ma nabdoon yahay. Waddankii adigaa siyaasadiisa lagaa waraysan jiray oo oday noo ahaa, adigiina markaad aamustay qolo aan la aamini karin oo dhallinyaro ah ayaa maalin walba nagu dhura. :)

 

Wax badan kuma dhaafin siyaasadda Soomaaliya Awoowe. Waddankii nin Culusoow la yiraahdo ayaa ku rafanaya, Somaliland way liicaysaa, Puntland koox isbedeldoon la baxday ayaa isku balaarisay.

 

Welcome back Xiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this