Sign in to follow this  
nuune

Somalia's high seas LOST to Kenya

Recommended Posts

Ismahaan   

Adaa mogoow Hurdoo

Maqana joogaad tahee

Somalia waa mashruucoo

Dalkaa maaxdeeynu naal

Malabkaa doocaan kabaxa

Sidii midhihii janada

Aduunyadu muudsattoo

Muraad baa laga wattaa

 

Adoon muran dheer ugelin

Mulaaxda ka qaada’oo

Haddaan isku mawjad nahay

Adaa macna-hayla garan

Masiibada Oogan’iyo

Jabkay kula maaaganyihiin

Miyaan waanadu ku solin

Xagee hadal kaa maraa

Somalia waa Mashruuc

………………………………………

Murtidu waxay taagan tahay

Aduun lays wada malmalay

Hadday arimihu murgeen

Badhkood meehanawga iyo

Muxuu Muusanawgu tari

……………………………

Mahiigaankii ku helay

Mareegaha goosayoo

Wakaaaaa , Wakaa maxastii la tegay

2nd

Moogoow Adigaa hurdee

Waxan kuu muuqaniyo

Somalia waa mashruuc

Mudahan adeega iyo

Inaanaay midoobi karin

Mattaana rumaad ahayn

Ragbaa maaloo yaqaan

Malaayiin baa ku baxa

 

Wankii adhiga u mudnaa

Mikkaa? soo mayrax tidhi

Caduur meer-meer ka badi

Mindiyo dhiigluu sittaa

Muskuu soo taagan yahay

Waxbaa meel laysla dhigay

Muddadu dheeratayoo

Waxay noqon mooyi talo

Somalia waa mashruuc

 

Murtidu waxay daarantahay

Dhamaan Shicibkii mudnaa

Adaa meer-meerka baday

Darkood meehanawda iyo

Muxuu muusanoow ku tari

…………………………………………..

Mahiigaankii ku helay

Mareegaha goosayoo

Wakaaaaa , Wakaa maxastii la tegay

……………………………………………..

Adaa moogoow hurdoo

Maqaar saar baa tahee

Soomaaliya waa mashruuc

Hadaan Magac weeyn lahaayd

Maamuus iyo sharaf badnaad

Magaabsade lagu yaqiin

Markhaati waxaa ka tahay

Hadaan la is dhego mareen

………………………………………..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ismahan, welcome back, and long time not seen, hope all is good.

 

Thanks for providing that information, it is now very clear to everyone what is happening right now.

 

 

24 sano ka hor, Kenya waxey Soomaaliya uga cabsan jirtey si aan caadi aheyn, inta loo hanjabo ayaa lagu dhihi jirey Soomaalida NFD dhibka hadaa ka deyn weysaan Nairobi ayey ciidanka Soomaaliya ka qadeyn doonaan, markaasey cabsi darteed la kala carari jireen iyo please, waa taariikh qoran,

 

maantana, ayaan darro, wa kaa cabsidii tradionalka aheyd ay naga baqi jireen iska daayee dhulkeeni iyo badaheeni ayeyba u hanqal-taagayaan ama sheeganayaan,

 

marka strong leader baa naga maqan soo ma ahan, wax naf la caari ah ayaa madax ku sheeg inoo ah hada oo xataa baarlamankii ka dhuumanaya because waxa uu ogyahey iney haraati ku dhufanayaan his letter to the court, madaxweyne kolba shimbir baa meel ku dhuustey la dhaho ka soo qeeb galayo, hal todobaad oo isku xigto waligiis Xamar ma joogin waa inta uu madaxweynaha yahey, lugahaa dixiri uga jiro safar ayuu u carari, safar jaceyl ka weyn waxan!

 

 

Madaxweynaha wuxuu dhax dabaashey ama ku dhax jiraa khayaano qaran, dadkii, dalkii iyo dhulkiiba wuu khayaamey, waana in la iska celiyaa haduu sidan ku sii socdana barrito China ama Carabta ayuu siini dhul wabiyoodka oo dhan(waana hubaa in uu sidan sameeni inta uusan xiligiisa dhamaanin).

Share this post


Link to post
Share on other sites

geerida ma diidaan

 

 

 

 

talis88.jpg

 

1901909_674944482547921_842967389_n-300x

Indhaqarshe-618x347.jpg

Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen. Daahir Khaliif Cilmi (Indho-Qarsho)

 

 

ciida wax isku raceen talo geeri iyo nolol....

geeska afrika wee bee gonayeen

Guusha Guusha guusha iyagaa leh

 

 

 

This thread is Joke the lion never loose inch

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

I knew I shouldn't have said anything to the troll. But I felt like I had to add that part in.

 

You're a proven liar AllYourBase, and a dishonest character.

 

And your cowardice and inability to answer basic questions has been demonstrated many times on this forum.

 

Now get the hell out of my face.

 

Get the hell out of my face? :D :D

 

Its YOU who is following me around the forum like a lost goat, even attempting to derail discussions unrelated to your barbaric dogma. Maybe you are starting to come around, ma istidhi?

 

I think its the trauma of being schooled on your own religion by by a 'gaal' :D, you are that Shanon Briggs fella stalking Klitschko around coffee shops, gas stations , restaurants etc. :D

 

https://www.youtube.com/watch?v=GSx3Tu8Q4U0

 

You're pathetic sxb, either stay on topic or kindly fuck off.

 

Base-kaaga oodhan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL at the video :D

 

I shouldn't have addressed him in this thread at all, and I'm well-aware of that.

 

You're played-out saaxib. You're pathetic. Now STFU and end the discussion.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Nuune walaalkiis thanks you. I am fine Allhamdulilah waxaad sheegtay dhan waa run laakiin in aay traitors ka iyo inta daba ordaysa soomaali iska qabato iyagaay u taal oo maxkamad soo tagaan. Laakiin maxkamad meeday , ma maxkamad baan leenahay taas baa keenaysa in shaqsi kastaa waxuu doono iska sameeyo. Maxkamad xataa hadii la waayo kuwaan anigu ha la hang gareeyo oran lahaa waayo Dal dhan oo muslim baay Gaal xun oo awal dalkoodii qaar haaystey ka iibsadeen. Alle ha sahlo.

 

Malister2012@ Walaal Madaxda soomaaliyeed ee baryahaan ashuunka ku adima oo Uhuru ,Yoweri Museveni,Hailemariam Desalegn iyo Mr Key u taliyaan iyo afartaan qof ee mad madoow ee aad na leedahay waa ciidan oo aan og nahay in cadowgu taba-baray oo shilimaadka siiyo ha nooga dhigin dad dalka, sharafta iyo diinta midna difaacaya.Hadaay dal difaaci karaan muqadisho baay ka difaaci lahaayeen wiilaasha soomaaliyeed. See nin 4-wiil oo soomaali ah iska difaaci waayey wadan power leh iskaga difaacayaa? Mida kale soomaaliya xuduud baay leedahay aan cidna ku soo xad gudbi karin, kaliya waxaa loo soo hoos gali karaa daba-dhilif u saxiixa dalka sida hada Dowladda hassan sameeysey, tii hore sameeysey. Dadka soomaaliyeed kuwaan difaac uguma baah kamana sugayaan ee kaliya waxaay leeyihiin fara faraanta ka daaya dastuurkeena iyo sharciyada aduunka noo yaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

LOL at the video
:D

 

I shouldn't have addressed him in this thread at all
, and I'm well-aware of that.

 

You're played-out saaxib. You're pathetic. Now STFU and end the discussion.

 

You realise you are loling at yourself there? :D

 

Im glad you realised this was no place to xayasiis your religion now aamus fadlan.

 

<cite>
said:</cite>

niyoow, you make lots of sense when you are not bashing Islam. lol

 

Mooge niyow bad baad igelisay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Nuune walaalkiis thanks you. I am fine Allhamdulilah waxaad sheegtay dhan waa run laakiin in aay traitors ka iyo inta daba ordaysa soomaali iska qabato iyagaay u taal oo maxkamad soo tagaan. Laakiin maxkamad meeday , ma maxkamad baan leenahay taas baa keenaysa in shaqsi kastaa waxuu doono iska sameeyo. Maxkamad xataa hadii la waayo kuwaan anigu ha la hang gareeyo oran lahaa waayo Dal dhan oo muslim baay Gaal xun oo awal dalkoodii qaar haaystey ka iibsadeen. Alle ha sahlo.

 

Malister2012@ Walaal Madaxda soomaaliyeed ee baryahaan ashuunka ku adima oo Uhuru ,Yoweri Museveni,Hailemariam Desalegn iyo Mr Key u taliyaan iyo afartaan qof ee mad madoow ee aad na leedahay waa ciidan oo aan og nahay in cadowgu taba-baray oo shilimaadka siiyo ha nooga dhigin dad dalka, sharafta iyo diinta midna difaacaya.Hadaay dal difaaci karaan muqadisho baay ka difaaci lahaayeen wiilaasha soomaaliyeed. See nin 4-wiil oo soomaali ah iska difaaci waayey wadan power leh iskaga difaacayaa? Mida kale soomaaliya xuduud baay leedahay aan cidna ku soo xad gudbi karin, kaliya waxaa loo soo hoos gali karaa daba-dhilif u saxiixa dalka sida hada Dowladda hassan sameeysey, tii hore sameeysey. Dadka soomaaliyeed kuwaan difaac uguma baah kamana sugayaan ee kaliya waxaay leeyihiin fara faraanta ka daaya dastuurkeena iyo sharciyada aduunka noo yaal.

d

 

 

Somali maritime boundary are defined ..... Kenya waax nagma qaadayan

 

 

Yes Kenyan tried using daba-dhilif u saxiixa such kooxda Abdirasheed sharmarke an Prof Gandi kooxda wey ku fashilmayn ........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

 

 

 

<cite>
said:</cite>

d

 

 

Somali maritime boundary are defined ..... Kenya waax nagma qaadayan

 

 

Yes Kenyan tried using daba-dhilif u saxiixa such kooxda Abdirasheed sharmarke an Prof Gandi kooxda wey ku fashilmayn ........

Prof Gandi meel uu wax ku saxiixay ma arkin , Abdi rashid Ali sharmarke dowladdii shariif buu ka mid ahaa danbigu wax buu ku leeeyahay. Waxana wagaas heshiiska u saxiixay Abdishakuur. Laakiin barlamaanka ayaa arintaa ka hor tagey UN kuna heshiis kaas null and void ayaay ka soo qaadeen. Laakiin maxaa keenay iyadoo arintaa aay ogaayd dowladda Hassan loogana digay dhibka ka imaan kara hadii shaqsi matalaya soomaalidu heshiiskaas dib u soo cusboonaaysiiyo in aay Dowladda hassan aay dib u soo noolaayso waliba aay warqado u direen UN-ka aay ku burburinayaan sharciyadii soomaaliya u yaaley aduunka wixii ka horeeyey 1988 -kii oo dhan. Maxaase sababay in aay maxkamad hadda kula ordaan soomaaliya oo aan haaysan wax qareen ah u dooda, resources aay isku difaacdo iyo wadamo saxiib la ah oo garab istaaga. Waxaa taas kaga sii daran maxaa loo hor gaayn waayey heshiis kaan iyo warqadahaan hoosta laga wada diray Barlamaanka soomaaliyeed? Maxaa looga hor taagan yahay, anigaana wacay rag barlamaanka ku jira waxaayna ii sheegeen in aan arintaan lagaba hadli karin madama dad gaar ah wataan. Gudoomiyaha barlamaanku haba ugu daraadee. Nin kasta meeshaan shilin buu ku iibsanayaa mustaqbalka dalkiisa, ilmihiisa iyo kuwaay sii dhali doonaan waa nasiib xumo. Ragaan dhamaan wax difaac ah ma mudna in lala xisaabtamo uun baay mudan yihiin. Warqadaha uu diray Hassan Sheikh kuli meeshaan baad ka helaysaa ....ka sii gal UN pages madama aay badan yihiin:http://somalitalk.com/badda/difaacid03.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

 

Wiilkaa badda soomaaliyeed difaaca 24 hours ee award mudan>

 

Admiral Faarax Qare oo sheegay in badda Soomaaliya duulaan lagu yahay

 

Gudoomiyaha barlamaanka oo ka biya diiday in uu yiraahdo Biyaha soomaaliya waa 200 nm territorial water ah:

 

Baarlamaanka Somaliya oo laalay in dib u eegis lagu sameeyo Badda Soomaaliya

https://www.youtube.com/watch?v=a7dZva1XLsw

 

Markii lagala quustay barlamaanka in aay yelaan in biyaha soomaaliya 12 nm lagu soo koobo oo la bur burburiyo Law no 37 ayaa warqado been ah hoos laga wada saxiixay.

 

Xildhibanadii hore oo qaarkood heshiiskaan soo cusboonaaday ka hadlay

 

 

Intaas hadii aaysan cadeen idiin ku filnaan ma aqaan wax kale oo la idin ku qancin karo guys. Dalka waa la iibsanayaa , waxaana iibsanaya cadowgeena, waxaana lagu adeeganayaa magaca soomaali qof kula sheeganaya. Marka waxaan dhihi lahaa qabiilka iyo shaqsi jaceylka soomaaliyeed ka taga oo hadii aaydaan rabin in aad like gypsy noqotaan sida isu dhaama.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Walaaahi badda Somalia waa loo tashaday. Thugs, warlords, thieves, murderers, cheats, pirates, rapists, and everyone else wants a piece of the pie.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this