Sign in to follow this  
malistar2012

Gov force are getting close to Barawe Alshabaab retreating ordering evacuation

Recommended Posts

Gov force are getting close to Barawe Alshabaab retreating ordering evacuation

 

 

 

Weerarkii oo soo dhowaaday iyo Al-Shabaab oo aamartay in laga baxo magaalada…

AUGUST 26, 2014 10:00 PM0 COMMENTSVIEWS: 1789

 

 

Buulo-Mareer (Caasimada Online) - Maleeshiyada Al-shabaab ayaa ku amray dadka ku nool magaalada Buula-Mareer ee gobolka Shabellaha Hoose in ay magaalada baneeyaan, xilli weerar culus uu kusoo wajahn yahay.

 

Wararka aan caawa ka heleyno magaalada Buula-Mareer ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in kooxda al-shabaab ay dadka ku amreen in magaalada ay ka barakacaan, kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom ay magaalada usoo dhawaadeen, lagana cabsi qabo inay gudaha u galaan, oo ay qabsadaan.

 

Gudoomiyaha Qoryooleey Maxamed Cismaan Xaaji ayaa caawa xaqiijiyay in Shabaabka Buula-Mareer ay arrintan ku ciqaabayaan shacabka magaalada.

 

Gudoomiyaha Qoryooleey ayaa sheegay in Al-shabaab ay makarafoono ku soo xireen gaadiidka, islamarkaana ay ku dhawaaqayeen erayo ay ka mid yihiin dadka magaalada ha baneeyaan, waxaa soo galaya magaalada cadaw.

 

Lama oga ujeedka Al-Shabaab ay ka lee yihiin arrintan, waxaase ay ka mid tahay ficillada arxan darrada ah ee argagixsadan.

 

Dagaal culus, ayaa la filayaa in gobolka Shabeelaha Hoose ay dhowaan ka qarxaan, ayada oo dowladda Soomaaliya ay dooneyso inay ka saarto Al-Shabaab gobolka, waxaana goobaha weerarka uu ku socdo ka mid ah degmada Baraawe.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sarkaal ka tirsan Al Shabaab oo la sheegay in Gobalka Shabeellaha hoose lagu dilay

Aug 26, 2014 - jawaab

 

ciidamo.jpg

 

Saraakiisha ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Gobalka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegay inay dileen Sarkaal kamid ah Ururka Al Shabaab iyo ciidamo ka bar-bar dagaalamayay.

 

Maxamed Axmed Cabdi oo kamid ah Saraakiisha ciidamada Dowladda ee Gobalka Shabeellaha Hoose, ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, xalay dagaal ay ku dileen sarkaal ka tirsan Shabaab.

 

Dilka sarkaalkaan iyo saddex Askari oo kale ayaa waxa ay ka dambeysay, kadib markii dagaal uu dhexmaray ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya iyo kuwa Shabaab, markii ciidamada Milateriga ay weerar ku qaadeen ciidamo Shabaab ka tirsan oo ku sugnaa inta udhaxeysa Mubaarak iyo Janaale ee Gobalka Shabeelaha hoose.

 

Dagaalka ragaan lagu dilay ayuu sheegay Sarkaalkaan ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya inay qaadeen, iyaga markii ay ka warheleen in Al Shabaab halkaasi ku sugan yihiin.

 

Sarkaalkii ugu sareeyay ciidamada Shabaab ee ku dhuumaaleysanayay inta udhaxeysa Janaale iyo Mubaarak, ayuu sheegay inay halkaasi ku dileen saddex kale oo askarta kamid aheydna ay dileen, halka intii kale ay ka carareen goobta dagaalka uu ka dhacay.

 

Majirto ilo kamadaxbanaan Sarkaalkaan ka tirsan ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Gobalka Shabeelaha hoose oo xaqiijinaya in sarkaal ka tirsan Shabaab lagu dilay Gobalka Shabeelaha hoose.

 

Al Shabaab dhankooda weli wax war ah kama soo bixin oo ku aadan hadalkaan kasoo baxay Saraakiisha iyo dagaalka ka dhacay Gobalka Shabeelaha hoose.

SHARE-GAREEY QORAALKAAN

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaalada Buulo Mareer Oo Caawa Kacsan, Xilli Ay Ku Sii Siqayaan Ciidamada Dowladda Iyo Amisom

 

1

Waxaa caawa kacsan xaalada Deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose, xilli Ciidamada Xooga Dalka iyo Ciidanka Midowga Afrika ay ku sii jeedaan.

 

Ciidamada Dowladda iyo Amisom oo saakay ka dhaqaaqay Degmada Qoryooley, ayaa waxaa caawa la soo sheegayaa in ay kaabiga u saaran yihiin deegaanka Buulo Mareer, oo ay ku xoogan tahay Al Shabaab.

 

Dadka deegaanka, ayaa soo sheegaaya in Shabaabku ay bilaabeen in ay gaadiidkooda dagaalka iyo dagaal-yahanadooduba ay kala baxaan Buulo Mareer, isla-markaana ay u muuqdaan inaanay ku dagaalami doonin gacan ku haynta deegaankaasi.

 

Dadka deegaanka, ayaa TV-ga Universal u sheegay in ay ka walaacsan yihiin waxyeelo ka soo gaarto, suurta galnimada labada dhinac oo madaafiic isu weydaarsan kara Buulo Mareer.

 

Gudoomiyaha Degmada Qoryooley Maxamed Xaaji Cismaan (Gaagaale), ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in saacadaha soo socda ay xoog ama xeelad kula wareegi doonaan gacan ku haynta deegaanka Buulo Mareer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliska ciidanka xooga dalka iyo AMISOM oo ku dhawaaqay howl gal cusub loogu magac daray Indian Ocean

by A M | Tuesday, Aug 26, 2014 | 941 views

 

 

 

Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa ku dhawaaqay inuu bilowdag howl gal cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab, kaasoo loogu magac daray Indian Ocean (Badweynta Hindiya), kaasoo qorshihiisa yahay in Al-Shabaab looga saaro dalka oo dhan.

Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi iyo Taliyaha ciidamada AMISOM Lt. Gen Silas Ntigurirwa ayaa waxay sheegeen in howl galkan cusub uu furayo wadooyinkii ay Al-Shabaab xireen, isla markaana qorshaha uu yahay in magaalooyin inta ay ku hareen laga saaro.

 

“Howl galka Badweynta Hindia (Indian Ocean) waa bilowday, isagoo wada jir ah oo ay iska kaashanayaan AMISOM iyo Ciidanka xooga dalka, waxaa rajeyneynaa in sida ugu dhaqsiyaha badan magaalooyin waa weyn looga saaro iyo meelaha ay ku hareen”ayuu yiri Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi.

 

Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa sheegay in howl galkan uu bilowday 24-kii bishan qaban qaabadiisa iyo abaabulkiisa, isla markaana lagu bilaabay degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, halkaasoo shalay ciidamada dowladda iyo AMISOM la wareegeen.

 

“Howl galkan waxaa uu abaabulkiisa iyo qorshihiisa bilowday 24-kii bishan, Tiyeeglow ayaa lagu bilaabay shalay, aaga Bakool ciidanka xooga dalka iyo AMISOM ayaana ka howl galayay”ayuu yiri Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka.

 

Mar la weydiiyay howl galkan waxa uu kaga duwan yahay howl galkii horaantii sanadkan, maadaama magaalooyinkii ay la wareegeen ay al-Shabaab go’doomiyeen ayuu sheegay in howl galkan cusub uu furayo wadooyinkii, isla markaana qaladaadkii ay ka galeen kii hore ay dib u saxayaan, isla markaana uu xal u yahay mid ka soo baxay howl galkii hore.

 

Dhinaca kale Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM Lt. Gen Silas Ntigurirwa ayaa sheegay inay ka go’an tahay in howl galkan Indian Ocean in Al-Shabaab ugaga saaraan dalka oo dhan, ayna AMISOM diyaar u tahay inay soo celiso xasiloonida.

 

Howl galkan ayaa saameyn doona gobolada koofurta iyo bartamaha Soomaaliya oo qeybo badan ay maamusho Al-Shabaab, waxaana laga dhur-sugayaa natiijada ka soo baxda howl galkan wajiga labaad, maadaama howl galkii koowaad uu sababay in Al-shabaab ay weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ku qaadaan meelihii lagala wareegay, isla markaana ay go’doomiyeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

How close, since 2011 they have being getting closer to Baraawe, we know that Barawe is only 2 hours away from Mogadishu, or even less.

 

There are 1,460 days in 4 years, so we can conclude that each year government force(AMISOM) were doing half an hour drive towards Barawe per year.

 

The question is, are they there yet if they are doing half an hour drive per year to Baraawe.

 

 

Meesha sheikh waxba ma yaalaan ee ha lagu kala cararo.

 

 

The fact is, AMISOM gets paid because of these guys in Baraawe, and no one wants to touch their lifelines.

 

Soomaaliya waxey noqotey dhuuqoo dharag or buffet!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

^ lool. More like they are not moving in that direction at all.

 

I am really disappointed we haven't been able to capture Barawe from these terrorists. Even the mighty Americans tried to do some damage there but run away with their lives. What is it about Barawe that is so impenetrable.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

More important than capturing Barawe - are they going to let these criminals just escape? Why are there no captures of large numbers of Al-Shabab including commanders? Is the mashruuc set to continue by letting them go to cause more havoc later?

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

How close, since 2011 they have being getting closer to Baraawe, we know that Barawe is only 2 hours away from Mogadishu, or even less.

 

There are 1,460 days in 4 years, so we can conclude that each year government force(AMISOM) were doing half an hour drive towards Barawe per year.

 

The question is, are they there yet if they are doing half an hour drive per year to Baraawe.

 

 

Meesha sheikh waxba ma yaalaan ee ha lagu kala cararo.

 

 

The fact is, AMISOM gets paid because of these guys in Baraawe, and no one wants to touch their lifelines.

 

Soomaaliya waxey noqotey dhuuqoo dharag or buffet!

 

 

2011 Alshabaab controlled 90 % of the south including 80 % of of the capital , Today less then three years they are on the run control less then 5 district .

 

 

Barawe the last town in sh/ hoose held by alshabab will be liberate ....

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^ You haven't answered my point, now here is another one for you.

 

Why go all the way to Buulo barde which is hours and hours away while libaaxa uu agtaada in Baraawe jiifo, mise waxaraha is better in la ersado and hide from libaaxyada, caqliga kaasho cilmiga ha laguu dhigee, sxb!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Answer is time wasting...the au does all the fighting and the bandits come out later with Somalia flags for the media.

 

Alshabab is still very active in mugdisho they just went underground case in point the so called villa Somalia getting bombed with mortars and sucide bombs.

 

Alshabab are in the bush this is an insurgent war. They will melt into the local population and resurface.

 

Malister what will the bandits do when au leaves...it looks like money is drying up.

 

In terms of warfare: Alshabab have the time, they have sections of the population in large cities and they are a stronger force then the so called army which can't in 4 years been able to hold an inch of territory without au.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciilsuldane

 

Your khawarij friends are on the Run they will be killed or captured their time have expired in Somalia , give credit to the Somali Government within few years they are defeating African largest terror group .

 

Amisom are slow we all know that and have no apatite to fight , The Gov has passed that trained thousand of troops who are on the move Amisom was forced to come along nowadays times have change the result are great .

 

 

DSC00763.jpg

 

 

Today its crime to be Alshabaab harsh sentence How times has change

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

The man who openly welcomes christiens on to somali soil, welcomes thousands of our worst enemies as Somalis Kenya and Ethiopia and regional countries in the false hope that they will empower you calls me a kawarij. The man who supports a so called president who can't even travel outside his house in safety while he steals millions from the starving people of mugdisho and somalia. Keep dreaming 5 years from now you will still be at step one.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

isku xishooda you live in christen country ..lol

 

 

The people are Happy and better off

 

DSC008051.jpg

DSC00774.jpg

DSC006411.jpg

Latest demo against Alshabaab two days ago

 

 

Alshabaab has killed more somali people then Amisom sxb , Alshabaab has caused man made Famine and continues to block Food from reaching Drought hit Regions starving millions of people . Alshabaab continues to extort somali people for money and livestock .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inviting thousands of christiens into your Country as soldiers, who rape your women in broad daylight from mugdisho to kismayo, and smuggle girls into Kenya to be pimped to tourist not to mention Ethiopia a nation who is an enemy state because of its persecution of Muslims and its precolonial ambitions of hegemony and conquering somali territory is not the same as doing business in secular atheist countries. I travel between my own land and many others, some Muslim, some none Muslim.

 

Alshabab is not a perfect organisation and I don't support there killing of innocent people in suicide bombing, their p.r. Is bad as we'll. they are not perfect.

 

Ethiopia is amisom how many Somalis has Ethiopia killed.????

 

A lot more then alshabab. What about Kenya??? How many Somalis has Kenya killed in Kenya???? A lot more then alshabab...stop generalising.

 

But what they have accomplished is they are true nationalist, they have a sincere belief that they have a genuine solution to the somali problem which is sharia, they establish order in every village and town they control, they keep the population away from drugs, they don't steal from the people and they don't need foreign mercenaries.

 

You Malister as a nationalist have never criticised the fact that Ethiopia, Kenya and others our worst enemies who destroyed the islamic courts union, who invaded and killed thousands of your own people in mugdisho have in effect colonised and have under occupation the Muslim people of somalia.

 

Yet you sing the praises of a semi handicap man, who smiles for no reason, who has no control over anything, who continues to steal millions, who has increased tribalism, who is using the same formula for failure as the last 15 so called governments.

 

These christen mercanaries won't stay, the somali people are more divided then ever, the state has not made any tangible progress other then the few Turkish run food centres.

 

Come on stop lieing to yourself. Forget alshabab forget this waste of time government, implement sharia law bring back and islamic identity to the people, forget this democracy non sense, promote peace between the tribes, get all the sheiks around a table, ask these mercanaries to go home and fight it out like men or agree on an islamic system and move on.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this