Sign in to follow this  
Adam

Xaad “Hub ka dhigista waxa ka horeysa dib u heshiisiin, in dadka is aamino, dowl

Recommended Posts

Adam   

http://www.jowhar.com/xaad-hub-ka-dhigista-waxaa-ka-horeysay-in-dib-u-heshiisiin-ay-dhacdo-dadka-is-aamino-dowlada-lafteeda-la-aamino/

 

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid Odayaasha dhaqanka beelaha Hwiye ayaa shaki geliyay habka hub ka dhigista ee ay wado dowladda Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay arrin qaldan oo ay xilligan ka horeyso arrimo badan.

 

Nabadoon Xaad oo la hadlayay Idaacada VOA ayaa sheegay inay shaki ka qabaan in barnaamijka hub ka dhigista dad gaar ah loola jeedo, isagoo ugu baaqay dowladda inay dalka oo dhan ka dhaqan gelin.

 

“Hadii hub ka dhigista tahay waa arrin qaldan wax la aqbali karo inay tahay uma maleynayo, hub ka dhigistu dalka oo dhan waa u baahan yahay, laakiin waxaa jirta dhowr tallaabo oo ka horeysa, in dadka is aamino, dowladda lafteeda la aamino waa muhiim.

 

Sidoo kale Nabadoon Xaad ayaa sheegay in hub ka dhigista ay ka horeyso dib u heshiisiin, isagoo xusay in wararka ay dowladda ka helayaan uu yahay in dad gaar ah oo ay baadigoobayaan uu jiro, balse howsha aan hub ka dhigis aheyn sida uu yiri.

 

“Hub ka dhigista waxaa la rabaa inay cadaalad u dhacdo oo dalkoo dhan ay ka hirgasho, waxaa is leenahay barnaamijkaas armey u egtahay farsamo kale oo qaloocan, hadii ay tahayna wax badan ayay fashilin kartaa”ayuu hadalkiisa sii raaciyay Nabadoon Xaad.

 

Shalay ayay aheyd markii ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay weerareen Guri uu degenaa Axmed Daaci, iyadoo habeeno ka hor ciidamada ay weerareen siyaasiyiin uu ka mid ahaa Cabdi Waal oo si dirqi ah uga baxsaday.

 

Golaha Wasiirada Soomaaliyab ayaa horaantii bishan ansixiyay hindise sharciyeedka xakameynta Hubka, kaasoo uu soo hor-dhigay Golaha Wasiirada Wasiirka Amniga Qaranka Khaliif Axmed Ereg, inkastoo sharcigaas aanu wali ansixin Baarlamaanka.

 

Like it? Share it!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Xaad is not nabadoon. He is a clan-baiter with a habit of pulling the clan-card whenever his personal interests are threatened.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

^ Xaad is number one nabad doon from moqdisho . You dont have to like it but thats the fact. He is chosen by his community to be a elder community leader.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this