Sign in to follow this  
malistar2012

Somalians in Minnesota came out in huge numbers to welcome Somali Gov

Recommended Posts

 

 

Somalians in Minnesota came out in huge numbers to welcome Somali Gov

 

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Kumanaan Soomali ah qudbad ujeediyey

 

Minneapolis (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka, halkaasoo maalmahan isaga iyo xubno wasiiradiisa ka tirsan ay ku sugnaayeen.

 

Madaxweynaha ayaasoo dhoweyn aan caadi ahayn loogu sammeeyey Minneapolis, ayada oo ay kumanaan qof yimaadeen hoolkii uu ka hadlayey.

 

Dadka sharfay ee madaxweynaha u yimid waxaa ka mid ah Governor-ka Gobolka Minnesota Mark Dayton, Congressman Keith Elisson, iyo safiirka Soomaaliya ee Mareykanka Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaarke.

 

Madaxweynaha ayaa khudbadiisa ku soo qaatay dhinacyo badan waxaana uu si gaar ah uga hadlay labo arrimood oo kale wax yaabaha dowladiisa ay qabatay iyo in uu dhageysto cabashooyin iyo dhaliilo loo ay qabaan jaaliyadda Soomaalida ee Minnesota.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Huge numbers the Hall was over populated Great Night

mini.jpg

 

War hoy isku xishood. Kkkkkkkkk

Mooge and co

 

DSC_0042_zps268d07a3.jpg

DSC_0036_zpsf8e73eb7.jpg

 

kuwa ku mudaharaadayna 65 ruux oo inta badan xanuuno ay qabaan looga faa’iideystay.

 

 

Banaanbixii_ka_dhacay_Minnisota_Somalia_

Kkkkkkk war isku xishooda

Share this post


Link to post
Share on other sites

In-your-face boards baa lasoo qaataye waa sidee, miyaan laxishooneyn?

 

Waar ninku magacii Soomaaliya ayuu meesha ku taagan yahay ee isku xishooda, dee, dadyohow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

In qaar ku muduharaado qaybuna soo dhaweeyo macno fiican bay u samaynaysaa madaxweyne ahaan

Lakiin boorarka luuqadda ku qoran baan fiicnayn iga dulkac iyo reer hebel waa tashadeen biti biti aan macno lahayn.

Maxaa loo lahaa maraynkanka dadka jooga shaqaa dishay?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

As-sahaaf, spin it however you like, the reality is Xasan has fallen way short of expectations.

 

It's right to demonstrate, but Stooping that low, nah!

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

with the huge obstacles at hand every Somali leader is bound to come short of expectations.Sheikh sharif and president Hassan did great under insurmountable difficulties.Somalis as being who they are, always running away from the truth due to clannish reasons can only be led by the devil and into the abyss...

 

He had a great welcome.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this