Sign in to follow this  
malistar2012

Somali military chief confidant Alshabaab will not hold town in two month

Recommended Posts

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Oo Iclaamiyay In La Qaadaayo Gulufyo Waaweyn Oo Ka Dhan Ah Al Shabaab

 

 

DSC03009.jpg

 

 

General Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe), Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka, ayaa wuxuu maanta iclaamiyay gulufyo waaweyn oo ka dhan ah Ururka Al Shabaab, oo dagaal ballaaran kula jira Dowladda Somaliya.

 

Taliyaha oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu daaha ka rogay in Ciidanka Dowladda iyo Amisom ay diyaar garoobeen, isla-markaana ay qaadi doonaan duulaano ka dhan ah Al Shabaab.

ciidan.jpg

Taliyaha, ayaa iclaamiyay in muddo laba bilood gudahood ah ay ku soo gaba gabeen doonaan, in Shabaabku ay ka sii dagaalamaan qaybo ka mid ah Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha ee Somaliya, sida uu yiri.

 

Waxa uu kalsooni ka muujiyay in mudada labada bilood ee uu iclaamiyay in lagu soo afjari doono Shabaab, ka gadaal markii uu carabka ku adkeeyay in la saxay khaladaad badan, oo horey u jiray.

 

 

 

Dhanka kale Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka, ayaa soo hadalqaaday ganacsatada iibisa tuutaha Ciidanka Dowladda, iyadoo uu ku cago jugleeyay in tallaabo adag ka qaadi doonaan, haddii aynaan ka waan-toobin.

 

Hadalka ka soo yeeray General Indha-qarshe, ayaa daba socdo hadalkii Madaxweynaha Somaliya ka soo yeeray hal habeen ka hor, ee uu ku sheegaayay in maalmo gudahood lagu weerari doono deegaanada Shabaabka.

 

 

 

463

views

0

votes

Facebook Disqus Google+ Livefyre

Share this post


Link to post
Share on other sites

Let's hope this works out in Somalia's favor. However, once this is completed, there remains the much more difficult task of cleaning out the Al Shabab elements from all of Somalia's major cities, including the capital. That's gonna require a competent and trained Police Force and a Somali Intelligence Agency.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

DHAGEYSO:-Taliska Milateriga Oo Shaaciyay In 2-Bil Gudahooda Shabaab Dalka Looga Saarayo

 

DSC02654_21.jpg

 

 

Aug 7, 2014 - jawaab

Taliyaha ciidamada Milateriga Dowladda Federaalka Soomaaliya Generaal Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu bilaaban doono dhawaan dagaalada Dowladda ay kala soo horjeedo Ururka Al-Shabaab.

Wuxuu sheegay Taliyaha in sida ugu dhaqsiyaha badan dagaaladaasi ay u bilaaban doonaan, isaga oo intaasi ku daray hadalkiisa in muddo dhaw oo 2-bil gudahooda ah Shabaab dalka looga saarayo.

 

Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in la saxay qaladaad badan oo dhacay, markii lagu guda jiray howlgalka xureynta Gobalada dalka Soomaaliya.

 

Wuxuu ku nuux-nuuxsaday in ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom iminka ay diyaar uyihiin inay dalka oo dhan ka saaraan ciidamada Shabaab ee dadka dhibaatada ku haayo sida uu yiri taliyaha.

 

Mar uu soo hadal qaaday taliyaha direeska ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Al- Shabaab weeraro ay ku fuliyaan ayuu sheegay in tuutaha ay ka ganacsadaan dad Soomaali ah, balse dhawaan tallaabo laga qaadi doono dadka caynkaasi ah.

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isaga oo Mareykanka ku sugan, wuxuu sheegay inuu bilaaban doono howlgalka guud ahaan dalka Soomaaliya looga saarayo Shabaabka hubaysan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

IMG_2334.jpg

 

 

 

 

Taliyaha ciidamada Milateriga Dowladda Federaalka Soomaaliya Generaal Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe)

 

 

This man is loyal to his country dedicated and honest man , He has trained thousands of troops also created commando units who have all the necessary fire power .

 

DSC07380.jpg

 

Arday loo qaadanayo leyli sargaal oo maanta imtixaan kama dambeys ah u fadhiistay

Published on August 6, 2014

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta arday isu soo diiwaan gelisay in loo qaato leyli sargaal ka qaaday Imtixaankii kama dambeysta ah.

 

Munaasabadda Imtixaanka kama dambeysta ah looga qaadayay ardaydan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ahna ku-simaha Wasiirka, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, saraakiil iyo marti sharaf kale.

 

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Difaaca ahna Ku-simaha Wasiirka Mudane Maxamed Cali Xaggaa oo goobta hadal kooban ka jeediyay ayaa ka sheekeeyay sida ardayda lagu soo xulay, isgoo tilmaamay in aysan jirin qof si gaar ah loo keensaday, balse ay ardaydu ku kala bixi doonaan natiijada Imtixaanka laga qaaday, halka kuwa Imtixaanka ka soo gudbana isla maalinta berrito ah loo qaadi doono tababar dibadda.

 

Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa hoosta ka xariiqay in ardaydan loo qaadanao leyli sargaal ay tiradoodu gaarayso 140 arday, kuwaasi oo 100 ka mid ah ay ka soo baxeen dugsiyada sare, halka 40-ka kalena ay yihiin ardayda Jaamaciyiin ah, ayna ka duwanaan doonaan ciidamadii horey loo qori jiray, waxaana uu kula dar daarmay in ay ka faa’iideystaan fursada ay haystaan, loona baahanyahay inay ilaaliyaan karaamada iyo sharafta dalka oo ay noqdaan kuwa ku guuleysta xagga anshaxa askariga looga baahanyahay.

 

Arrintaan ayaa qeyb ka ah dadaalada ay dowladdu ugu jirto dib u soo noleyntii helkalkii ay lahaayeen ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, waxaana ardayda maanta imtixaanka u fadhiistay ay tusaale u noqoneysaa tayeynta ciidanka.

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

lol all talk no action losers in action, what happened attacking your enemy in surprise move? why give them warning unless you want them to escape?

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

lol all talk no action losers in action, what happened attacking your enemy in surprise move? why give them warning unless you want them to escape?

 

Al Shabab typically can't fight so even if they do confront the Somali National Army face-to-face, they'd definitely turn down the fight and prefer to blend in with the local population and conduct hit-and-run attacks.

 

The National Army doesn't hide, if they want to make a push into Shabab-controlled territory, then they will do so. Remember, Al Shabab is the organization where many of it's leaders are hiding and on the run, not the Government. The ball is in the government's court, and they should continue this push and cut the head off the snake.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Is this guy for real for 6 months he has been posted pictures of au donated vehicles and Moryan rapests and checkpoint bandits claiming they will defeat alshabab.... Go an and defeat them or shut up...

 

Talk is cheap...get to it already....

 

Truth is you can't without Burundi holding your hand.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali national Army defeated and liberated ten towns including Alshabaab strong hold in Hiiraan and Galgaduud plus Shabelle dhexe within two month not long ago in May and June and stopped the offense due to the rain season .

 

 

 

Gov force beat Alshabaab in Cities like ceelbur and buul burte which are Alshabaab strong hold with support of majority of clan that reside in these town .

 

 

 

Alshabasb are not even putting up fight instead are running retreating playing Hide and seek ........

 

 

Cidansuldan

 

The Gov are playing their cards right Alshabaab are done as a fighting force They lost a lot support and financiers ...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Is this guy for real for 6 months he has been posted pictures of au donated vehicles and Moryan rapests and checkpoint bandits claiming they will defeat alshabab.... Go an and defeat them or shut up...

 

Talk is cheap...get to it already....

 

Truth is you can't without Burundi holding your hand.

 

Residents of six towns liberated from al-Shabaab by the Somali National Army (SNA) and the African Union Mission in Somalia (AMISOM) within a week say they are looking forward to putting behind them the fear and abuse inflected by al-Shabaab.

Between March 6th and 13th, the allied forces liberated from al-Shabaab the towns of Rabdhure, Ted, Hudur, Wajid, Burdhubo and Bulo Burde, in the Bakol, Gedo and Hiran regions.

 

 

201438635298806479528402gari_5.jpg

While people in the liberated areas say they remain hopeful for conditions to improve with al-Shabaab forced out, they also continue to struggle as they try to rebuild the infrastructure the militants destroyed when they left.

 

For five days before the allied troops entered Hudur, the regional capital of Bakol, al-Shabaab used loudspeakers mounted on vehicles to instruct the people to evacuate the town, residents told Sabahi.

 

About 3,000 to 4,000 residents were forcefully displaced, mostly to rural areas nearby, by al-Shabaab so that the allied troops would find the town deserted when they arrived, Hudur District Commissioner Mohamed Moalim Ahmed told Sabahi.

 

"The civilians have now come back... and our forces are welcoming them," he said.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Ciidansuldan

 

Americans the Turks and EU are supplying the Somali Army directly after seeing outstanding performance in the spring offense .

 

Now the Americans are training commandos arming them with all the fire power needed A game changer , The soldiers getting better salary .

 

 

A squad of 100 newly-minted Somali commandos are ready to hit the streets following the end of a nine-month training course run by American trainers.

 

DSC02654_21.jpg

 

201438635298804587725769gari_4.jpg

 

d.jpg?w=700&h=

 

a.jpg?w=700&h=

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Malister wake up already... Your pictures mean nothing. The au fight alshabab not your bandits. The au pushed them out of a few villages not your bandits. If your so confident you have the balls to fight alshabab then why do you need the au? Ask them to leave. It seems whatever City the au takes your bandits come in for a photo op and say they did it with the help of au. The au have said themselves they don't take your bandits seriously and they wouldn't survive a day without them. After the city is taken by the au your bandits come in and rob the local population and kill them which then drives them back into the arms of alshabab....

 

Ask the au to leave if I'm wrong ...let's see what your made of

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Malister wake up already... Your pictures mean nothing. The au fight alshabab not your bandits. The au pushed them out of a few villages not your bandits. If your so confident you have the balls to fight alshabab then why do you need the au? Ask them to leave. It seems whatever City the au takes your bandits come in for a photo op and say they did it with the help of au. The au have said themselves they don't take your bandits seriously and they wouldn't survive a day without them. After the city is taken by the au your bandits come in and rob the local population and kill them which then drives them back into the arms of alshabab....

 

Ask the au to leave if I'm wrong ...let's see what your made of

 

Buddy you taking it personal lol .....

 

Bye the way are you relate Ina Gadon the cross dresser or you Fysal Ali Warrabe son you are loll lol......

 

 

Sxb your Terrorist friends that your vouching for and hyping are cowards they will be dealt with at end they be killed in the battle or executed ...

 

 

They are on the Run check the news execution every day ...........

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ahh the terroist card when you can't answer legitimate questions somaha.... Never supported alshabab ever....but I know for a fact they are 10 times better then your bandits. The AU captures towns for you and like a lap dog they say come here with the photographers then the somali flags come out hahaha... The reality is you can't liberate a village by yourselves. And your bandits come with their checkpoints of theft, rape and steal from locals primarily food products and mobile phones.

 

 

But you accuse me of being a terrorist do you know why because you know I'm right.

 

Let AU leave and we will see how effective your bandits are. Call for the removal if you are so confident if not Malister keep your mouth closed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

ciidanka-goobta-online.jpg<

 

Maleeshiyaadka Shabaab Oo Laga Xoreeyay Tuulooyin Hoos Yimaada Degmada Buulo Barde.

Published on August 8, 2014 by Mowliid · No Comments · 562 views

Maleeshiyaadka Shabaab oo dhibaatooyin farabadan ku hayay shacabka ku nool gobolka Hiiraan ayaa faarujiyay Lix tuulo oo hoos yimaada degmada Buulo Barde kadib markii looga itaal roonaaday howlgallada ay ciidamada qalabka sida ka wadaan deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan.

 

Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo gacan ka helaya dhalinyaro deegaanka ah oo is abaabushay kadib markii ay u dulqaadan waayeen dhibaatooyinka Shabaab, ayaa hadda baaritaanno ka wada tuulooyinkii ay isaga baxeen malleeshiyaadka Shabaab.

 

Malleeshiyaadkii Shabaab ee isaga baxay tuulooyinkaasi ayaa la sheegay iney isugu tageen deegnka loo yaqaano Halgan oo hoos yimaada degmada Buulobarde ee gobolka Hiiraan.

 

Dadka ku nool Tuulada Jameeco oo ka mid ah meelihii laga saaray malleeshiyaadka Shabaab ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsanyihiin in laga dulqaado heeryada gumeysigi Alshabaab iyo iney sanado kadib dib u helaan xorriyadooda.

 

Tallaabadan ayaa qeyb ka ah howlgallada ay ciidamada qalabka sida dalka uga xoreynayaan malleeshiyaadka Shabaab ee dhibaatooyinka ba’an ku haya ummadda Soomaaliyeed ee ku nool deegaannada ay weli dalka kaga harsanyihiin.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this