Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Dhaarinta xildhibaanada Koonfur Galbeed

Recommended Posts

Baarlamaankii Ugu Horeeyay oo Ay Yeelato Koonfur Galbeed oo Maanta La Dhaariyay

 

Munaasabad lagu dhaarinaayey 82 xubnood oo kamid noqonaaya Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay kasoo qaybgalen Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Golihiisa Wasiirada iyo weliba Golaha Guurtida iyo marti sharaf kale ayaa waxa ay maanta ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

 

Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo guud ahaan ka koobnaan doona 135 xubnood ayaa 82 kamin ah loo dhaariyey in ay ahaadaan Golaha Sharci Dejinta Dowlad Goboleedska Koonfur Galbeed, iyagoona udhaartay in ay daacad u ahaanayaan sharciga Koonfur Galbeed iyo hab dhismeedkeeda Lixda Gobol ee ay ka kooban tahay Koonfur Galbeed.

 

Munaasabada waxa kahadlay qaar kamid ah Golayaasha iyo Madaxweyne Madoobe Nuunow Maxamed oo la dardaarmay Barlamaanka Cusub ee ay yeelatay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

 

 

ll

 

lll

 

lll

 

lll

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

When The greedy clans of Reer Jerberti Puntland started this Clan federalism in their quest to take power in moqadishu I doubt they foresaw this new chapter of Dagaal and hatred they created among the peacefull people of South Koonfuria never the less We welcome reer Badioa and their new state whilst praying for peace .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this