Sign in to follow this  
SomaliaRising

Who rules Xamar? Terrorists or Dabadhilifs?

Recommended Posts

Al-Shabaab oo amar ku soo rogay shacabka ku dhaqan Xaafadaha Huriwaa

 

 

Al-Shabaab ayaa la sheegay in amar ku soo rogeen shacabka ku dhaqan Xaafadaha degmada Huriwaa, kaasoo ahaa in xilliyada habeenkii aanay wax nalal ah shidi karin.

 

Amarkan ayaa ka dambeeyay markii maamulka degmada Huriwaa uu ku amray dadka deegaanka in qof walba gurigiisa hortiisa uu ku xiro Nal, xilliyada habeenkii la shido.

 

Laakiin amarkaas ayaa dhaqan gelin, kadib markii waraaqo lagu daadiyay maalin ka hor xaafada Suuqa Xoolaha looga digay shacabka inay wax nal ah shidaan, isla markaana cidii lagu arko tallaab laga qaadi doono.

 

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo saakay la hadlay mid ka mid ah idaacadaha Maxaliga ayaa sheegay in amarka la dul dhigay shacabka uu dhaqan galay, isla markaana habeenkii xalay xaafadaha Suuqa Xoolaha iyo Huriwaa uu ka dhaqan galay.

 

"Waxaa jirtay in maalin ka hor waraaq lagu daadiyay xaafada Suuqa Xoolaha oo dadka looga digayay in nalal ay shidaan habeenkii, xalay waa dhaqan galay, dhamaan nalalka xaafada waa dansan yihiin, xataa xalay Xaafada Waxar Cade sidaas ka dhacday, dadweynaha amarka Shabaab u hogaansameen"ayuu yiri mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadaha Muqdisho.

 

Shacabka ku dhaqan degmada Huriwaa ayaa ku jahwareersan qaadashada amarada iska soo horjeeda ee ka soo baxaya Maamulka degmada iyo Al-Shabaab.

 

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa horay dadka ku dhaqan degmooyinka ku wargeliyay in guryahooda hortooda ay nalal ku xiraan, si bilicda xaafadaha u soo baxdo, cid kasta oo mugdiga ku dhuumaneysa loo arki, si aanay u dhicin nabadgelyo daro.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Amisom cant defeat Alshabaab Alshabaab network with in Somalia is rooted deep they have connections every where they receive all sort of support from logistics to Money from many groups in Somalia and individuals. Amisom is there only to earn Fees for their troops and ofcourse to prolong the conflict for god knows when. Extra Ugandan troops have arrived as blue helmets to protect UN offices head quarters and other diplomatic offices owned by UN agencies in Mogadishu, if Alshabaab has to be defeated altogether u have to go to the root and have proper intelligence to know their next step to cut their supplies.

 

I believe the west is also not really interest in defeating shabaab, because the money they give to the SFG is channeled to offshore accounts. So if the Somali government is not really interested to make a difference why should they hunt shabaab when shabaab does not threaten Western interest let the Bantus earn their Money on the expense of the poor Somalis. The moral of the story if you dont help your self no one will.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes, AMISOM can't defeat Al Shabab

 

But Somalia can. Only Somalia itself can end this conflict.

 

If you don't want to help yourself, no one will help you, that's true.

Share this post


Link to post
Share on other sites

True Somalis can defeat shabaab, not 30.000 African union troops they have done a terrible job since 2006 its almost 8 years since the AU troops were in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

True Somalis can defeat shabaab, not 30.000 African union troops they have done a terrible job since 2006 its almost 8 years since the AU troops were in Somalia.

 

There isn't enough opposition to Al Shabaab amongst certain sub-clans in the South. Many Elders from the Ceelbuur clan are sympathetic to Shabaab. And same with some of Mukhtar Robow's cousins in Baydhabo. And this has only helped Godane and his ilk

 

There definitely needs to be more of a concerted effort in the South to defeat and corner these Shabaab thugs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

2-103

Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka oo soo badhigtay dhagar qabe Shabaab ka tirsan (Sawirro+Dhageyso)

Published on May 21, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 1,686 views

Hay’adda nabad Sugida Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta soo bandhigtay dhagar qabe ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ka shaqeyb jiray Idaacadda Andulus ee ku hadasha Afka maleeshiyada Al-Shabaab kaasoo ka qeyb qaatay dilalka laba mudane oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya loogu geystay magaalada Muqdisho.

Hay’adda Nabad sugida Qaranka taliskeeda Gobolka Benaadir ayaa maanta ku soo bandhigtay dhagar qabe ka tirsan Al-Shabaab oo ka qeyb galay dilal loo geystay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo tiradoodu gaaraysay labo Xildhibaan, kuwaasi oo siyaabo kala duwan loogu dilay Degmooyinka Xamar weyne iyo Dharkeynleey.

 

Dhagar qabaha oo sharxaya sida uu Shabaabku ugu shaqeynayay ayaa yiri “Aniga magaceeyga waa Maxamed Qaasim Axmed 2009-kii waxaan ka shaqeynayay Idaacadda Afka Shababaabka ku hadasha ilaa iyo 2010-ka, waxaan ka tegay 2011-ka waxaana ku biiray mu’saso Al-kataa’ib la dhaho oo ay shabaabku leeyihiin”

 

Dhagar qabahaan iyo mid kale oo lagu magacaabo Farxaan Macalin oo ay ka wada tirsanaayeen koxda Al-Shabaab ayaa Isiintii la soo dhaafay laga qabtay maqaaxi ku taala degamda Dharkeynleey.

 

Farxaan iyo Maxamed markii ay ciidamada gaariga ku soo qaadeen waxa uu fursad u helay Farxaan in uu daaqadda baabuurka ka boodo, taasi oo keentay in uu sidaasi u dhinto.

 

Warbixinta oo dhameystiran Linkiga hoose ka dhageyso

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Maamulka degmada Hodan oo ka warbixiyay howl gal gaar ah oo lagu qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab

 

 

Maamulka degmada Hodan ayaa faah faahin ka bixiyay howl gal gaar ah oo ay iska kaashadeen ciidamada booliska iyo kuwa nabadsugida oo ay ku soo qabteen xubno looga shakisan yahay inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab.

 

Gudoomiyaha degmada Hodan C/qaadir Cali Kulan ayaa sheegay in macluumaad ay heleen kadib ay qaadeen howl gal qosheysan oo ay ku soo qabteen ilaa shan ruux oo gacan saar la leh Al-Shabaab.

 

"Howl gal gaar ah oo ay iska kaashadeen ciidamada booliska iyo nabadsugida waxaa ku soo qabanay, shan ruuc oo gacan saar la leh Al-Shabaab, waxaa u gudbinay xarunta Nabadsugida, baaritaan ayaana ku socda"ayuu yiri Gudoomiyaha degmada Hodan.

 

Gudoomiyaha ayaa sheegay in howl galka uu ahaa mid farmuuq ah oo dadka deegaanka ku soo wargeliyeen, isagoo xusay inay socdaan baaritaan raggaas ku aadan, isla markaana howl galada ceynkan oo kale ay joogteyn doonaan sida uu hadalka u dhigay.

 

Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa howl galo baaritaano xiriir ah laga sameynayay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, waxaana howl galkan si gaar ah isaga kaashanayay ciidamada dowladda ee Nabadsugida, Booliska .

 

 

Somali news leader

www.jowhar.com

jowharcom@hotmail.com

golfyare@gmail.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mogadishu is no safe heaven for alshaydans , Security has improved Residents are cooperating with police force . Mogadishu Mayore is leading target raids on alshaydans leaders financier and cels . Mogadishu youth now days are busy with School - jobs - Sports and entertainment .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

^^It's only parts of huriwaa. Let me tell you the reason they are straight up nabad-diid the folks who live in suuqa xoolaha. Tell me why mogadishu's other 15 districts are relatively stabile? the folks in suuqa xoolaha are pro al shabaab and the government need to deal with them. They should confiscate their houses hadey amarka dowladda uu hogaansami waayaan. someone should make me the head of the security.I would go hard on nabad-diid's

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this