Sign in to follow this  
Mooge

The other Garad Jamac lands in Hargeisa

Recommended Posts

Mooge   

loool. This is turning into a joke. loool. I always knew the two Garad Jamacs were part of a bigger plot to bring SSC family under influence of SNM. What a shameful act on this Garad to land in Hargeisa and beg Somaliland for forgiveness. the good thing is that the masses of SSC don't support these caloshodaushaqeystayaal.

 

we expect Galaydh in Hargeisa anytime now. ...

 

 

 

18Garaadka iyo wasiirka Maxtooyadda Somaliland ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay shir uga socday magalada Jabuuti,iyadoona ugu danbayntii ay maanta oo Jimce ah isku soo raaceen magalada Hargaysa oo soo dhawayn loogu sameeyay.

 

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo warbaahinta la hadlay ayaa tilmaamay inuu yahay Oday dhaqan isla markasna uu meel kasta oo ay Somali degan tahay ka dagi karo kana hadli karo xaalada dadka Soomaaliyeed.

 

Waxa uu tilmaamay inay shacabka iyo mamulka Somaliland ay is-xog waraysan doonaan.

 

Mid ka mid ah wasiiradda mamulka Khatumo ayaa ku weheliyay Garaadka socdaalkiisa Hargaysa.

 

Wasiirka Madaxtooyadda mamulka Somaliland Xirsi Cali Xaaji ayaa docdiisa sheegay Garaad Jaamac inuu yimi dhulkiisi ayna arrimo badan Dalka Jabuuti uga soo wada hadleen.

 

Waxa uu Wasiirkan fariin u diray mamulka Puntland wuxuna sheegay inaysan afxumo waxba tarin isla markasna ay nabada kaliya kaa kaxayso sidaasi darteedna loo baahan yahay in daris wanaaga laga wada shaqeeyo.

 

Siyaasiyiinta iyo waxgaradka Gobaladda SSC ayaa hal mar ku fajacay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Hargaysa ka dagay soo dhawayn diirran-na kala kulmay.

 

Lama yaqaan arrintan waxay salka ku hayo,balse maalmo ka hor ciidamo ka socda mamulka Somaliland ayaa hal maalin gacanta mamulka ku digay degmada Taleex oo shir laga qaban qaabinayay.

 

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 19 20 21

 

Puntlandtoday.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Interesting development.

 

The las canod folk are increasingly joining somaliland hmmmm....

 

Wonderful news. They are starting to honour their 1991 agreements which is the ony reason for current hostilities.

 

Welcome home....

Share this post


Link to post
Share on other sites

They are doing this because puntland is showing no signs of strong will.

Puntland is not acting agressive against SNM.

They are not buying off ssc politicians.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

LOL i love this mashruuc. Apologize to somaliland and you'll get an nice office, xil maybe even a new wife. When u get tired go to puntland do the same. LOL war reerkaan SSC waa top scammers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

LOL i love this mashruuc. Apologize to somaliland and you'll get an nice office, xil maybe even a new wife. When u get tired go to puntland do the same. LOL war reerkaan SSC waa top scammers.

Mudane kkkkk

 

Tuugsi yaa mar walba ku jiri kara!

Qolodaan SSC waa tusbax go'ay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

 

Wonderful news. They are starting to honour their 1991 agreements which is the ony reason for current hostilities.

 

Welcome home....

 

i've been advocating for the commemoration of Garaad Abdulqani Day for a while now. it's important we celebrate those earlier figures to consolidate a future of wada jir, isku xidhnaan, wax wada qabsi, wada shaqayn, isku kalsooni, isku tanaasul and harmonious coexistence.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

War Cadale, ma reer Koonureed baa tahay?. Waxaan ku weydiiyey su'ashu waxa weeye inaadan wax badan ka aqoon reer Waqooyiga. Reerahan waa isku milan yihiin dhinac kastaba meelna ma kala tegayaan, in yaroo siyaasad ah baa lagu murmaa lkn xidhiidhdka ehelnimo iyo dhaqan kuma kala tagaan. Middeeda kale, reer waqooyigu intay maanta dagaallamaan bay berrina heshiiyaan intay geed wada fadhiistaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

War Cadale, ma reer Koonureed baa tahay?. Waxaan ku weydiiyey su'ashu waxa weeye inaadan wax badan ka aqoon reer Waqooyiga. Reerahan waa isku milan yihiin dhinac kastaba meelna ma kala tegayaan, in yaroo siyaasad ah baa lagu murmaa lkn xidhiidhdka ehelnimo iyo dhaqan kuma kala tagaan. Middeeda kale, reer waqooyigu intay maanta dagaallamaan bay berrina heshiiyaan intay geed wada fadhiistaan.

 

kkkkk at the end of the day ssc are servants and snm are the boss.

Share this post


Link to post
Share on other sites

welcome garaad jamac garaad ismaciil,, i love it how he says hargeisa marti kuma ihi wana runti he is right on the money , because hargeysa is his city..

Also The garaad has reaffirmed what i have been saying on these boards for years that the garaad clan and the rest of the SL people are tol the garaad reaffirmed my statement. Long live the people of Somaliland good decision by the Garaad,,for working with his people.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Raggii horee oo saldanada macnaha ay ku fadhido yiqiin kama hari jirin shacabkooda marka abaarta iyo colaadda iyo sano xumo la galo, waxayna soomaalidu ku maahmaahdaa (waala doogiyi yaan la daxcaroon) ama (waa baahanahay bakhti looma cuno) shacabkoogoo roob doon ku maqan hotel lama aado, hadafka u danbeeyana waa kala go’a soomaalida.

 

Kuwa hadda jooga siday u badan yihiin luguma nisbayn karo salaadiin waayo adkaysi ma leh siyaasi xoogaa haysta yaa adag ama waxay noqdeen riyo ooman.

 

Caleemo saarkiisii darwiish buu ekaa maantana fanaan xanuunsan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this