Sign in to follow this  
CidanSultan

Gentlemen Tonight The Somaliland Flag Flys Over Taleex

Recommended Posts

 

Taleex[RBC Radio]Maamulka Soomaaliland ayaa markii ugu horreeysay ka hadlay xaaladda degmada Taleex,waxaana afhayeenka ciidamada Soomaaliland uu sheegay inay si buuxda ula wareegen gacan ku haynta Taleex.

 

Korneyl Cismaan Cabdillaahi Saciid oo ah afhayeenka ciidanka Soomaaliland waxaa uu si cad u sheegay in ciidamada Somaliland -siduu hadalka u dhigay- gaadheen maanta duhurkii magaalada Taleex,waxuuna intaasi ku daray in haatan magaalada ay la wareegeen ciidamada Soomaaliland oo si buuxda gacanta ay ugu hayaan hadda.

 

Sidoo kale afhayeenku waxaa uu ka hadlay sababaha ay ugu duullen Taleex,waxaana tilmaamay inay Taleex ka mid tahay deegaannada Soomaaliland,horayna gooba ku dhow ay ku suganaayen ciidankooda.

 

…”"‘Taleex,waa degmo ka mid ah xadduudka Soomaaliland,ciidan keena ayaana si buuxda gacabta ugu haa xilligaan oo gudaha magaalada ayaan jogna,..”"ayuu yiri Korneyl Cismaan Cabdillaahi Saciid.

 

Afhayeenku waxaa kalo uu sheegay ciidanka Taleex jooga inay ahaayeen cidan kormeer ku tagay goobaha,haddana siweyn loogu soo dhaweeyey,waxuuna beeniyey in wax dagaal ah uu dhacay.

 

Mar afhayeenka ciidanka Soomaaliland la weydiiyey inay qaadayan mas’uuliyada dhibaatada halka ka dhacda iyo haddii ay Puntland soo weeraran,waxuu sheegay inay difaaci doonan xaddudkooda.

 

Degmada Taleex ma joogin wax ciidamo ah oo Puntland, hase ahaatee isla goob-joogayaashu waxay noo xaqiijiyeen in ay ku sugnaayeen magaalada hoggaamiyihii maamulka Kaatumo Col. Indha-sheel iyo mas’uuliyiin kale oo isla Khaatumo, kuwaasi oo iyaguna ka baxay magaalada intii aysan soo gaarin ciidamada Somaliland.

 

Dadka deegaanka,waxaa ay dhinacooda xaqiijiyen in ciidamo tiro badan oo hubaysan ay magaalada soo galay,halka ay tilmaamen in rasaas ay furayaan ciidamada Soomaliland in kastoo uusan wax dagaal ah ka dhicin degmada.

 

Lama sheegin ilaa hadda khasaare dhacay iyadoo warark qaar sheegayaan in ciidammada Khaatumo taabacsani ka baxeen Taleex .

 

Sidoo kale waxaa la sheegay boqollaal qoys inay ka baracakeen degmada iyagoo ka cabsi qaba in dagaallo ay dhacaan.

 

Taleex waxay 180-km ka xigtaa bari magaalada laasacaanood, waana markii ugu horreeysay ee Soomaaliland gaadho Taleex .

 

Inkasta oo Somaliland ay qabsatay degmada Taleex misna xaaladda magaaladu waa mid deggan, kamana jirto wax cabsi ah oo laga dareemi karo dadka deegaanka, mana jiro war ka soo baxay Puntland oo arrinkaasi ku saabsan ama maamulkii degmadaasi lagu dhisi jiray ee Khaatumo.

 

Qabsashada Soomaaliland ee Taleex waxaa ay ka dhigaysa mid cirka ku shareerta xiisada ka dhextaagan Puntland iyo Soomaaliland.

 

Qar ka mid ah waxgaradka Puntland,waxaa ay dhankooda sheegen inay nasiid darro tahay in ciidan ka tirsan Soomaaliland ay si dhib yar ku qabsadaan degmada taarikhiga ah ee Taleex.

Share this post


Link to post
Share on other sites

CiilSNM the khatumo clan is divided. Some supports SNM, some supports puntland and some supports their own clan state so they are divided as hell.

The other thing is many people amongst them are calooshood ushaqaystayaal. All they care about is money and positions. SNM understood this very well. They handed over money and positions.

 

It is old news that khatumo clan are more divided than the arabs. Also i doubt if Puntland wants to fight pro-snm militia from khatumo clan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This abdi cawar is a disaster for puntland,he embarked on what he couldn't deliver and don't have the muscle for,he is hostage to 17 votes from khatumites.He went to Mogadishu,Addisababa and jbouti to convince them help him squash Somaliland to no avail(that brought silanyo's visit to Lasqoray in show of force),all 3 countries bewildered and after saying No reminded him how strong Somaliland is & advised him to play save.After Silanyo's visit to Lasqoray he took anotha campaign which he naively thought could convince the wider world that Somaliland is a terrorist enclave and in a twist of faith bite him in the azz when one of his security guys shot dead 2 Europeans in Galkayo airport.Now he was about to attend khatumo conference in taleex in tit for tat with Lasqoray visit by Silanyo which again to his misfortune had the effect of khatumites losing Taleex.

Old school Faroole was smart & knew his limits,cunning to uphold peace with Somaliland and refused puntland's weakness exposed.

Disaster for the highly educated abdi cawar in what turned to be just an inflated ego by a puntlander as usual.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Your right cabdi Cawar is an asset to somaliland. Farole new his limits he stayed in garowe and stole as much as he could so he wouldn't need to go back to Australia and mini cab again and he achieved it.

 

This guy Abdi Cawar doesn't know if he is coming or going. East Sanag gone, tukaraq gone, taleex gone, buhoodle is next then to solidify it.

 

Look at the bright side the endless conference have come to an end and the local community centre taleex is under new management. The lease has expired and the land lord wants it back

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^Abdi cawar is really dumb and is very interesting to see how he respond to this.My gut feeling is he will run around hoping from one capital to another,especially plead with Mogadishu to send him Amisom which is impossible in light of how they get blockaded by Shabab in every town Amisom took and fighting for dear life even thou Somaliland will squash any force in the horn with the exception of Ethiopia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

^^^^Abdi cawar is really dumb and is very interesting to see how he respond to this.My gut feeling is he will run around hoping from one capital to another,especially plead with Mogadishu to send him Amisom which is impossible in light of how they get blockaded by Shabab in every town Amisom took and fighting for dear life even thou Somaliland will squash any force in the horn with the exception of Ethiopia.

 

 

 

 

Mirqaanism displayed right here hahahaha

Waryaa only hag from cadaado can crush the whole snm traitors.

You just lucky we are not neighbours haha

Share this post


Link to post
Share on other sites

@ Ciidan.............. yee puntland lies they the lion of Judah on his way has these people confused.

 

 

on anotha note all essential gov't staff in Garowe has been relocated as panick descended in according to reliable source.Business people,too packing up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Mirqaanism displayed right here hahahaha

Waryaa only hag from cadaado can crush the whole snm traitors.

You just lucky we are not neighbours haha

 

 

 

pirate ashamed of himself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Burah sxb faanka iska dhaaf.Waa lagaa sareeyaa dhinaca awooda iyo hubka.

Qabaailada degan Central and South are more stronger in battle.

Just because u bully masaakiinta buntland and khatumo does not mean u are stronger than kenya and south somalia, it doesnt mean u are after Ethiopia the strongest group hahaha

Brother i fear for your sanity.

Dont allow mirqaanism to ruin ur mind.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bura don't mind Somalia dieing. He came on this forum and from day one was all las canod, las canod and now he is so ashamed he pretends to be hag. Saxib hag live under the protection of Burundi you should call yourself something else now...

 

Bura listen to this the cabaad has already started.

 

http://www.raxanreeb.com/2014/04/puntland-oo-sheegtay-in-ay-talaabo-ka-qaadi-doonto-somaliland-dhagayso/

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

haha. Cidansuldan is having nightmares. what happened to closing the border? looooooool.

 

niyoow, don't flee back to caynaba. why not stay in taleex and fight?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caynaba... Mooge I think the deportation in Kenya is getting to your head the somaliland army is permanently based outside taleex they are not in te city just outside it, the same as las canod and other town.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this