Sign in to follow this  
malistar2012

Woqooyi Galbeed Somalia a Play ground for Tigreyn secret service ?

Recommended Posts

HARGEYSA;Somaliland Oo Xidhay Rag Laga Shakiyay Markii Dambena

Noqday Sirdoonka Itoobiya Iyo Masuuliyiintii Xidhay Oo Xabsiga Lagu Guray

 

10-04-2014 (BNN) Saraakiil iyo masuuliyiin xilal ka haya

Gabiley iyo xubno kale oo isugu jira askar iyo shaqaale

dawladeed, ayaa xabsiga loo taxaabay 48-kii saac ee la soo dhaafay, kadib markii dawladda Itoobiya ashkato ka dhan masuuliyiintaas u

gudbiyey xukuumadda Somaliland. Badhasaabka Gobolka Gabiley Md. Yuusuf Ibraahim Geeddi, ayaa Jamhuuriya khadka telefoonka ugu caddeeyey in la xidhay Taliye-ku-xigeenka Qaybta Booliska, Isuduwayaasha Wasaaradaha Beeraha iyo

Waxbarashada ee gobolkiisa. Waxa kale oo uu xusay in dadka xidhan ay ka mid yihiin darawalka Maayirka iyo askariga ilaaliyaha, xubno

shaqaale dawladeed ah iyo askari ciidanka booliska ka tirsan, kuwaasoo la sheegay in lagu eedeeyey inay tacadiyo kula kaceen, dukumantiyo sir ah iyo rasaasna kala hadheen saraakiil Itoobiyaan ah oo magaalada Gabiley lagu xidhay laba toddobaad ka hor. Faahfaahin intaa ka badan ma bixin Badhasaabku, hase ahaatee sida xogo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen, masuuliyiinta Gobolka Gabiley ee xabsiga lagu guray shalay, waxa loo haystaa inay rasaas iyo dukumantiyo sir ah kala hadheen saraakiil sirdoonka Itoobiya

ah oo loogu xidhay gudaha magaalada Gabiley, kuwaas oo markii dambena loo

dhaadhiciyey dhinaca caasimadda Hargeysa, kadib markii laga shakiyey baabuur

taarikada dalka Soomaaliya watay oo ay la socdeen, waxana saraakiishaas oodda laga qaaday markii la ogaaday inay u shaqaynayaan dawladda Itoobiya, balse falka lagula

kacay xubnahaas sirdoonka ka tirsan waxa aad uga cadhootay dawladda dhexe ee Addis Ababa a oo ashkato arrintaas ku saabsan u gudbisay Madaxtooyada Somaliland.

 

 

Ragga lagu qabtay Gabiley waxay ahaayeen laba xubnood oo sirdoonka Itoobiya oo watay

laba baabuur oo midkood lahaa taarikada Soomaaliya, iyadoo markii la xidhay, kuwaasoo

ka ashkatootay in markii la qabtay lagula kacay tacadiyo iyo jidh-dil, isla markaana si xun

loo baadhay, lagana qaatay hub ay wateen, iyadoo markii Hargeysa loo dhaadhiciyey la

aqoonsaday inay yihiin saraakiil Itoobiyaan ah, loona celiyey xorriyadoodii, balse lagala

hadhay qalab siro muhiim ah ugu jireen, dhacadadani ayaa galaafatay masuuliyiintii ku

luglahaa qabashadooda.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^

 

Malister you talking about 2 Ethiopian secret service agents.

 

There is 10000 Ethiopians soldiers running around bay and bakool whom you openly say are there to support your joke of a country and government.

 

Seems ironic don't you think...

 

Me thinks one who lives in a house of glass shouldn't be throwing rocks.

 

Me thinks you should be worried about what human rights watch called the mass sexual exploitation being commited by African Union forces on southern populations especially around mugdisho.

 

The next generation of hag will be half Burundi hey you might have a chance at a civilised state so it might be a blessing in disguise.

 

Hahha...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

Says the man who can not even free his tulo of 20,000 people

 

Hahaha...

 

Very rich wouldn't you say...

 

" Darawish banu nahay ismaeil corfield bu qorta ka goyay"

 

Hahah...

 

Slavery is nothing new to you trust me it's a historical fact that's why it's a modern reality today

Share this post


Link to post
Share on other sites

That's rich!!!Strange that Somalia aka south have the audacity to talk about Ethiopian secret service in Somaliland when Ethiopians occupying thm for ova 10 yrs and still have tens of 1000s of soldiers occupying large parts of their country. They have no shame comin with wide open steel eyes.

 

 

Pity You.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Burahdheer the news is even bogus thats why malistar hided the source

 

 

The koonfurians want to divert the attention from their cowardice neglective attitude approach towards the Kenyans abusing their refugees

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

HAG are good folks even though they find it difficult to govern but they will learn one day ,,you just claim them , and are ashamed of your pirate roots.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not only good people but also warriors. Sxb you know very well ictiraaf without our consultation means nothing, it brings civilwar.

Niyoow haddaa dagaal rabtid horta iska celi Khatumo clan haha

They karbaashed the seperatists.

Iam born of Hag. You are born of snm.

Niyoow dont lie about me.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Burahdheer the news is even bogus thats why malistar hided the source

 

 

The koonfurians want to divert the attention from their cowardice neglective attitude approach towards the Kenyans abusing their refugees

 

 

 

that's how they been living all along Lies, Lies and lies.They neva succeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

madaxweyne ku xigeenka somalialnd oo raali galin ka bixiyey arintaasi lagu la kacay basaasiinti xabashida una dhoofay addis ababa si dowlada usoo raali galiyo

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this