Sign in to follow this  
malistar2012

Al-shabaab oo deegaano cusub lagala wareegay, Baraawe oo halis ku jirta!

Recommended Posts

abdiweli-amni-1.jpg

 

 

 

 

Ciidamada Dowladda Federalka ee Soomaaliya oo ay kaabayaan Ciidanka Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay maanta dagaal culus ay la galeen Xoogaga Ururka Al Shabaab. Waxayna kala wareegeen dhul muhiim ah.

 

 

201438635298804916199564gari_3.jpg

 

Labada Ciidan, ayaa 3-dii aroornimo ee saakay ka dhaqaaqay Wadada Danow, waxayna u jiheysteen Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo ay dagaal culus la galeen Ciidan ku sugnaa daafaca hore, ee Shabaabku ka difaacanayeen Qoryooley.

 

Dagaalka, ayaa waxa uu ku fiday dhul beeraley oo ay lee yihiin dad shacab ah, iyadoo la soo sheegaayo in Taangiyada Amisom ay ku dul socdeen beero asandooyin ah.

 

Ciidamadaan, ayaa galabta si buuxdo ugu sugan Deegaanka Buulo Shiikh, oo wadada ka baxdo ay si toos ah u gasho Degmada Qoryooley, oo ay si buuxdo gacanta ugu heyso Al Shabaab.

 

 

 

Ciidan kale oo ka kooban Ciidanka Xoogga Dalka iyo Amisom, oo sidoo kale ka dhaqaaqay Deegaanka Shalambood ee duleedka Magaalada Marka, ayaa waxay cagta saareen wadada tagta Degmada Baraawe.

 

Labada Ciidan, ayaa waxaa u suurta gashay in sidoo kale ay la wareegaan Deegaanka Jeebeey, oo ay daafacyo adag kaga jireen Xoogaga Shabaab, sidoo kalana ah daafaca 1-aad ee Shabaabku ka difaacanayeen Degmada Baraawe.

 

Ciidan kale oo ka tirsan Dowladda iyo Amisom oo weli ku sugan Deegaanka Danow, oo ah halka kulmisa Wadooyinka ka kala yimaada Buulo Mareer iyo Qoryooley, ayaa waxaa la hadalhayaa in ay iyana ku dhaqaaqi doonaan Buulo Mareer.

 

Ciidamada Dowladda iyo Amisom, ayaa si saf mareen ah culeys baaxad leh u saaraaya Degmooyinka Baraawe, Buulo Mareer iyo Qoryooley. Sidoo kale waxaa la filaaya in Ciidan kale, oo ka socda Dowladda Itoobiya ay ka qayb qaataan qorshaha lagu qabanaayo Degmooyinka Baraawe iyo Sablaale.

Ciidanka Itoobiya, ayaa la sheegay in ay soo jeexayaan dhulka hawdka ah, iyadoo la sheegay in ay kaabiga ku hayaan Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, isla-markaana dhaq dhaqaaqyo Ciidan, ayaa laga dareemayaa Degmadaasi.

 

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur “Siidii”, ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay ka soo hadli doonaan Degmada Baraawe, markii uu sheegay in Shabaabku ay dhibaato daran ku hayaan dadka reer Baraawe, ayna ka dulqaadayaan.

Gudoomiyaha oo la hadlay laanta afka Somaliga ee VOA, ayaa ku waramaaya in si qorsheysan ay ku soconayaan hawlgalada lagula dagaalamaayo Shabaabka, loogana saaraayo inta ay kaga harsan yihiin Shabeellaha Hoose.

 

Dhanka kale dagaalka maanta ka dhacay Shabeellaha Hoose, ayaa waxa uu geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh, inkastoo aan si rasmi ah loo aqoon inta uu le’eg yahay khasaaraha labada dhinac ka soo kala gaaray dagaalka.

 

C/qaadir Siidii, ayaa sheegay in dagaalkaan ay jab lixaad leh ku gaarsiiyeen Shabaabka, dhinacooduna uu ka dhaawacmay afar askari, oo laba ka mid ah ay yihiin Ciidanka Dowladda, halka labada kalana uu ku sheegay Amisom. Sidoo kalana waxa uu xusay in ay ogyihiin dhimashada hal ruux oo rayid ah, oo ay haleeshay sida uu yiri rasaas wiifto.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Dagaalka Shabaabku ma dhowa dhaksana uma dhammaanayo, sababtoo ah nimankanu hubkooda iyo gawaadhidooda hawdkay la galaan. Sidaa darteed, intii muddo ah waxay ku dagaallami doonaan ku duffo oo ka dhaqaaq. Ciraaq iyo Afghanistan weli way ka dagaallantaa argagixisadu.

Haddii dadku ay soo sheegaan meelaha hawdka ah ay u baxsadaan waa la cidhibtiri karaa, laakiin haddii la qariyo lagama guulaysanayo muddo dheer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Malister Alshabab are bombing your president in his sleep. Just because a few Burundians with international cash push back and forth Alshabab just melts iyo the countryside and will be back as it has done for the past 6 years.....

 

Pure propaganda....

 

Stop relying on Burundi and fight your own battles.

 

Do you actually think your "Army" are capable of securing a school without au support.

 

Hahaha

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

Pure propaganda....

 

 

 

 

why ?You sound bitter and down that alshabaab are loosing to the SFG troops with help of Amisom - Mind you alshabaab has thousands foreign fighters with them .

 

thumbnail.php?file=somalia_422132239.jpg

 

201438635298804587725769gari_4.jpg

 

 

Well Trained and armed with Armored Personnel Carriers and superior weapon power SFG troops are on the Move to liberate areas held by alshabaab .

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lets be honest the so called SNA cant liberate a single village with out the support of the African union troops the AU troops do the fighting and the Somali militia follow the,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Malister is a man living on hope. Like the haji said and I said the so called somali army could not protect a single school from Alshabab if not for the au and if you agree otherwise ask for the au to leave and see what happens.

 

Hahah...

 

Dreamer

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaalka AL-SHABAAB oo allow sahal ah, arinta sidii hore ma ahan!

 

jaz3.jpg

 

 

 

 

Ciidamada Qaranka Soomaaliya (SNA) iyo kuwa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa qabsday dhowr magaalo oo istaraatiiji ah oo ku yaal koonfur-galbeed Soomalilya kadib weerar millatari oo baaxad weyn oo lagu qaaday al-Shabaab.

“Labadii maalmood ee ugu dambeeyay, ciidamada SNA iyo AMISOM waxa ay dib u qabsadeen magaalooyinka Rabdhuure, Ted iyo Xuddur kadib howlgal si wadajir ah loo fuliyay kaasoo argagixisada lagu jabiyay loogana saaray magaalooyinkaas,” ayay AMISOM ku tiri hadal ay soo saartay. “[sabtidiina], ciidamada SNA iyo AMISOM waxay sii wadeen guulahoodii waxayna qabteen magaalooyinka Waajid iyo Buurdhuubo ee gobolka Gedo.”

Axaddii, ayay SNA iyo AMISOM waxay sidoo kale qabteen magaalada Weel Dheyn ee gobolka Bakool. Howlgalka millatari ee wadajirka loo fuliyay ayaa ah biloowga dadaallo la soo cusbooneeysiiyay oo ay wadaan ciidamada huwanta si al-Shabaab looga saaro meelo badan oo ay Soomaaliya ka joogto ee ku yaal daafaha dalka.

“Guuleheenna millatari waa ay sii socon doonaan illaa iyo inta aan cadowga ka xoreeynayno inta ka harsan dalka,” ayuu Guddoomiyaha Waajid Cabdullaahi Yariisoow u sheegay AFP.

Dad deegaanka ah oo ay la xiriirtay AFP ayaa xaqiijay in Waajid iyo Xuddur ay dib u qabsatay AMISOM.

“Magaaladu waa eber. Al-Shabaab ayaa dadka ku amartay in ay isaga baxaan magaalada ka hor inta ayan [soo galin] ciidmada Itoobiya iyo Soomaaliya, laakiin xaaladdu waa ay deggan tahay hadda,” ayuu yiri Cabdi Xasan oo ka mida dadka deegaanka.

Ra’iisul-wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ku ammaanay barnaamijka wadajirka ah ee lagu saarayo al-Shabaab hadal uu Sabtidii ka jeediyay munaasabadd lagu weyneeynayo Maalinta Haweenka Adduunka.

“Howlgallada millatari ee socda ujeedkoodu waa in xididdada loogu siibo al-Shabaab sababtoo ah waxa ay khatar weyn ku hayaan Soomaalida ku nool aagagga ay gacanta ku hayaan,” ayuu yiri Axmed sida ay sheegtay Garowe Online.

Hoggaamiyaha al-Shabaab Axmed Cabdi Godane waxa uu Axaddii soo saaray farriin maqal ah oo uu Soomaalida ugu yeerayo in ay jihaad ku qaadaan ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Malister is a man living on hope. Like the haji said and I said the so called somali army could not protect a single school from Alshabab if not for the au and if you agree otherwise ask for the au to leave and see what happens.

 

Hahah...

 

Dreamer

 

IF the North loves Alshabaab and Gadona the cross dress take him to Hargeysa and crown him show your true color -

 

jaz3.jpg

Xaalka AL-SHABAAB oo allow sahal ah, arinta sidii hore ma ahan!

 

 

The Boys from North are feeling sad For Gadone the cross dresser Terrorist the bastard will be killed if he continues to stay in South his Warrant had expired . Well trained and armed Gov Forces are are liberating the few district still held by the Terrorist by the end of spring the South will be free of alshabaab .

 

11563072-3d-render-of-a-skeleton-hanging

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

it's quite funny that these seccesionists always mentions Amisom like they're the only foreign element in somalia especially when there is thousands of foreigners fighting alongside Al shabaab. these seccesionists will do whatever they can do to make the south burn even more dad ka xun ilaahay ma abuurin walaahi, go to every somali forum and you'll see these people supporting ''amiir godane'' and wishing destruction upon every wallaweyn. SMH

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

So sad to see certain people think that the ugandians, burudians kenyans or ethiopians collatively know as African forces in Somalia are there to bring peace, these countries armies are in Somaliya to profit from the misery of the somali people and continue their presence until thre millions of dollar dry up. No sane soldier wants to sacrife his life for a fight he has no gain from. The entire war is funded not to bring peace but to contain somalia war inside the country. Makistar i can assure that Ethiopians are the same people slaugthering innocent children in schools and doing criminals activities as under A. Yusuf and ghedi , please understand that this entire mashruuc is a show and the only people paying the price are the innocent somali civilians. Alshabab would not have exsist if the war on islam was not the first priority of the west. Looking at the bigger picture instead of thinking that ur clan is in power , afterall under colonization one has zero independence.

Share this post


Link to post
Share on other sites

They dont know that the african union troops profit from their conflict Somalia peace Amisom has no job , Somalia is in conflict Amisom gets their salaries from the western countries. The more conflict in Somalia the better for kenya uganda djibouti ethiopia all the countries that have troops in Somalia, somalia adversaries are plotting , not Somaliland, as some want to think, somaliland earns nothing from somalia, if somalia as an amisom country to i would say yes. but this is not the case. But the koonfurians are not that bright they think ethiopia and uganda is there to help them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

So sad to see certain people think that the ugandians, burudians kenyans or ethiopians collatively know as African forces in Somalia are there to bring peace, these countries armies are in Somaliya to profit from the misery of the somali people and continue their presence until thre millions of dollar dry up. No sane soldier wants to sacrife his life for a fight he has no gain from. The entire war is funded not to bring peace but to contain somalia war inside the country. Makistar i can assure that Ethiopians are the same people slaugthering innocent children in schools and doing criminals activities as under A. Yusuf and ghedi , please understand that this entire mashruuc is a show and the only people paying the price are the innocent somali civilians. Alshabab would not have exsist if the war on islam was not the first priority of the west. Looking at the bigger picture instead of thinking that ur clan is in power , afterall under colonization one has zero independence.

 

 

International terrorist and Grave diggers have no place in Somalia - No Mater how much you sugar coat it alshaaydans are threat to the existing of Somalia .

 

Hassan%2BDahir%2BAweys%2B%2526%2BAli%2BM

 

Shaykh Hasan Dahir Aweys at a gathering where AMISOM casualties, a Burundian prisoner, and captured AMISOM equipment were displayed

 

If Mogadishu was under African Amisom occupation Mans like Dahir Aweys , Indhaacad and countless other mans who fought and killed African Soldiers dragging their bodies on the ground , if it was up to the African force they would not be able to walk free in Mogadishu- . The African mercenaries have done great job assisting Somali Arm force defeating alshabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

<cite>
said:</cite>

it's quite funny that these seccesionists always mentions Amisom like they're the only foreign element in somalia especially when there is thousands of foreigners fighting alongside Al shabaab.
these seccesionists will do whatever they can do to make the south burn even more dad ka xun ilaahay ma abuurin walaahi, go to every somali forum and you'll see these people supporting ''amiir godane'' and wishing destruction upon every wallaweyn.
SMH

With the equally pervasive and virulent online comments about Somaliland coming from your fellow southerners, will you make the same statement that ALL your fellow koonfurians are along with us the worst people to inhabit the earth?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

<cite>
said:</cite>

So sad to see certain people think that the ugandians, burudians kenyans or ethiopians collatively know as African forces in Somalia are there to bring peace, these countries armies are in Somaliya to profit from the misery of the somali people and continue their presence until thre millions of dollar dry up. No sane soldier wants to sacrife his life for a fight he has no gain from. The entire war is funded not to bring peace but to contain somalia war inside the country. Makistar i can assure that Ethiopians are the same people slaugthering innocent children in schools and doing criminals activities as under A. Yusuf and ghedi , please understand that this entire mashruuc is a show and the only people paying the price are the innocent somali civilians. Alshabab would not have exsist if the war on islam was not the first priority of the west. Looking at the bigger picture instead of thinking that ur clan is in power , afterall under colonization one has zero independence.

Well here is the truth they don't want to see:

http://www.somaliaonline.com/community/topic/peacekeeper-in-somalia-i-dont-want-to-defeat-al-shabaab-i-would-rather-scatter-them-to-prolong-my-mission/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this