Sign in to follow this  
Dalmar1

Al-shabaab has confirmed the death of ali dheere!

Recommended Posts

Dalmar1   

War EG DEG : Warbaahinta Al-shabaab oo baahisay geerida Cali dheere ” wuu ku daayay”

March 10, 2014

 

Shabkad ku hadasha afka kooxda al shaabaab oo goor dhow lasoo dhigay in uu geeriyooday af hayeenka kooxda al shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere

 

Af hayeenka dhinaca howl galada kooxda shabaab C/casiis Abuu Muscab oo la hadlayay warbaahinta ku hadasha afkooda ayaa sheegay in uu shahiiday Af hayeenka Kooxda shabaab.

Sidoo kale Sarkaal ka Tirsan shabaab ayaa shaaciyay in uu dhintay Sarkaalkaas waxaa uuna sheegay in aysan u dhutinaynin sarkaalka asaga oo sheegay in uu shahiiday.

 

Sarkaal Ka Tirsan Dowladda Kenya ayaa horay u sheegtay in aay dileen Af hayeenka kooxda shabaab Cali Dheere.

 

Af hayeenka kooxda al shabaab sheekh cali Maxamuud Raage sheikh Cali Dheere ayaa ahaa Sarkaal muhiim u ahaa shabaab.wuxuu noqanaya saraakisha ugu danbeeyay koxdaasi laga dilo.

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa ku xusuusanaya Af hayeenka Kooxda Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere sheegada iyo dilalka ardayda iyo wax garadka Soomaaliyeed.

 

Kooxda shabaab oo magac diin ku qaraab jiray ayaa ku jiro waqtigoodi ugu danbeeyay oo aay ku qaadanayaan Koonfurta Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this