Sign in to follow this  
Dalmar1

War of words has started between A/wel and Silanyo through the phone they spoke!

Recommended Posts

Dalmar1   

Warar ay si hoose u heshay Shabakada Alldhacdo ayaa waxay sheegayaan in habeen kahor ay qadka Taleefanka ku wada sheekeesteen madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Gaas iyo dhigiisa Somaliland Axmed Siilaanyo.

 

Waxa ay ka hadleen arimo xasaasi ah oo maalmahaan dambe taagnaa, iyadoona hadalada qaar ay si adag Labada dhinc u dhex mareen.

 

Wararka aynu helnay waxay sheegayaan in arimaha ugu weyn ay ahayd gobalka Sool iyo ciidamada Somaliland ka jooga.

 

Siilaanyo ayaa loo sheegay hadii aanu ciidamadaasi la bixin in wixii uu la kulmo isaga mas’uul ka yahay, waana mid baqdinta keentay.

 

Siilaanyo ayaa ku yiri Gaas “Wixii ad haysaan soo daaya”, waxayna taa keentay in Taleefanka la’isku jaro iyadoo aan wax xal ah la gaarin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this