Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland army takes more territory in eastern and southern Sool region

Recommended Posts

Dee adiga suaasha ugu danbeyse lugu weydiye maxaad uga jawaabi la'adahay miyaanad noolaan karayn bila reer Somaliland

 

Somaliland xuduud qabileed maha wa xuuduudaha Africa u yalaa xuduudihi Africa sida ka dhigay eeh african chaterkeeda ku yaala eeh madaxda africa 1963 gacanta ku dugeen. Xuduuda Somalia iyo Somaliland waxba kama duwana xuduuda kenya iyo Somalia

 

Adigu maxaad ciidan qaran ku falaysa miyanaad amisom u yeedhan miyanay afrikaanku wardiyeyn goormaad ciidan qaran rabta inad dhisatid Madaxdadu waxba kuma talo jiraan. inay project uun sexeedann bay raban oo dhakhso u ceeshan , Qaran waxa dhisa dad isku hadaf ah isku mawqif ah isku ujeedo isku aragti isku wax meel u wada , luqad qaran ma dhisto dal na lugu ma abuuro luqad haday taasi sida tahay wadanka kanada iyo wadanka maraykanka ba qaran wada noqon laha oo isku darsan laha ama ireland iyo ingreeska ama carabta oo isku luqad ama gobolka tigray iyo dalka eritrea ama albania ama kosovo. Waxa idinka qaldan idinky qaran iyo dal baad qalad ka fahantaan qarankinu wuxu ku xidhanyahay wax la yidha ethno nationalism waxasina wa wixi somali ba burburiye somaliland burburisay somalia burburisay jabuuti ba ka bad baday ethno nationalis, dal ahaan waxa weye inad dhisatid dalkaga raskambooni ila raas caseer dadkina is ogol eeh leh anagu somalia baanu nahay maalintad ta samaysid baad so dhawanaysa laakin intad leedahay lahjad iyo accent ba dawlad ku dhisaya wa habeenkii oo xalay tegey..

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duriyada Sool bay degtaa Bohol iyo xudun, cainabo iyo magaloyinkele sida oog... Take your fake qaranimo to someone who cares. If Somalinimo was a reason to unite I should unite with Djibouti and fifth region of Ethiopia instead of uniting with Burundian colony of mugdisho.

 

Unity is dead and barried: somaliland from las canod to loa cado is a reality today without Burundi or Turkish money hahaha...

 

Stand on your own two feet before you approAch us with cheap propaganda. sool is duriyada and Sanag and every inch in between because the barrel of my gun says so

Share this post


Link to post
Share on other sites

And today we are have reached the crumbling tin gates of garowe ready to blow it down if the wind hasn't already done so.

 

And you talk about burco....

 

Forget recognition i support the Somaliland colonialistion of Somalia.

 

Recognition would mean we can't invade inside Somalia....

 

Garowe is awaiting the Somaliland flag to be hoysted over its one story shacks.

Share this post


Link to post
Share on other sites

IMG_0044.jpg

 

puntland-army-1.jpg

 

 

Where are these skateboarders clowns - Abdi wali Gass Has pissed off the Hargeysa admin Now the Man is about loose Garowe -

 

ciidammo ka tirsan Somaliland ay madaxweyne xigeenka Puntland, C/xakiim Cabdulaahi (Camey) ka hor-istaageen safar uu ku tagi laha degmada Buuhoodle oo deegaan ahaan uu kasoo jeedo

 

 

waar ninmanka SNM Caadi Maha -

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xaaji

Qaran waxaad u taqaan snm intaas waa isla granay yaanan ku daalin

Afrikaanku xuduud ma samayn karo asagaa laysku dulmay haduu madaxa kuu ruxo ha u qaadan inuu ku aqoonsaday wuxuu ula jeedaa waan ku fahmay waxaad ka hadlayso

 

Gaalo guurkii wuxaa ku horaysay hargaysa dawlad calan samaysatayna maysan ahayn koonfurtaa ku xigtay way midoobeen mar kale ha u qaadan laba dal oo is raacay waxay ahaayeen dad soomaaliyeed oo gumasi kala qaybiyay oo isu yimid ha marin habaabin adeer

 

Xuduudku laas caanood kuma yaalo wajeer waa ka shisheeyaa hadaad qaran difaacayso

Soomaalidu waxay idiin jeceshahay aragtidayda oo la idiin daba joogaa maahan nacayb waqooyi galbeed waa dad qalbi fiican oo murtida iyo maaweelada ku fiican

 

Ciid suldan

I am against tribal map and tribal war as well, at the same time we can't make a new snm map, go and measure duriya land.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gumeysi ina ma kala qeybin oo isticmaarka ka hor ba dawlad maynan wada lahayn marka sharciyaan wax macquul ah maha 1884 wixi ka horeysey ma dawlad iyo calan baynu wada lahayn wa mayaa isticmaarki marku yimi dawlad manan wada lahayn marki xoriyada la qaatay na shot term period midow ba dhacay 30 sanno bu midowgaasi jiray ka dib na wa burburay is weydi wuxu u bur buray wuxu u burburay kumaynan heshiis ahayn waligeen saban dal lugu ma dhiso isku luqad baanu ku wada hadalna masaliyan wan ku sheegey dalal fara badan oo isku af ku ku hadla oo aan qaran wadaagin. Somaliland afrikaan aqoonsi kama rabto sababtu ah xuduudehedu wa shaci afrikana wa ogtahay gaal iyo islam na wa ogyahay. Xuduudku wuxu ku yalaa yoocade wajeer Somaliland kama mid ah wa dalka Kenya , hadaad rabtid inad Somalia ku so dartid be my guest orodo Kikiyada u tag wajeer oo dhe aniga iska leh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

XX lol, Landers are distracted easily from the reality, you should focus more on the coup in the Lander's parliament, anyone can see this is distraction from the dictatorship in making, you have bigger problem to worry then few villages.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Distracted from what the Parliament differences in SL what dictatorship are you saying ciiro or Kulmiye is becoming a dictatorship lol. In Somaliland there is one man one vote poeple vote for their leaders. There are no major problems in SL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

XX lol, pretending not to understand yaa xaaji? changing the constitution is not a coup? so they can get rid the last remaining opposition? sending hired guns to distract the gullible masses?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Changing the constitution where did they change the constitution lol do you even know about the Somaliland constitution wait let me ask you a question do you even know what the dispute in the SL parliament is about

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

lol, smoke and mirrors XX style! what does landers constitution say about unseating elected head of the parliament by the government?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xaaji suldaan marka ugu horaysa waa inaan su'aalo iska weydiinaa mowduucaan ka dibna jawaabteeda raadinaa si laysugu soo dhawaado

 

SNM yay aqoonsi ka doonaysaa? yaa u diidan in la aqoonsado?

Hadaan ku jilciyo su aalahaas koonfurtu ayadaa afrikaan ilaaliya oo sidaad sheegtayba talo gacanta uguma jirto see ku dhici kartaa inay hor istaagaan aqoonsiga snm?aduunku muxuu u arki la'yahay jamhuuriyadaan quruxda badan oo geeska afrika ku taal?

 

Tan taariikhda ma maqal dawlado ka jiray soomaaliya gumaysiga ka hor waxaan taariikhda ku bartay in ree yurub shan u qaybiyeen dhul soomaaliyeed iyo dad soomaaliyeed oo reer guuraa u badan ma waxaad leedahay qaybintaas waxay ula jeedeen shan dawladood oo waalalo ah inaan noqono una dabaal degno sanad guuradii ay na qaybiyeen xuduudkana noo sameeyeen?

 

Arigtida khaliijka

Khaliijku waa lix wuxayna ugu tala galeen inuu maslaxad kala gaargaara mid walba goonideeda ugu yeesho si batroolku ciriiri u gelin markuu ka dhamaadana alla kariim inay is raacaan baa laga yaabaa, maxaa snm u qorshaysan hadii la aqoonsado?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miyir the head of the opposition and the speaker of parliament cannot be the same person how ever the SL guurti allowed it to happen for the time being its not about unseating him u have missunderstood the whole dispute the speaker of parliament honorable Ciiro approved two new laws about removing the powers of his 2 deputies who happen to be from the Kulmiye party which indicates that only 42 members of parliament can remove the 2 deputies as happened this law was initiated by the speaker mr ciiro. The 2 deputies and the vast majority of the Kulmiye mps say now oke fair enough we lost our status by the 42 agreement the speaker can lose his seat to by the same agreement. Now the speaker is against it and wants to reverse and re instate the two former deputies. But now the 2 deputies disagree and the guurti of SL is mediating thats about it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni aqoonsiga Somaliland waxa hortagaan waxyaalo fara badan oo ay ka mid yihin dawlada ka mid beesha calaamka gaar ahaan qaar gacan saar dhaw la leh wadamada sudaan iyo masaarida. hadaba dawlada taagta daran eeh xamar waxba ma hor taagna iyadu eeh laakin iyadu laftigeedu wada shaqeynta Somaliland siday u rabto ma rabaa. laakin iyagu waaad sida aad sheegtey gacmaha wax fara badan uga ma jiro hadana,beesha calaamka nimanka yurubianka maraykanka ayaa siiyey wax la yidha political legitimacy inkastow anay lahayn legitimacy lahayn marka somalida loo eego.

 

Dhibaatada ugu weyn Somalia iyo Somaliland haysata loooma ogala inay heshiiyaan, haday somalia iyo somaliland heshiyaan , Somaliland waxay qaadanysa active role si ay somalia u degto oo wax badan ka tari karta wadamada afrikanka sida xabashida kenyatiga uganda lacago fara badan bay ku qataan somalia qaskooda. Somaliland mar hadi la aqoonsado waxay qaadanysa talaabooyin wa weyn si somalia u degto wadaamo badan ma raban somaliland sabab wa dal islam ah wana dal dimuqriyadida siyasadeed ku dhaqma somalia , tusaaley u qadan karta somaliland. iyo qaabkay u dhisan karto dawlad. Marka dad badan ba raba inay status quo sida ahaato somalia oo bila dawlad ah oo bila nidaam iyo Somaliland oo bila aqoonsi ah si ay arintu sida u socoto. sida ula soco. Somaliland hadi la aqoonsado waxa u qorsheysan inay Somalia nabadayso inay active role dhibato inay Qaabka Yurub wax isugu darsadeen neo functionalism waxa la yidha in Somali council of nations la sameyo. Si lo helo xal fiican oo Somalia iyo Somaliland iyo jabuuuti iyo somdalida jigjiga iyo somalida garisa ba iska dhex arkaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Sidee kuula muuqataa su'aasha ugu dambaysa in xuduudka lasoo af jaro aqoonsiga ka dib si aan dad badan ugu dhiman aqoonsi aan la hayn?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this