Sign in to follow this  
Cadale

Banadir admin will take over houses

Recommended Posts

Cadale   

Mahiigaan;989534 wrote:
Waryaa Xamar waan kaaga war roonahay. Anigaa khuraafaad igama dhhadhicin kartid, waana kuu sheegay in inta AMISOM joogto la dhisay. Sheeka kale ma haysaa?

Dameerkan aad igu tilmaantayna adigaa iiga aqoon badan ee taa la soco.

Mahiigaan;989539 wrote:
Maxaad tidhi, Negro Please?.
dadkan aad Negro ku caayaysid waa kaa aqoon badanyihiin waana kaa horamarsanyihiin, waana kaa qurux badanyihiin. Ma garatay dee?

Mahiigaan;989547 wrote:
Cadale,

 

Waa maxay doc ka yeedhnimadu?.
Nin baan u jawaabayayee, xagee igala qaadday, mise laba username baad leedahay
?.

Calaacalkee dee, waar anigu Xamar guri kuma lihi wax iga yaallaana ma jiraan ee adiga ha ku deeqdo.

Lay of the khat it aint healthy for you.:P;);)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

SomaliPhilosopher;989573 wrote:
lol this is what they have been saying for years. Tarzan is here to stay!

LOL i know beesha is looking for the right person dee:p

Share this post


Link to post
Share on other sites
Guje   

i wish nothing but goodwill for the beesha, i give you my house in huriwaa cadale, near booc booca, behind the primary school and next to the bire tume. ku qabaso sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cadale,

sxb. Waad kululaatay ee aan isa saamaxno. Caadi bay idiin tahay in qofka reer waqooyiga ah aad ku caydaan qat, iyadoo laga yaabo inaanu qofkaasi cuninba bahalkaas. Runta haddaad doonayso qaatka afkayga ma saaro, mana jecli meelaha Somalidu istaagtaagto ee waqtiga ku lumisana ma tago.

 

Have a nice one.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka G/Banaadir Oo Qorsheynaya Dhismaha Suuqyo Si Gaar Ah Loogu Iibiyo Hilibka Iyo Qudaarta

Published on December 7, 2013 by Mowliid · No Comments · 325 views

Maamulka gobolka Banaadir ayaa wada qorshayaal lagu dhaqan gelinayo sidi nimaad wanaagsan oo bilic soo celin ah looga sameyn lahaa suuqyada ganacsiga ee ku yaala qaar ka mid ah degmooyinka gobolka.

 

Qaar ka mid ah Ganacsatada Hilibka iyo Qudaarta ee suuqyada dagmada C/casiis ayaa si weyn usoo dhaweeyay talabooyinka uu maamulka gobalka ku dayactiray suqyada dagmooyinka gobalka banaadir, ayago talaab horumar leh ku tilmaamay suqyada loo dhisayo hilibka iyo qudaarta ee dagmooyinka gobalka banaadir

 

Ganacsatada Hilabka iyo qudaarta ee ku dhaqan dagmada C/casiis ayaa sheegay iney dhaqan gilinayaan amarka ka soo baxay maamulka dagmada iyo kan gobalka kaas oo la xiriira in hilibka iyo qudaarta aan lagu iibin Karin dariiqyada.

 

Gudooyimaha dagmada C/casiis ayaa dhankiisa ka hadlay arinta la xiriirta nidaam u sameeysta ganacsatada hilabka iyo qudaarta isago balan qaaday in dhamaan waaxyaha dagmada ay ka hirgilin donaan suqyadaan loogu tala galay ganacsatada hilabka iyo qudaarta.

 

“Suuqyadii Hilibka ayaan rabnaa inaan ka dhigno Muraayad xiran oo birihii hilibku ka raaracay uusan duqsi soo geleyn suuq kastana sidaas ayaan u sameyneynaa mana ogaan doonno in jid dambe lagu iibiyo Hilibka” ayuu yiri gudoomiye Tarsan

Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Max’ud Axmed Nuur Tarsan oo wareeysi gaar ah siyay Radio Muqdisho ayaa sheegay iney qorsheynayaan suuqyo gaar ah oo lagu iibiyo Hilibka iyo Qudaarta isagoo intaasi ku daray in taasi ay sare u qaadidoonto bilicda iyo nadaafada magaalada Muqdisho.

 

tarsan.jpg

 

Mujahid Max’ud Axmed Nuur Tarsan will be remembered as man who cleaned up Mogadishu after decades of civil war

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

"Yaanan nagu qasbin inaa hadda hub qaadno..."

 

Sarihii caanka ahaa dowladii lahayd -- sida hoteelada Jubba iyo Curuba, xaruntii gobolka Banaadir ee hore -- oo degmooyinkaas ku yaalo oo wali burbursan maxaa laga rabaa kuwii dadka rayidka lahaa.

 

Gardarro iyo maag waaye. Degmooyinkaas la bartilmaameystay Shibis, Shangaan, C/casiis, Xamarjajab iyo Xamarweyne wax kale lala damacsanyahay maadaama maryooleey guryo iyo dhulba midba ku lahayn xaafadaas. Dadkii Xamar dhisay, ilbixiye ayaa degnaa xaafadahaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Soomaalidu waa suntii harkaha.. dowladda hoose howlaheeda xitaa waa la siyaasadeyn. Adeer guryaha wadooyinka saran halla dhisto oo halla qurxiyo hadii la yidhi ma dhib baa? Soo bilicda magaalada in lasoo celiyo sax ma aha? Meeshii laga bilaababa, hadii la bilaabay waa wax sax ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;991271 wrote:
. Adeer guryaha wadooyinka saran halla dhisto oo halla qurxiyo hadii la yidhi ma dhib baa?

Will the Municipal Government be willing to front for the funds needed to build these houses?

 

While poor residents are being threatened, this goes on unabated.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

The Zack;991271 wrote:
Adeer guryaha wadooyinka saran halla dhisto oo halla
qarxiyo
hadii la yidhi ma dhib baa?

Waa dhib, hadii la dhisaayo maxaa loo qarxinaa, taas dhib ma ahan miyaa in your neck of the woods asset.php?fid=14&uid=3017&d=1313069411

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^LOOL waar I said qurxiyo waaxay qarxinta aad sheegi Ina aaabow!

 

Che - no the owners should build it or sell it. It is a standard and universal rule. I have 2 feet tall fence around my house in Ohio, if I make that fence one inch taller than 2 feet, I will get fined.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

lol The Zack oo maanta qabiil iska dhaafay si macquul ah u hadlaayo,

 

dadka waxaa suspicious ka dhigay waxay tahay area yada maamulka targetka ka dhigtay maxaa ayaga kaliya target ka dhigay camal waxaa jira wadooyin badan oo muhiim ah wali aan la dhisan xitaa ay ku jirto wada maka almukarama iyo wadada wadnaha iyo sodonka wali qaa ay wali dhismo u baahanyihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;991283 wrote:
^LOOL waar I said qurxiyo waaxay qarxinta aad sheegi Ina aaabow!

 

Che - no the owners should build it or sell it. It is a standard and universal rule. I have 2 feet tall fence around my house in Ohio, if I make that fence one inch taller than 2 feet, I will get fined.

Whose universal rule? Who made it standard? Considering most of the owners have been displaced and lost all their wealth not to mention their rights violated, the Government is now threatening them with legalized thievery. By the way, pay attention to the neighborhoods Tarzan is targeting. It's old Xamar which largely belong to certain Somalis.

 

p.s. and did you seriously compared yourself to people in war-torn country, my house in OH nicca please.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

Indha adeygnimadiisa wali wuula soo taaganyahay. Mida koowaad bisha shanteeda Jimco ma ahayn, maalin Khamiis ahayd taas horta iska soo sax ninkaan guddoomiyaha Banaadir sheeganaayo.

 

Shirkaddo ayaa guryaha kuu dhisaayaan kulahaa. Meesha sharci maaka jiro. Kuwaan shirkadaha leh anigaa leh ayee beri lasoo istaagaayaan oo daartaan anigaa dhistay iyagoo leh. Ma'oga miyaa guryo badan saas lagu dhacay, laguna heystaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

Indha adeygnimadiisa wali wuula soo taaganyahay. Mida koowaad bisha shanteeda Jimco ma ahayn, maalin Khamiis ahayd taas horta iska soo sax ninkaan guddoomiyaha Banaadir sheeganaayo.

 

Shirkaddo ayaa guryaha kuu dhisaayaan kulahaa. Meesha sharci maaka jiro. Kuwaan shirkadaha leh anigaa leh ayee beri lasoo istaagaayaan oo daartaan anigaa dhistay iyagoo leh. Ma'oga miyaa guryo badan saas lagu dhacay, laguna heystaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this