Sign in to follow this  
malistar2012

khilaaf ka taagan jagooyinka wasiirada loo qoondeeyay qaar kamida Beelaha Jubaland

Recommended Posts

Macalin Maxamed oo ka biya diiday wasaaradii loo qoondeeyay

 

macalin-maxamed-jk-300x168.jpg

 

 

 

December 3, 2013 News

Waxaa magaalada Kismaayo ka socda la tashayadii udambeeyay ee madaxweynaha maamulka Jubaland la leeyahay maamulkiisa iyo qaar kamida odayaasha dhaqanka ee Beelaha daga gobolada Jubooyinka.Xog ay Dhanaan Media si hooshe u heshay ayaa sheegaysa in Macalin Maxamed Ibraahim u ka biya diiday halkii wasiir ee Beesha A***** loo qoondeeyay oo isaga loo magacaabay.

 

Wasaarada Macalin Maxamed loo sheegay inuu qabto ayaa ah wasaarada arimaha Bulshada iyo horumarinta.Waxay wararkii ugu dambeeyay sheegayaan in Macalin Maxamed diiday qabashada xilkan, arintani ay dhalisay khilaaf hada taagan.

 

Dhanka kale qaabka wasaaradaha loo qoondeeyay ayay dadku dareen kala duwan ka bixiyeen iyadoo mid kamida liistada golaha wasiiradu ay muujinayso in Beeluhu qaarna ay heleen hal wasiir halka qaar kalana laba wasiir la siiyay.

 

Ku dhawaaqista golaha fulinta ee maamulka Jubaland ayaa lagu wadaa inay dhacdo isbuucan gudihiisa.

 

Geeska kale soo xulista xubnaha Baarlamaanka ayaa laga yaabaa inay jiidanto iyadoo gudi odayaal ah oo saaray oo ka shaqeeyay soo xulista golaha Baarlamaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kismaayo_Shir_2.jpg

 

Axmed Madoobe right hand man feels like he got disrespected the position he was offered and only with one minister positions for the ogs , he was giving wasaarada arimaha Bulshada iyo horumarinta . i feel sorry for Axmed Madoobe the stress he is going through to Finnish his admin good luck Blacky .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Apophis;989098 wrote:
Madoobe is making a mistake by alienating his kindred.

tell me how Axmed Madoobe is making mistake , Jubba is a shared regions with various clans for the jubba admin to function it has to be all inclusive fair power sharing .

 

I understand if he was creating a admin for Afmadow Jubbada Hoose,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Madoobe should know that justice starts at home. Yes, be fair to all the groups in Jubbooyinka, but be fair to your own as well.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this