Sign in to follow this  
malistar2012

Maamulka Juba oo ka soo horjeestay Shirweynaha lagu qabanayo Muqdisho

Recommended Posts

Maamulka Juba oo ka soo horjeestay Shirweynaha lagu qabanayo Muqdisho

2. oktober 2013

 

 

 

Maamulka Jubba ee Magaalada Kismaayo ayaa kasoo horjeestay ka qeybgalka shirka shanta Bisha Dowladda Soomaaliya ay qaban qaabinayso inuu ka dhaco Magaalada Muqdisho ee looga hadlayo arimaha Jubbooyinka.

 

 

Macalin Maxamed Ibraahin oo kamid ah masuuliyiinta maamulka Jubba, ayaa hadal uu siiyay warbaahinta wuxuu ku sheegay in hadii ay yihiin maamulka Jubba aysan doonayn ka qeybgalka shirka dib uheshiisiinta ee Muqdisho ka dhacaya.

 

Wuxuu sheegay masuulkaan inay waafaqsan yihiin heshiiskii lagu galay Magaalada Addis Abbaba ee dalka Ethiopia, heshiiskaasina uusan dhigayn sida uu yiri in Muqdisho shir lagu qabto.

 

Macalin Maxamed Ibraahin, ayaa tilmaamay in gogol ay dhigayaan magaalada Kismaayo, taasi oo looga hadlayo arimaha Jubbooyinka iyo mad-madoowga ka taagan.

 

Masuulkaan ka tirsan maamulka Jubba ee Magaalada Kismaayo ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay dhameystirka xubnaha maamulka Jubba ee Magaalada Kismaayo, isaga oo sheegay in maalmaha soo socda la dhameystirayo maamulka.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday shir looga hadlayo arimaha Maamulka Jubba oo 5-ta Bishan ka dhacaya Magaalada Muqdisho, kaasi oo qaban qaabadiisa guddi heer wasiiro ah loo xilsaaray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Macalin Maxamed Ibraahin, Masuulkaan ka tirsan maamulka Jubba ee Magaalada Kismaayo

 

Wuxuu sheegay masuulkaan inay waafaqsan yihiin heshiiskii lagu galay Magaalada Addis Abbaba ee dalka Ethiopia, heshiiskaasina uusan dhigayn sida uu yiri in Muqdisho shir lagu qabto.

Heshiiskii Addis Ababa

 

9- Waxaa shirar dib u heshiisiin lagu qaban doonaa muddo labo todobaad gudahood ah magaalada Muqdisho, kadibna waxaa shirka labaad lagu qaban doonaa magaalada Kismaayo.

 

The Federal Government of Somalia shall organize and convene, within two weeks a Reconciliation Conference in Mogadishu. A follow-up peace building conference will also be held in Kismayo.

 

 

There is no escaping from Mogadishu Conference

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

malistar2012;980298 wrote:
Macalin Maxamed Ibraahin, Masuulkaan ka tirsan maamulka Jubba ee Magaalada Kismaayo

 

 

 

 

 

Heshiiskii Addis Ababa

 

9- Waxaa shirar dib u heshiisiin lagu qaban doonaa muddo labo todobaad gudahood ah magaalada Muqdisho, kadibna waxaa shirka labaad lagu qaban doonaa magaalada Kismaayo.

 

The Federal Government of Somalia shall organize and convene, within two weeks a Reconciliation Conference in Mogadishu. A follow-up peace building conference will also be held in Kismayo.

 

 

There is no escaping from Mogadishu Conference

Madoobe did go to Mogadishu along with all his key people in line with the said agreement and their argument is that the time has come for the second phase of these meetings which is to held in Kismayo, hence the refusal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Sweat nothings from those losers in Xamar who have nothing else left to hinder the completion of Juba Administration.

 

President Ahmed Madoobe has headed back home and will soon resume his work, and the dimwits in Xamar can resume licking their elbows as usual...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odey;980321 wrote:
Madoobe did go to Mogadishu along with all his key people in line with the said agreement and their argument is that the time has come for the second phase of these meetings which is to held in Kismayo, hence the refusal.

 

Madoobe when to Xamar that's not the argument , what happened to the reconciliation Conference that was suppose to take place in the Capital .

 

lets Waite for the Governor to speak up ....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reconciliation should start in Hamar first for the natives there. Looted properties should be given back etc...

 

How can you make any attempt at reconciliation with the people who're occupying your house?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Clevah   

I bet MASTER Kenyatta decided, that no meeting should take a place since we cant agree on anything. Madobe.jpgand they say they don't take orders from kenya who are you kidding.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this