Sign in to follow this  
nuune

No comment - Video - The Children of Mogadishu - forgotten!

Recommended Posts

nuune   

"Waxaa la i dhahaa Saciid Cumar, waxaan jiraa 10 sano, waxaan ku noolahey meeshaan dhaxanta ah, darbi jiif aan ahey, hooyadeey iyo aabahey waa is fureen, hooyadeey waa nooshahey aabaheey waa dhimayey"

 

Meet all the children here, jidka dheer ee ka soo baxa airportka, ama aada Villa Somalia ayey daadsanyihiin cayaalkaan, masuuliyiinta dowlada, hey'adaha and qurba-joogtada kama naxaan markee jidkaaan socdaan daaqadaha gaarigaa laga xirtaa loomana istaago, badanaana dhalada biyaha eberka ah ayaa daaqada laga soo tuuraa taas oy isku dagaalaan si ay koolada ugu dhuuqaan ama ugu shubtaan, the only thing masuuliyiinta dowlada, diaspora and NGO folks supply are the empty used bottles, for what, so that children can use it for sniffing koolada!

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ It actually gets colder in the night, in Xamar, they are not talking about daytime, maalinkii wey qaraabtaan, habeenkiina meeshay soo gaaraan ay seexdaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

ElPunto;977220 wrote:
Ok - hal wax baa diiday totally - 'meeshaan dhaxanta ah' - damn even the darbi jiif are into the scamming game.
:D

Don't you know that when we sleep and our metabolism and heat generation slow down we feel cold even in moderate temperatures? Try sleeping without a blanket or any covering tonight and then you may sympathise with these kids who have nothing to put on their young bodies at night on the streets and in open air.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Gheelle.T;977303 wrote:
Al-Shabaab's future recruits. It's tragic to see young kids lives wasted like this.

And then we complain about Alshabaab recruiting our children, when in fact, they end up like what we have seen in the video, there are girls too who are darbi jiif in that video, even some with children up to 5 and 8 children, all darbi-jiif.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Hey'ado badan baa jira oo doonaya in eey caawiyaan caruutan, laakiin dhibaatada jirta baa waxay ila tahay, dowladda mas'uul kama qaadi karto wada shaqeyntooda iyo si eey nabadgalyo ahaan u fidiyaan kaalmadooda. Sidaas owgeed, marka dhibaatooyinkan waxay ka jiraan daafaha Soomaaliya oo dhan, Eeddana waxaa mudan madaxda u xil saaran howshan oo aan sida la rabay u fuli karin iyo dowladda oo talaaba qaadin.

 

Marka, si looga badbaadiyo caruurtan darbi jiifka ah dhibaatada ay ku noolyihiin, waxaa mudan in laga hadlo dhibaatooyinkan had iyo jeer iyo in la helo hey'ad (non-profit ah) aan danaheeda kaliya ka fakarin, oo markaas si daacad ah u fulido howsheeda, nabadgalyo ka dhan ah xaggadowladda iyo sidoo kale wadashaqeeyn xagga dadweynaha iyo meediyaha bulshada (warbaahinta, i.w.m).

 

 

Waxaan rajayn in eey caruurtan meelkasta oo eey Soomaaliya uga noolyihiin helaan dad u hadla iyo dowlad diyaar u ah.

 

http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=jWLNNWHzQPM#t=60

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tallaabo;977277 wrote:
Don't you know that when we sleep and our metabolism and heat generation slow down we feel cold even in moderate temperatures? Try sleeping without a blanket or any covering tonight and then you may sympathise with these kids who have nothing to put on their young bodies at night on the streets and in open air.

I dont agree with u when i was in xamar this summer i use to sleep in the veranda without any blanket or so still it was too hot

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Are you series Cambuulo, sleeping in the Veranda with gogol kuu goglantahey and fidsantahey with extra raaxo and barkin, at the comfort of your home, and you compare it to some children who sleep with no gogol at all and nothing.

 

 

Ps:, for your info, having gogol kuu fidsan makes the cold resist as the opposite means the cold gets into you directly, caruurta feerahooda maadan arag miyaa in that video, it is jidadka ay seexanaayaan and dhagxaanta dushooda iyo bacaadka plus gaajada waxey feerahooda la qalaleen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cunuga daqiiqada markee tahay 8:22 soo muuqanaayo maskax wuu haayaa oo waana jiil foorba ah, duruufaadka ayaa saas ka dhigtay. Sagaal sano iyo bar aan jiraa uu jiri. Aabahey Sacuudiga, hooyadeyna godka rasmiga ee jirtaa (geeri ula jeedo). Eediyaashiisna Boondheere, Madiina iyo meela kale ku kala sheegay.

 

Buundadee seexdaan waxee u egtahay sida muuqato marka la aado iskoolka Farsamada ee u dhow Lambarafar.

 

Danjire Maxamed Cali Ameerika ka muuqdo meesha ee waxaa rajeynaa inuu wax u qabto.

 

Ninkii Xamar soo arkay ayaa og duruufaadka rasmiga ay ku noolyihiin dhalintaan oo kumanaan ah Xamar wada yaacaayo, kuwooda roon kabahee luujiteeyaan. Mid yar ayaa subax hotelkaa deganaa banaankiisa anoo fadhiyo hor yimid asagoo wato qasaciisa qalabka lagu luujiteeyo oo yaa kabo loo caseynaa ku haayo. Waa u yeeray, waa wareystay, waalidkiisa inay joogaan iyo in kale. Wuxuu yiri aabahiisa waa geeriyooday, hooyadiis joogto. Lacagtii yarayd shilimaanta ahayd jeebkeyga ku jirtay siiye.

 

Intaa wareysanaaye mid meesha fadhiyo oo asagaba iska yar oona qaabdaran hoteelka ka qaraabto ayaaba canaan ku bilaabay. Lalama hadlo oo waa ciyaal suuqiin kulahaa. Taas laguuma dirsan ku iri, muruqooda ayeena ku shaqeysanooyaan si xalaal ah waliba ee amaan sii carruurtaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this