Sign in to follow this  
xiinfaniin

Kismayo, The Federalist Mustang, Stumbled

Recommended Posts

Addis Ababa: (pp)- Waxaa hadda lagu guda jiraa sidda aan ku helayno Wararka qaban qaabada Saxiixa Nuqulkii heshiiska Kooban ee lagu gaaray magaalada Addis Ababa, heshiiskaas oo noqon doona mid isku soo dhawaasho labada dhinac ah ee dhanka wada shaqaynta.

 

Maamulka Jubbaland State ayaa yeelanaya xuquuda ugu muhiimsan Maamulida deegaanada jubbooyinka , arrinkaas oo ay dowladu Federaalka ay ku dheganayd in iyada loogu danbeeyo, laakiin xarig jiid dheer iyo dastuurkii oo dalka la raacay waxay Jubbaland Xaq u yeelatay in ay arrimaheeda siyaasadeed ay maamusho.

 

Ciidamada Qaranka jubbaland ayaa la sheegayaa in lagu xiriirinayo ama la qaramaynayo inkasta oo aan weli laga warqabin habka loo qaramaynayo.

 

Dekeda iyo Airporka oo ay dowladu ku dheganayd in faraha looga qaado ayeysan u suuroobin, waxaana maamulka Jubbland ku doodeen siyaasada dalka oo aan deganayn darteed in iyagu ay xaq u leeyihiin in iyagu ay maamushaan resource-kooda, kaddibna wada hadal danbe la isla furo.

 

Sikasta, DF ee Soomaaliya oo doonaysay in Shirkaan uu Bur buro ayaa lagu qasbay in aysan ka bixin doodin goobta shirka, jeer ay heshiis muuqda ama Caqli shaqaynaya ay la yimaadaan, taas oo suurta gelisay in Xal kale la yimaadaan, heshiis bilow ahna la gaaraan Maamulka Jubbaland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

SRSG Nicholas Kay on the agreement on Jubba signed in Addis

 

Addis Ababa, 28 August 2013 – SRSG Nicholas Kay welcomed today the agreement signed in Addis Ababa by Minister of State Farah Sheikh Abdulkadir and Sheikh Ahmed Mohamed Islaan “Madobe” on behalf of the Federal Government of Somalia and the Interim Jubba Administration respectively. Ethiopia as chair of IGAD signed as guarantor. The agreement establishes the modalities of administration and governance in the Lower Jubba, Middle Jubba and Gedo for the coming period.

 

“This is a significant step towards restoring peace in Somalia, building a strong Federal Somalia and contributing to regional and international security” said SRSG Kay. “This agreement unlocks the door to a better future for Somalia.”

 

He praised the role of IGAD and in particular Ethiopia and Foreign Minister Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus as Chair of the IGAD Council of Ministers. “Their tireless efforts helped the parties to reach an agreement. President Hassan Sheikh Mohamud’s statesmanship and leadership and Ahmed Madobe’s courage and commitment to the political process were vital.”

 

SRSG Kay also applauded the supportive role of Prime Minister Abdi Farah Shirdon.

 

Congratulating Ahmed Madobe on becoming the Leader of the Interim Jubba Administration, SRSG Kay said: “Leadership comes with responsibilities. The people of Jubba and of all Somalia will be looking to the new interim administration to deliver peace, security and public services. This is an interim agreement and gives the administration an opportunity to govern in the interests of all, including creating the conditions for the safe return of those displaced by the recent fighting in Kismaayo and ending the illegal export on charcoal.”

 

“All parties gain from this agreement. I urge all to implement it in good faith. Any action to undermine it will have a negative impact on the people of Somalia and on the international community’s efforts to support peace and stability. I shall follow closely the implementation of the agreement” added SRSG Kay. “I wish Ahmed Madobe and the new administration every success.”

 

UNSOM is mandated to support peace-building and state-building as well as the Federal Government’s peace and reconciliation process. The Federal Government and IGAD have called for a reconciliation conference to follow this agreement, which UNSOM stands ready to assist. UNSOM will establish a presence in Kismaayo to support the new administration with its efforts.

 

“This agreement allows the people and authorities of Somalia to focus on what matters: peace and security; creating jobs, schools and clinics; and building a new Somalia based on mutual respect, rule of law and reconciliation” SRSG Kay said.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland ayaa goor-dhow heshiis dhowr qodob ka kooban ku kala saxiixday magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya, halkaasoo oo ay goob joog ka ahaayeen IGAD, UNSOM iyo diblomaasiyiin kale.

 

Heshiiskan ayaa wuxuu dhigayaa in maanta wixii ka danbeeya ay Dowladda Federaalka si rasmi ah u aqoonsatay maamulka Jubbaland iyadoo tixgelinayso dastuurka federaalka.

 

Madaxweynaha maamulka Juba Axmed Madoobe oo ka hadlay heshiiska ayaa sheegay in heshiikani uu saldhig u yahay Soomaaliyaa oo yeelata Nidaam Federaal ah oo awood leh iyo in shabaabku yahay cadow umadda soomaaliyeed ah oo u baahan in si wadajir ah loola dagaalamo.

 

Heshiiska ayaa waxaa saxiixay Axmed Madoobe iyo Faarax Sheekh C/qaadir waxayna u mahad celiyeen IGAD iyo dhamaan dadkii ka soo qeybqaatay in heshiiskani dhaco.

 

Saxiixa heshiiskan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa ergayga gaarka ah ee UN-ka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador Nicholas Kay, xubno ka socda beesha caalamka, wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya iyo mas’uuliyiinta IGAD.

 

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia Nicholasa Kay ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay gacan ka gaysan doonto hirgelinta heshiiskan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Arbaco, August 28, 2013 (HOL) — Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland ayaa goor-dhow heshiis dhowr qodob ka kooban ku kala saxiixday magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya, halkaasoo toddobaadyadii lasoo dhaafay ay ku lahaayeen kulammo.

 

Heshiiskan ayaa wuxuu dhigayaa in ciidamada maamulkii Jubbaland ee ku sugan Kismaayo la qarameeyo iyo in maamulkan oo ah mid KMG ah uu jiro muddo laba sano ah, kaddibna la sameeyo maamul rasmi ah oo gobolladaas ay yeeshaan.

 

“Qodobbada lagu heshiiyay waxaa ka mid ah in maamulkan KMG ah ee lagu magacaabo Jubba uu hoggaamiyo, Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) iyo in shir dib u heshiisiin ah lagu qabo Muqdisho,” ayuu yiri xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jabriil oo u warramayay VOA-da.

 

Xildhibaanku wuxuu hadalkiisa ku daray in wasiir u dowlaha madaxtooyada Soomaaliya, Faarax C/qaadir oo ergooyinka dowladda hoggaaminayay iyo Sheekh Axmed Madoobe oo dhinaca hoggaaminayay inay ka dhawaajiyeen in shirka Muqdisho kaddib shir labaad oo midkan daba socda lagu qaban doono magaalada Kismayo ee gobolka Jubbada Hoose.

 

Maamulka dekedda magaalada Kismaayo ayaa waxaa muddo lix bilood ah haynaya maamulka KMG ah ee cusub, iyadoo xildhibaanku uu sheegay in lagu soo wareejin doono maamulka garoonka diyaaradaha dowladda Soomaaliya muddo 30-maalmood ah kaddib.

 

“Heshiiska waxaa ka mid ah in Sheekh Axmed Madoobe uu soo magacaabo guddoomiyeyaasha saddexda gobola ee Jubbada hoose, Jubbada dhexe iyo gobolka Gedo, lana dhiso guddi sida baarlamaan oo kale u shaqeynaya,” ayuu xildhibaan Xoosh hadalkiisa raaciyay.

 

Saxiixa heshiiskan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa ergayga gaarka ah ee UN-ka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay, xubno ka socda beesha caalamka, wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya iyo mas’uuliyiinta IGAD.

 

Xildhibaanka oo ka jawaabayay su’aal ahayd sida ay dowladda Soomaaliya u aqoonsanayso maamulka KMG ah ee cusub ayaa sheegay inuu yahay mid ka jira gobollada saddexda ah oo keliya. Isagoo ka gaabsaday inuu su’aashan ka bixiyo faahfaahin dheeraad ah.

 

Hirgelinta qodobbada heshiiskan ayuu sheegay inay kor kala soconayso sida ay u fulaan urur goboleedka IGAD, wuxuuna xusay in farxadi ay hareysay goobta uu saxiixa heshiiskan ka dhacayay.

 

Dhinaca maamulka Jubbaland ma jirto cid u hadashay oo sheegtay sida ay u arkaan heshiiskan ay la galeen dowladda Soomaaliya, iyadoo heshiiskan uu soo afjarayo muran siyaasadeed muddo bilooyin ah u dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland oo bishii May ee sannadkan Kismaayo looga dhawaaqay.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

 

 

Well played Hag... Well played. Lost nothing but gained everything.

 

my reaction to Xins take on events: and so called victory for federalism:

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

heshiis_Jubba01.jpg

 

1- In maamulka Jubaland magaciisa laga dhigo Maamulka Kumeelgaarka ah ee Jubba, waxaana maamulkaasi hoos imaan doona Sadexda Gobal ee Gedo, J/Dhexe iyo J/Hoose

 

The Federal Government of Somalia and the Jubba delegations have agreed on to an Interim Administration for Jubba, consisting of Gedo, Lower Jubba and Middle Jubba Regions without prejudice to whatever the people of these regions decide finally as a result of constitutional process. This Interim Administration shall be called the Interim Jubba Administration.

 

2- Maamulkan wakhtigiisana noqoto 2 sano, waxaana marka la dhameystiro maamulkada Federaalka sida Dastuurka qabo maamulkan isu bedali doonaa Maamul Gobaleed Federaal ah

 

The duration of the Interim Administration shall be a period of not more than 2 years, during which – and subject to the constitutional process – a permanent Federal Member State will be established.

 

3- Hogaamiyaha maamulkan waxaa hoos imaan doona maamulada Gobalada Gedo, Jubada dhexe iyo Jubada Hoose.

 

The head of the Interim Jubba Administration shall be the Leader of the three regions of lower Jubba, middle Jubba and Gedo and also the Chairperson of the Executive Council and shall be accountable to the Federal Government of Somalia.

 

4- Dhamaan ciidamada gobaladaasi ku sugan ayaa sidoo kale hoos tagi doona maamulka Jubba, waxaana la isku dhafi doonaa dhamaan ciidamada Dowlada, Raaskambooni iyo Booliiska oo hoos tagaya maamulka Jubba

 

That all security elements, including, RasKanboni Brigade (RBK), the Darwish and any other militias shall be integrated into the central command of the Somalia National Army (SNA); and the regional police will be under the command of the Interim Juba Administration.

 

5- Hogaamiyaha Maamulka Jubba (Axmed Madoobe) ayaa soo magacaabi doona golaha Wasiirada, iyadoo uu wadatashi kala sameenayo dowlada Federaalka.

 

The Executive Council shall be the executive organ of the Interim Administration, and whose members will be appointed by the Leader with consultation and coordination with the Federal Government. The Federal Government shall have responsibility to assure inclusivity.

 

6- Dekkada Kismaayo iyo Airporka waxaa sii maamuli doona 6da bilood ee soo socda maamulka Jubba, kadibna waxaa lagu wareejin doonaa guddi isku dhaf ah oo hoostaga dowlada Federaalka. Dowlada Federaalka ayaa uun magacaabi doonta Saraakiisha Waaxda Socdaalka ee ka hawlgalaya Xarumahaasi.

 

The Kismayo Sea Port and Air Port Management shall be handed-over to the Federal Government of Somalia (FGS) in 6 months period; after which the Federal Government of Somalia shall appoint a competent management team in consultation with the Interim Jubba Administration meanwhile the current management of port prevails for the next 6 months. The Federal Government of Somalia will appoint immigration officers to all entry points.

 

7- Dakhliga kasoo baxa illaha dhaqaalaha ee Kismaayo waxaa loo qoondeeyey inay lagu dhiso maamulka Jubba iyo hay’adihiisa.

 

The revenues and other resources generated and accruing from the Kismayo Airport and Seaport shall be exclusively utilized, invested and disbursed on the priorities of security, service delivery and institutional building of the Jubbas.

 

8- Dakhliga kasoo gala illaha dhaqaalaha Kismaayo ee lasiinayo Dowlada Federaalka waxaa la jaan goyn doonaa xili la dhameystiro maamulada kale ee Federaalka Soomaaliya. Iyadoo la tixraacayo Dastuurka Federaalka.

 

This interim arrangement shall continue until there is final agreement on revenue sharing in the country as per the constitutional process.

 

9- Waxaa shirar dib u heshiisiin lagu qaban doonaa muddo labo todobaad gudahood ah magaalada Muqdisho, kadibna waxaa shirka labaad lagu qaban doonaa magaalada Kismaayo.

 

The Federal Government of Somalia shall organize and convene, within two weeks a Reconciliation Conference in Mogadishu. A follow-up peace building conference will also be held in Kismayo.

 

Qodobadan ayaa ah kuwa ugu muhiimsan ee kasoo baxay heshiiskii Addis Ababa oo maanta si rasmi ah ay qalinka ugu duugeen Wasiirul-Dowlaha Madaxtooyada Faarax Shiikh Cabdulqaadir iyo Madaxa maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan.

 

Halkan ka akhriso qoraalka dhameystiran ee heshiiska oo ku qoran luuqada Englishka:

 

PREAMBLE:

 

The Federal Government of Somalia (FGS) and Jubba delegation held talks in Addis Ababa from 20th – 27th August 2013, under the auspices of the IGAD Chair of the Council of Foreign Ministers.

 

The Federal Government of Somalia (FGS) and Jubba delegations herein after referred to as the parties, discussed several issues regarding the current political, governance and security situation of the Jubbas.

 

Recalling the Guiding Principles contained in the Communiqué of the meeting of the Heads of State and Government of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) adopted at its 21st Extra-ordinary Summit on 24th May 2013 held in Addis Ababa, Ethiopia;

 

The principles are as follows:

 

Leadership of the Government of the Republic of Somalia in the process;

Respect of the Provisional Constitution of the Federal Republic of Somalia;

All inclusive consultative process with the peoples’ of Somalia;

Supportive role of IGAD based on the priorities of the Somali Government;

Fighting Alshabab as the primary focus of the Somali Federal Government; regional and international partners;

Recalling the decisions contained in the Communiqué of the meeting of the Heads of State and Government of Troop Contributing Countries (TCCs) to the African Union Mission in Somalia (AMISOM) held on 4th August 2013 in Kampala, Uganda;

 

Reiterating the need for all processes particularly the ongoing efforts towards setting up Somali Regional Administrations and stabilization efforts to be anchored with the Principles of Federalism in the Provisional Constitution, the National Stabilization Plan and the Local Government Act.

 

In full recognition of the supremacy of the Provisional Constitution of the Federal Republic of Somalia; and that the Federal Government of Somalia shall be the sole representative of sovereign Somalia.

 

In full respect for the Unity, Sovereignty and the Territorial Integrity of the Federal Republic of Somalia;

 

Hereby the Parties Decide and Agree:

 

 

 

ARTICLE ONE

 

Establishment of an Interim Administration

 

 

 

1. The Federal Government of Somalia and the Jubba delegations have agreed on to an Interim Administration for Jubba, consisting of Gedo, Lower Jubba and Middle Jubba Regions without prejudice to whatever the people of these regions decide finally as a result of constitutional process. This Interim Administration shall be called the Interim Jubba Administration.

 

2. The duration of the Interim Administration shall be a period of not more than 2 years, during which – and subject to the constitutional process – a permanent Federal Member State will be established.

 

3. Through a consultative process, the parties of this agreement shall work together in completing the remaining part of the administration without prejudice to the provisional federal constitution of Somalia.

 

4. The Interim Jubba Administration shall be constituted of an Executive Council and a Regional Assembly.

 

5. The head of the Interim Jubba Administration shall be the Leader of the three regions of lower Jubba, middle Jubba and Gedo and also the Chairperson of the Executive Council and shall be accountable to the Federal Government of Somalia.

 

6. The Leader shall have three deputies appointed by the Leader in consultation with Somali Federal Government and they will also become members of the executive council.

 

7. The Executive Council shall be the executive organ of the Interim Administration, and whose members will be appointed by the Leader with consultation and coordination with the Federal Government. The Federal Government shall have responsibility to assure inclusivity.

 

8. The Regional Assembly should be an all inclusive and representative body of all clans and constituencies and selected by the traditional elders with seats been distributed proportionally among the districts of the three regions in full consideration of inclusivity, balance and in reconciliatory manner. The rules and regulations governing this Interim Administration shall be consistent with the Provisional Constitution of the FRS and approved by the Federal Parliament.

 

9. While the local Government Act takes into effect, the Governors of lower Jubba and Middle Jubba Regions shall be appointed by the Leader based on quota basis ensuring inclusiveness in consultation with local elders and Federal Government of Somalia. The current Gedo administration will remain as it is for now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

ARTICLE TWO

 

On the Management of Federal Institutions and Infrastructure

 

 

 

10. The Federal Institutions and Infrastructure, including the Kismayo Airport and Kismayo Seaport and other institutions shall be recognized as the assets and commonwealth of the people of Somalia.

 

11. That the Kismayo Airport and Kismayo Seaport shall be utilized in a manner that is beneficial to the peace and prosperity of the people of Somalia under the leadership and management of the Federal Government of Somalia.

 

12. The Kismayo Sea Port and Air Port Management shall be handed-over to the Federal Government of Somalia (FGS) in 6 months period; after which the Federal Government of Somalia shall appoint a competent management team in consultation with the Interim Jubba Administration meanwhile the current management of port prevails for the next 6 months. The Federal Government of Somalia will appoint immigration officers to all entry points.

 

13. The revenues and other resources generated and accruing from the Kismayo Airport and Kismayo Seaport shall be managed in a prudent, transparent and accountable manner.

 

14. The revenues and other resources generated and accruing from the Kismayo Airport and Seaport shall be exclusively utilized, invested and disbursed on the priorities of security, service delivery and institutional building of the Jubbas.

 

15. This interim arrangement shall continue until there is final agreement on revenue sharing in the country as per the constitutional process.

 

ARTICLE THREE

 

On the Management of Security Forces and Militias Integration

 

16. That all security elements, including, RasKanboni Brigade (RBK), the Darwish and any other militias shall be integrated into the central command of the Somalia National Army (SNA); and the regional police will be under the command of the Interim Juba Administration.

 

17. The Federal Government of Somalia (FGS) and the established Interim Jubba Administration shall jointly establish a Technical Security Committee that will agree on modalities and timetable for the integration of all security elements. The Technical Committee will also be responsible to undertake Security Reform.

 

18. Integration of the militias in to the Somali National Army will also be implemented within recommended specific timeline by a Technical Committee comprising the FGS, and the Interim Jubba Administration, in close coordination with AMISOM.

 

19. The Federal Government of Somalia (FGS) shall, under the planned reintegration program, give priority to the Jubba Administration so that combatants, particularly lower-level Alshabab fighters in the regions can disengage from combat and return to civilian life in their home communities.

 

ARTICLE FOUR

 

On Reconciliation and Confidence-Building

 

20. The Federal Government of Somalia shall organize and convene, within two weeks a Reconciliation Conference in Mogadishu. A follow-up peace building conference will also be held in Kismayo.

 

21. Mogadishu Reconciliation Conference will be a consultation mechanism on the process of completing the formation of the interim administration and peace building.

 

22. During the Mogadishu Reconciliation Conference, modalities of development of the roadmap for the establishment federal member state will be agreed upon.

 

23. The Government of the Federal Democratic Republic of Ethiopia as chair of IGAD shall be the guarantor of this agreement.

 

Agreed Upon this 27th August, 2013 in Addis Ababa, Ethiopia

 

___________________________ _________________________

 

Signature Signature

 

H.E. Farah Sheikh Abdulkadir H.E. Sheikh Ahmed Mohamed Islaan

 

On Behalf of the Somali Federal On behalf of Juba Interim Administration

 

Government

 

__________________________________________

 

Guarantor

 

H.E. Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus

 

Chair of the Council of Foreign Ministers of IGAD

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;975316 wrote:
heshiis_Jubba01.jpg

 

1- In maamulka Jubaland magaciisa laga dhigo Maamulka Kumeelgaarka ah ee Jubba, waxaana maamulkaasi hoos imaan doona Sadexda Gobal ee Gedo, J/Dhexe iyo J/Hoose

 

The Federal Government of Somalia and the Jubba delegations have agreed on to an Interim Administration for Jubba, consisting of Gedo, Lower Jubba and Middle Jubba Regions without prejudice to whatever the people of these regions decide finally as a result of constitutional process. This Interim Administration shall be called the Interim Jubba Administration.

 

2- Maamulkan wakhtigiisana noqoto 2 sano, waxaana marka la dhameystiro maamulkada Federaalka sida Dastuurka qabo
maamulkan isu bedali doonaa Maamul Gobaleed Federaal ah

The duration of the Interim Administration shall be a period of not more than 2 years, during which – and subject to the constitutional process – a permanent Federal Member State
will be established.

 

4- Dhamaan ciidamada gobaladaasi ku sugan ayaa sidoo kale hoos tagi doona maamulka Jubba, waxaana la isku dhafi doonaa dhamaan ciidamada Dowlada, Raaskambooni iyo Booliiska
oo hoos tagaya maamulka Jubba

That all security elements, including, RasKanboni Brigade (RBK), the Darwish and any other militias
shall be integrated into the central command of the Somalia National Army (SNA);
and the regional police will be under the command of the Interim Juba Administration.

 

5- Hogaamiyaha Maamulka Jubba (Axmed Madoobe) ayaa soo magacaabi doona
golaha Wasiirada
, iyadoo uu wadatashi kala sameenayo dowlada Federaalka.

 

The Executive Council shall be the executive organ of the Interim Administration, and
whose members will be appointed
by the Leader with consultation and coordination with the Federal Government. The Federal Government shall have responsibility to assure inclusivity.

 

6- Dekkada Kismaayo iyo Airporka waxaa sii maamuli doona 6da bilood ee soo socda maamulka Jubba, kadibna waxaa lagu wareejin doonaa
guddi isku dhaf ah
oo hoostaga dowlada Federaalka. Dowlada Federaalka ayaa uun magacaabi doonta Saraakiisha Waaxda Socdaalka ee ka hawlgalaya Xarumahaasi.

 

The Kismayo Sea Port and Air Port Management shall be handed-over to the Federal Government of Somalia (FGS) in 6 months period; after which the Federal Government of Somalia shall appoint a
competent management team
in consultation with the Interim Jubba Administration meanwhile the current management of port prevails for the next 6 months. The Federal Government of Somalia will appoint immigration officers to all entry points.

 

Who translated this! WTH.. isku xishooda.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Somalia;975317 wrote:
ARTICLE TWO

 

On the Management of Federal Institutions and Infrastructure

 

 

 

 

10. The Federal Institutions and Infrastructure, including the Kismayo Airport and Kismayo Seaport and other institutions shall be recognized as the assets and commonwealth of the people of Somalia.

 

11. That the Kismayo Airport and Kismayo Seaport shall be utilized in a manner that is beneficial to the peace and prosperity of the people of Somalia under the leadership and management of the Federal Government of Somalia.

 

12. The Kismayo Sea Port and Air Port Management shall be handed-over to the Federal Government of Somalia (FGS) in 6 months period; after which the Federal Government of Somalia shall appoint a competent management team in consultation with the Interim Jubba Administration meanwhile the current management of port prevails for the next 6 months. The Federal Government of Somalia will appoint immigration officers to all entry points.

 

13. The revenues and other resources generated and accruing from the Kismayo Airport and Kismayo Seaport shall be managed in a prudent, transparent and accountable manner.

 

14. The revenues and other resources generated and accruing from the Kismayo Airport and Seaport shall be exclusively utilized, invested and disbursed on the priorities of security, service delivery and institutional building of the Jubbas.

 

15. This interim arrangement shall continue until there is final agreement on revenue sharing in the country as per the constitutional process.

 

ARTICLE THREE

 

On the Management of Security Forces and Militias Integration

 

16. That all security elements, including, RasKanboni Brigade (RBK), the Darwish and any other militias shall be integrated into the central command of the Somalia National Army (SNA); and the regional police will be under the command of the Interim Juba Administration.

 

17. The Federal Government of Somalia (FGS) and the established Interim Jubba Administration shall jointly establish a Technical Security Committee that will agree on modalities and timetable for the integration of all security elements. The Technical Committee will also be responsible to undertake Security Reform.

 

18. Integration of the militias in to the Somali National Army will also be implemented within recommended specific timeline by a Technical Committee comprising the FGS, and the Interim Jubba Administration, in close coordination with AMISOM.

 

19. The Federal Government of Somalia (FGS) shall, under the planned reintegration program, give priority to the Jubba Administration so that combatants, particularly lower-level Alshabab fighters in the regions can disengage from combat and return to civilian life in their home communities.

 

ARTICLE FOUR

 

On Reconciliation and Confidence-Building

 

20. The Federal Government of Somalia shall organize and convene, within two weeks a Reconciliation Conference in Mogadishu. A follow-up peace building conference will also be held in Kismayo.

 

21. Mogadishu Reconciliation Conference will be a consultation mechanism on the process of completing the formation of the interim administration and peace building.

 

22. During the Mogadishu Reconciliation Conference, modalities of development of the roadmap for the establishment federal member state will be agreed upon.

 

23. The Government of the Federal Democratic Republic of Ethiopia as chair of IGAD shall be the guarantor of this agreement.

 

Agreed Upon this 27th August, 2013 in Addis Ababa, Ethiopia

 

___________________________ _________________________

 

Signature Signature

 

H.E. Farah Sheikh Abdulkadir H.E. Sheikh Ahmed Mohamed Islaan

 

On Behalf of the Somali Federal On behalf of Juba Interim Administration

 

Government

 

__________________________________________

 

Guarantor

 

H.E. Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus

 

Chair of the Council of Foreign Ministers of IGAD

This is Somalia Saxib. Madobe has agree to an interim goverment: with the title of governer. The port and airport will be surrendered to the government in 6 months. A conference in mugdisho and kismayo. Change your name MoFO as well to Jubba they said. The government will do what they do to the mugdisho port. Hag and other groupings will fill the ports and airports etc before u know it. Your militia, what militia they will be nationalised. The government will also have a huge indirect role in everything. Surrender terms not negotiation terms. The man knew he lived off the back of Kenyans and hense why as soon as they signed the documents he said the greatest threat was Alshabab.

 

 

 

Walahi hag know how to play serious ball now: at a single swipe they isolated baxbaxland and wiped out the jubaland fiasco.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this