RoccaLittorio

Nomads
  • Content Count

    14
  • Joined

  • Last visited

  1. "Ahmed, a Canadian citizen, is a newcomer to politics and was overlooked for the post last time around. An economist with a degree from the University of Ottawa, Ahmed worked for the Islamic Development Bank until his appointment. He has also worked for the eastern and southern African regional trading bloc COMESA." http://www.aljazeera.com/news/africa/2013/12/somalia-appoints-new-prime-minister-2013121215113721674.html
  2. Clevah;981400 wrote: this photo you posted is clearly not bosaso, Kansai Airport Runway Lool..no shiz sherlock
  3. Clevah;981400 wrote: this photo you posted is clearly not bosaso, Kansai Airport Runway Lool..no shiz sherlock
  4. Now, hadaad nin usuul-al-fiqh garanayo aad tahay, bal noo tilmaam wajhul istidlaalkaaga
  5. Anything to smear the image of the mujaahideen.
  6. jumping around on milaad and making tawaaf around graves is totally showing love to the Messenger, Alayhi afdalu as-salaati wattasleem..!
  7. http://radiomuqdisho.net/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-kormeer-ku-sameeyay-waddo-dib-u-dayactir-lagu-sameynayo-sawirro
  8. Talaado, September 03, 2013(HOL) :- Cumar Hammami oo loo yaqaan Abuu Mansuur Al-amriki ayaa shaaca ka qaaday in uu gabi ahaanba isaga baxay uruweynaha Al-qaacida iyo Al-shabaab oo uu hore uga tirsanaa. Masuulkan oo wareysi gaar ah siiyay laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in maanta wixii ka danbeeya uusan ka mid ahayn Al-shabaab iyo Al-qaacida, wuxuuna intaa ku daray in uu naftiisa uu kala baqayo hogaamiyaha xarakada Al-shabaab Sheekh Mukhtaar Abu zubeyr. Cumar Hammami ayaa sheegay in uu imika ku suganyahay oo uu ku dhuumaaleeysanayo dhul keyn ah oo ku yaal gobollada Bay iyo Bakool, wuxuuna intaa ku daray in Xarakada Al-shabaab ay gacanta ku dhigtay laba xaas oo uu lahaa, isagoona sidoo kale sheegay in la dilay nin hoy siiyay xaasaskiisa. Cumar Hammami oo loo yaqaan Abuu Mansuur Al-amriki ayaa marar badan oo hore waxa uu baraha internetka soo dhigay muuqaallo uu uga cabanayay in nafsadiisa ay Qatar ku jirto islamarkaana masuuliyiin ka tirsan Al-shabaab ay qorsheynayaan in ay dilaan. Ninkan kasoo jeeda dalka Mareeykanka ayaa waxa uu soo gaaray Soomaaliya sanadii 2006, waxa uuna xubin sare kasoo noqday xarakada Al-shabaab isagoo ka qeybqaatay dagaallo badan oo ay Al-shabaab gudaha Soomaaliya kula gashay ciidamada dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM, walow markii danbe uu khilaaf soo kala dhexgalay rag uu isagu ka mid ahaa iyo hogaanka sare ee Al-shabaab. Dowladda Mareeykanka ayaa hore ugu yaboohday lacag gaareeysa shan Milyan in ay siin doonto cidii soo sheegta war ama xog suurogelineeysa in gacanta lagu dhigo rag uu kamid yahay Cumar Hammami.
  9. Mad_Mullah;976042 wrote: Alxamdulilah that the Somali sufis aren't as bad as the Pakistani/Asian ones, they believe their Shaykhs can fly and what not. Actually there's this book widely read by sufis in Somalia which I was having a look at. Well, it tells this story of shaykh Abdulqaadir and one shaykh Badawi playing hide and seek. Supposedly, badawi hides in the sun, however Jilani finds him in no time. Then Jilani goes to hide. Badawi looks and looks but to to no avail. Finally, he gives up, defeated. And then suddenly, jilani comes out from Badawi's eye¡ There were sufis in Somalia who were never seen praying, but instead claimed that they prayed their five prayers in the Haram. Marka dadkani lunsan meel waliba wey joogaan.
  10. War ninyahoow, intaa ilaahay ka cabsatid, dadka isku dirtood jooji. Instead make dua that Allah brings our people's and the muslim's hearts together.
  11. Haatuu what did you make of suddais's khutbah on Friday? Assuming you heard it that is..