Sign in to follow this  
Carafaat

First Lady of Puntland visits Hargeysa welcomed by Somaliland Ministers

Recommended Posts

Carafaat   

Marwada Koowaad Ee Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Safar Qarsoodi Ah Ku Timi Hargeysa + Wasiiro Ka Tirsan Xukumada Siilanyo Oo Ay La Kulantay!.

 

Writen by Qaran News | Published: Aug 17th, 2013 at 03:52 AM

 

Marwada Koowaad ee Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland oo safar qarsoodi ah ku timi Hargeysa + Wasiiro ka tirsan Xukumada Siilanyo oo ay la kulantay!.

 

Hargeisa-(Qaran-news)-Marwada koowaad ee Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa dhawaan safar qarsoodi ah ama warbaahinta laga qariyey ku timi magaalada Hargeysa sida il wareedyo xogogaala oo arintaa u dhuun daloola Qarannews u sheegeen.

 

Marwada madaxweynaha Puntland oo ay safarkeeda ku wehelinayeen masuuliyiin ka tirsan is-maamul goboleedka Puntland ayaa kulamo xasaasiya la yeelatey wasiirka maaliyada Somaliland Sheekh Cabdicasiis Samaale iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan golaha xukumada Siilanyo,Balse weli may soo bixin xogo ku saabsan inay madaxweyne Siilanyo is arkeen iyo in kale inkastoo la sheegay inay fariintii ay siday gaadhey.

 

Marwada koowaad ee Puntland iyo masuuliyiinta safarkeeda ku wehelinaayey ayaa sida tibaaxo Qarannews heshay sheegayaan u socotay laba arimood oo mid hore tahay in Somaliland kala hadasho,kuna dhiirigeliso inay dib u celiso Markab siday Raahsin deeqa oo ka yimi Muqdisho,loona wado Degaano ka tirsan Puntland iyo khaatumo oo hore dawlada Puntland u diiday in laga dejiyo Dekeda Boosaaso .

 

Deeqdan oo Hayada laanqeyrta cas ee Turkigu bixisay ayaa dowlada Somaliya u qoondeeysay degaano ka tirsan ismaamul goboleedka Puntland oo baahi cunto ka jirto, hase yeeshee ismaamul goboleedka puntland ayaa siyaasadeeyay Raashinkaa, dibna u celiyey.

 

Arinta labaad ee la sheegay inay marwadu kala hadashay wasiirka maaliyada Sheekh cabdicasiis Samaale iyo masuuliyiintii kale ee ay la kulantay ayaa la sheegay inuu ku saabsanaa sidii Somaliland iyo Puntland isaga kaashan lahaayeen , meelna uga soo wadajeeswan lahaayeen Dawlada federaalka ah ee Somaliya oo beryahan danbe Deeradu dhexmiranyso maamul goboleedka puntland oo xurguf siyaasadeed soo kala dhex gashay.

 

Isku soo wada duuboo qadiyadan marwadu wadey oo la sheegay inay Qasriga madaxtooyada Somaliland gaadhay ayaan la ogeyn waxa xukumada Siilanyo ka yeeli doonto inkastoo la sheegay in Markabkii deeqda siday ku xidhan yahay Dekeda Berbera, lana filaayo inla dejiyo maalmaha soo socda.Geesta kale arinta labaad ee marwadu kula soo galgalatey Somaliland ee ku saabsan inay dhinac uga soo wada jeestaan ama iska kaashadaan Dawlada Federaalka Somaliya ayaa haddii xukumada Somaliland aqbasho u eeg mid wax u dhimaysa xidhiidhka wadahadaladii u socday Somaliland iyo somaliya oo dhawaan la filaayo in wareeg kale oo cusubi ka bilaabmo Dalka Turkiga.

 

Qarannews

Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

The number of ministers Somaliland has is so large that there will always be a descend of them doing nothing at any given time. So to make use of their free time to welcome visitors and tourists who land at Hargeisa airport is a reasonable thing to do:o.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Marwada koowaad ee Puntland iyo masuuliyiinta safarkeeda ku wehelinaayey ayaa sida tibaaxo Qarannews heshay sheegayaan u socotay laba arimood oo mid hore tahay in Somaliland kala hadasho,kuna dhiirigeliso inay dib u celiso Markab siday Raahsin deeqa oo ka yimi Muqdisho,loona wado Degaano ka tirsan Puntland iyo khaatumo oo hore dawlada Puntland u diiday in laga dejiyo Dekeda Boosaaso .

 

Deeqdan oo Hayada laanqeyrta cas ee Turkigu bixisay ayaa dowlada Somaliya u qoondeeysay degaano ka tirsan ismaamul goboleedka Puntland oo baahi cunto ka jirto, hase yeeshee ismaamul goboleedka puntland ayaa siyaasadeeyay Raashinkaa, dibna u celiyey.

what a hate Puntland admin has for the people of Khatuum state , why are they refusing Aid that is intended for the poor and needy . To the extend that they send Farole wife who hails from SNM clans to disturb aid intended for the drought hit areas in North East of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

malistar2012;973870 wrote:
what a hate Puntland admin has for the people of Khatuum state , why are they refusing Aid that is intended for the poor and needy . To the extend that they send Farole wife who hails from SNM clans to disturb aid intended for the drought hit areas in North East of Somalia.

Puntland returned the food aid to the South because that is where it is needed the most. Qoslaaye and his gang do not care even if the poor refugees in Xamar die of starvation but all they care about is vanity, publicity, useless propaganda, so Faroole had to act and help the Mogadishu refugees.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland returned the food aid to the South because that is where it is needed the most. Qoslaaye and his gang do not care even if the poor refugees in Xamar die of starvation but all they care about is vanity, publicity, useless propaganda, so Faroole had to act and help the Mogadishu refugees.

Aid was ongoing request from leaders of Khatuum region and other drought hit areas in North east of Somalia . Now I understand why the people of Lasacanood , Khatuum and Makhir broke of from Puntland , its a shame .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Somalia;973869 wrote:
This is odd. Did they welcome her as if she is in a formal capacity or is she Somalilander?

Formal welcome with red carpet and bambooydii playing Shankaroon. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Carafaat, when you went to Hargeysa did you get the red carpet treatment since you are part of those circles nowadays? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Carafaat;973884 wrote:
According to the article the first lady came to lobby Somaliland goverment regarding the Turkish food aid which will be distributed through Berbera port.

 

"While food donations are very much welcomed, rejected ones especially by Puntland or any other country are unworthy of landers who have learned to survive through sheer guts."

I have a soft spot for people surviving through sheer guts. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Haatu;973901 wrote:
Carafaat, when you went to Hargeysa did you get the red carpet treatment since you are part of those circles nowadays?
;)

Sxb, I have been visiting Somaliland since you were 5 years old and received the best treatment during every visit. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this