Sign in to follow this  
Dr_Osman

Bosaso Mustaqbal IDP Camps Equipped With Solar Lights. PICS + AUDIO

Recommended Posts

Dr_Osman   

Kaamka Mustaqbal ee Bosaso oo laga hirgaliyay leerarka cad-ceeda ku shaqeeya(Cod+Sawiro)

| on August 12, 2013

 

Waxaa xerada Mustaqbal oo ay ku jiraan dadka ku barakacay gudaha Soomaaliya ee magaalada Bosaso laga hirgaliyay leerarka ku shaqeeya cad-ceedda, kaasi oo loogu talagay in uu xerada ifiyaan xiliyada habeenkii.

 

Kaamkan oo ay ku jiraan dad isugu jira carruur ,dhalinyaro,haween iyo dad da’ah ayaa ku yaala bariga magaalada ,gaar ahaan aaga buuraha oo ah goob ka fog magaalada.

 

Leerarka ayaa waxaa xerada ka hirgalisay hay’adda DRC oo ka mid ah hay’adaha ka hawlgala deeganaada Puntland iyo guud ahaan Soomaalya,islamarkaana horey ugu dhistay kaamkaan 350 guri oo ka sameysan jiinkad oo ay ku noolyihiin dadkan iyo waliba suuliyaal.

 

Waxa ay ka koobanyihiin leerarka laga hirgaliyay xerada 20, waxaana laga dhex suray goobaha ugu muhiimsan kaamka oo la is dhihi karo waxa ay ifinayaan guud ahaan xerada.

 

Binti Cumar Samatar oo ah gudoomiye ku xigeenka kaamka oo wareysi siisay Horseeed Media ayaa sheegtay in ay ku faraxsanyihiin in kaamkooda laga dhes suro leerarka ku shaqeeya cad-ceeda,ayna u mahadcelinayaan maamulka dowladda hoose ee Puntland iyo hay’adda DRC.

 

Waxa ay intaasi ku dartay in aysan ahayn kaamkii ugu horeeyay ee laga dhex suro leerarkan, waxaa horey laga hirgaliyay kaamam farabadan oo ku yaala magaalada.

 

Hadaba halkan ka dhegeyso wareysiga Binti.

http://horseedmedia.net/2013/08/12/kaamka-mustaqbal-ee-bosaso-oo-laga-hirgaliyay-leerarka-cad-ceeda-ku-shaqeeyacodsawiro/

 

Horseed Media.

News Desk

 

DSC00019.jpg

DSC00020.jpg

DSC00021.jpg

DSC00022.jpg

DSC00024.jpg

DSC00025.jpg

DSC00026.jpg

DSC00027.jpg

DSC00028.jpg

DSC00029.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Dr_Osman;973329 wrote:
Where is Garoodi camps in Hargaysa? oops I forgot he lives in one at bosaso so what can he build

 

 

I'm to busy Osman chillin out in my villa in Hargaisa. Enjoy your desert wasteland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cambuulo iyo bun;973408 wrote:
poor Idps damn that heat yo living in a jiingad doesnt help it either

People will be cooked in these tin cans.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this