Sign in to follow this  
GAROODI

Khatumo conference number 1000 to open in taleex soon.

Recommended Posts

GAROODI   

Dervish banu nahay korfield qorta waxa ka goyay Ismail mirre will be discussed in the conference :

 

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/72360-Kacaan-distortion-of-Somali-history-exposed-who-were-the-Dervishes?highlight=Dervish

 

(BurcoOnline) 03.08.2013 Kooxda la baxday Khaatumo State ee ka dhaqdhaqaaqda deegaanada bariga Gobolka Sool iyo Buuhoodle, ayaa bisha siddeedaad ee fooda inagu soo haysa shir ku qabsanaysa degmada Taleex ee Gobolka Sool ee Somaliland.

 

Kooxda Khaatumo oo ka cadhootay Maleeshiyaadkii faraha badnaa ee dhawaan ka soo goostay, ayaa sheegay inay shir maamul ku sheeg cusub lagu soo dhisayo bisha dambe uga furmayo Magaalada Taleex, waxayna qurba-joogta ka codsadeen inay dhaqaale ku taageeraan.

 

Wasiirka Difaaca kooxda la baxday Khaatumo oo ka hadlayay kulan qurba-joogta taageertaa ay ugu qabteen Magaalada London ee caasimadda dalka boqortooyada Ingiriiska, ayaa qurba-joogta ugu baaqay inay gacan ka geystaan shir ay ku qabanayaan Magaalada Taleex ee Gobolka Sool “Waxa la yidhi farihii dufan leh baa wax duuga, idinku (Qurba-joogta) waa inaad noqotaan dad ay ku dhaaban tahay Khaatumo, oo isbarbar taaga shirwaynaha aynu samaynayno, yeynaan u kala maqnaan oo aynu dhaqaalaha ku taageerno” ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Waxaynu dhisaynaa dawladdii rasmiga ahayd, waayo tii hore ku meelgaadh bay ahayd, waar markaanu idiin yeedhno (Qurba-joogow) noo yimaada, waayo shirkii Taleex anaga oo joogna ayuu mar kaliya shidaalku naga go’ay”

 

Cabdilaahi *******, oo isna ka mid ah qurba-joogta kooxda Khaatumo la baxday, ayaa isaguna halkaasi ka sheegay weedho hanjabaad ah “Waxaanu 21 sanadood la dagaalaynay dawladda Ingiriiska anaga oo waran iyo toorey haysana, maantana ka waran annagii oo haysana adeegyadii (Hubkii), waar ooyi doonow aayar joog” ayuu yidhi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this