Sign in to follow this  
MoonLight1

The Unuka civil war begins.

Recommended Posts

first it was Sheekh Shariif, then Geedi, then Baadiyow & C/lahi sheekh

 

what's going on inside the Unuka house????

 

the galguduud branch is facing alot of opposition from the Banadir & Shabelada dhexe branch who always felt privileged to be the elites.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr. Abdirahmaan Baadiyow, oo kamid ah Musharaxiintii looga guuleystay Doorashadii Madaxtinimadii ugu dambeysay ee Somalia, kana tirsan Guddiga Badbaadinta Qaranka Somalia ee lagu yagleelay Magaalladda Nairobi ee Xarunta dalka Kenya, ayaa sheegay in Xukuumadda Somalia ay ka wada dhexeyso Ummada Soomaaliyeed.

Dr. Baadiyow ayaa waxa uu sheegay in Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud uu yahay Madaxweyne Soomaaliyeed balse Xukunka dalka uu yahay mid aan ka hadal laheyn oo ka dhexeeya gabi ahaan Bulshadda Soomaaliyeed.

Waxaa kamid ahaa Haddalka Dr. Baadiyow ‘’Dawladda Somaaliyeed waa la wada leeyahay, waana loo simanyahay oo dadka oo dhan waa muwaadiniin. Waa in aan la kala xigsan dawladnimada, dadaka oo dhanna waxaa u dhexeeya waa Dastuurka oo la dhawro’’ Ayuu yiri Dr. Baadiyoow, oo dhanka kale sheegay in Xukuumadda Somalia aysan wax waliba isku koobin.

Mar aan wax ka weydiiyay Dr. Baadiyow dhismaha Guddiga Badbaadada Qaran ee lagu yagleelay Magaalladda Nairobi, ayaa waxa uu sheegay in Guddigaasi uu yahay mid aan waxba ka jirin.

Sidoo kale mar aan Dr. Badiyow wax ka weydiiyay sida uu u arko Xariga Xassan Dahir Aweys ayaa waxa uu meesha ka saaray inuu ka xun yahay xariga Wadaadka Alshabaab ka soo goostay ee Xassan Dahir Maxamuud, isagoona sheegay in arrinkaasi uu yahay mid aan sal iyo baar ku laheyn xaqiiqda inuu ka xun yahay Xarigiisa, waxa uuna Tilmaamay in Arrinta Xassan Dahir uu yahay mid horyaala Xukuumadda Somalia loogana baahan yahay inay go’aan ka gaarto.

Waxa uu beeniyay wararka leysla dhex maraayo ee ku aadan inuu kamid yahay Mas’uuliyiinta ku jirta Guddiga Badbaadinta Qaranka Somalia oo ay ku bahoowen Siyaasiyiin Qaswadayaal, waxa uuna dhanka kale, sheegay in loo baahan yahay in Xilligaani Mucaarad la helo, Dalkuna uu yahay mid ka dhexeeya Shacbiga Somalia iyadoo la tix-raacaayo Dastuurka dalka u degsan.

Dr. Baadiyo, oo looga itaal roonaaday Doorashadii Somalia, ayaa waxa uu iminka u muuqdaa mid adeegsanayo Siyaasad ay ku dheehan tahay Mucaaradnimo, wallow dadka qaar ay is weydiinayaan Ujeedka ka dambeysay in Baadiyow uu xiligaani ka soo horjeysto Xukuumadda Somalia oo la sheegay mid ay Mabda ahaan isu dhow yihiin Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Md. Xassan Sheikh.

Ugu dambeyntii, Guddiga lagu yagleelay Magaallada Nairobi,ayaa waxaa ku bahooway Tiro Siyaasiyiin isugu jira Siyaasiyiin ku fashilantay Masraxa Siyaasadda, kuwo Dowladda ka waayay xilal iyo kuwo Daneystayaal ah oo damac beeleed iyo damac Shaqsiyadeed iyo dane shisheeye ku howlan.

W/Q. Weriye:- Anwar Bakhiit

Soomaalidamaanta

Share this post


Link to post
Share on other sites

C/laahi Sh.Xasan oo ah gudoomiyaha Xisbiga Nabada oo wareysi siinayay mid kamid ah Idaacadaha Muqdisho, ayaa ayaa waxa uu kaga hadlay amni darida maalmihii danbo kusoo kordheysan qaar kamid ah Xaafadaha Magaalada Muqdisho iyo waxyaabaha sababay.

 

C/laahi Sh.Xasan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in amaanka magaalada Muqdisho uu lamid noqdo sidii uu ahaa 3 sano kahor,waxaana uu masuuliyada amni darada Muqdisho dusha kaga tuuray doowlada Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Golaha fulinta.

 

Waxa nuu Baarlamaanka u sheegay ineeysan indhaha ka *****lan amni darada magaalada Muqdisho oo Xukuumada kalsoonida kala laabtaan, si Xukuumad wax uga qaban karta amaanka dalka iyo Caasimada loo soo dhiso.

 

“Horta waa wax laga naxo runtii in wadanka dib u noqdo, waxaana hada ii muuqata ineeysan u diyaarsaneen wax ka qabtaan amaanka sii xumaanaya, waxaa xaqiiq ah in Muqdisho oo maskaxdii wadanka ah ineey 2010 meesheey mareeysay hada ay mareyso waa wax laga naxo, iyadoo la ogyahay in Xukuumadaan lagu wareejiyay Muqdisho oo Habeenkii laysku doortay si nabad ah” ayuu yiri Siyaasiga C/laahi Shiikh Xasan.

 

C/laahi ayaa sidoo kale sheegay in doowlada Federaalka aysan haynin qorshihii ay amaanka dalka wax uga qaban lahayd, waxaana uu xusay in doowlada ay talada ka qaldantay markii ay badashay saraakiishii Ciidamada ee Al-shabaab lasoo dagaalamay magaalada Muqdishana ka saaray.

 

“Doowladaan qorsho amaanka lagu sugo ma hayso, amaanka markii horaba nimankaan waxay ka qaldantay markii ay badaleen saraakiishii amniga ee nimankaan shabaabkaala dagaalantay ama magaalada Muqdisho ka saartay ee Goboladii kale ka saartay, marka tallaabadii 1aad ee qaladka ahayd ee ay qaadeen ayay ahayd” ayuu hadalkiisa sii daba dhigay.

 

“Sideey ila tahay amaanka waxaa lagu soo celin karaa in laysla xisabtamo oo Askariga marka hore Xuquuqdiisa la siiyo, Mushaarkiisa uu helo, doowladu waa ineey qorshe la timaado hadeeysan Mushaar wadabixin Karin inyaroo mushaarkooda ay la bixi karto Ciidamo ah ineey inta soo reebto inta kalena ayBinji galiso ayaa loo baahanyahay” ayuu Siyaasiga C/laahi Sh.Xasan sii raaciyay hadalkiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cali Geedi:Madaxweyne Xasan Waa Maskiin aan Dadaka u naxeynin oo Dad gooni ah ka amarqaata.(Dhageyso)

 

 

Ra’’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ,oo la hadlaayey warbaainta qaar kood ,ayaa waxaa uu siweyn u dhaliilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.

Cali Geedi ,waxaa uu sheegay in Madaxweyne Xasan Shiiikh Maxmauud ay ku harereysanyihiin Dad gaar ah oo uu wax ka maqlo waxaana uu intaasi ku daray Geedi in Xasan shiikh uu albaabka ka xirtay Dadkii Dowlada Lahaa ee soomaaliyeed.

Cali Geedi oo u muuqda Siyaasi siweyn u mucaaradsan Madaxweynaha Soomaaliya ,waxaa uu seegay in Madaxweynaha iyo Koxdiisa ay san rabin nidaamka Federaalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Dr. Baadiyoow is a decent guy. the unuka guys recognized this qoslaye guy has brought shame and disgust to the tradition of unuka. this is the most corrupt goverment we had in generations. the central bank is empty and everyone is frustrated. qoslaye turned somalis against one another and gave every position to his close relatives, his friends' relative, or his inlaws.

 

that is why this government was nicknamed "candhowadaag". loool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cambuulo iyo bun;970068 wrote:
Epic fail,your theory failed terribly Baadiyow himself is from the Galgaduud Branch
:D

Canbuulo, thanks for the correction sxb, enlighten us what is going on, is this a power struggle or else?

 

I heard these guys are encouraged by what happened in Egypt.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

MoonLight1;970071 wrote:
Canbuulo, thanks for the correction sxb, enlighten us what is going on, is this a power struggle or else?

 

I heard these guys are encouraged by what happened in Egypt.
;)

War its some losers who see this as a chance to make comeback in politics. Beesha is 100% supporting Hassan sheikh just check every unuka site

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cambuulo iyo bun;970074 wrote:
Beesha is 100% supporting Hassan sheikh

Yaaya, been badnaa, Arreey shiribka jooji. baaquli qandha qurquriyee.100% kulahaa

1%20(73).gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Cambuulo iyo bun;970074 wrote:
War its some losers who see this as a chance to make comeback in politics. Beesha is 100% supporting Hassan sheikh just check every unuka site

calling Dr. Baadiyoow a loser is ciyaalsuuqnimo ninyoow. this is politics and we need people to have diverse opinions and we need opposition. if Unuku is behind qoslaye 100%, then unuka is destined to fail as a whole. loool. qoslaye will go down ninyoow, it is just a matter of when. it is better no to insult people who are wise enough to disagree with this xayaawaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

when faroole and his allies failed with everything else they came with this idea that Geedi and Baadiyow should oppose the SFG and that it would do damage to Hassan sheikh and his community but they are failing so its due time to go back to the drawing board again

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cambuulo iyo bun;970080 wrote:
when faroole and his allies failed with everything else they came with this idea that Geedi and Baadiyow should oppose the SFG and that it would do damage to Hassan sheikh and his community but they are failing so its due time to go back to the drawing board again

is Faroole that powerful???

 

crazy Paranoia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this