Sign in to follow this  
Dr_Osman

President Farole Has Breakfast With Mudug Clan Elders And Meets Anti Democracy Rebel Gagaab. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Madaxweynaha oo la kulmay ergadii gobolka Mudug

 

9 Jul 9, 2013 - 2:29:14 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa saaka 09 July,2013 kulan la qaatay ergadii gobolka Mudug ee ka qaybgashay AHN Aaskii Boqorka ee magaalada Qardho.

 

Hotel Rugsan Square ee magaalada Garowe ayuu la quraacday madaxweynuhu ergada uu hogaaminyay Islaan Bashiir Islaan Cabdule ayna ku jireen gudoomiyaha gobolka Mudug ,ku xigeenka ,Duqa Degmada Galkacayo ,nabadoono ,siyaasiyiin hore iyo masuuliyiinta Dowladda.

 

Dr.Farole ayaa ugu horeyn ka warbixiyay xaalada guud ee dalka iyo doorashooyinka soo socda sidii dhamaan looga qayb qaadan lahaa ,waxana dhanka kale ay odayaashu ka warbixiyeen xaalada gobolka Mudug iyo diyaargarowga xisbiyada.

 

Si gaar ah ayaa waxa kulan iskula qaatay madaxweynaha Puntland iyo Islaan Bashiir ka dib Quraacdii sida guud la isku arkay ,waxana dhamaadkii Dr.Farole sagootiyay wafdigan oo Galkacayo u anbabaxay.

 

Dhinaca kale kulan gaaban ayaa maalinkii shalay Qardho ku dhexmaray qaybo ka mida issimadii ka qaybgalay duugtii AHN boqor Cabdulaahi Boqor Muuse,waxana ay iska wareysteen xaaladaha deegaanada ay ka kala yimaadeen.

 

Kulankan ayaa issimadu kaga hadlin wax siyaasad ah iyagoo ku gacan sayray baaq ay soo jeedsheen kooxo ka soo horjeeda nidaamka xisbiyada Puntland oo doonayay inay isku imaatinka issimada ee duugta boqorka uga faa'idaystaan arrimo siyaasadeed.

 

IMG_0181.JPG

 

GAAGAAB

IMG_0190.JPG

IMG_0196.JPG

IMG_0199.JPG

IMG_0203.JPG

IMG_0209.JPG

IMG_0216.JPG

IMG_0221.JPG

IMG_0224.JPG

IMG_0226.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

He visited 2012 last year. People who can't visit their own home villages without Bantu support ought to keep quiet about a man such as Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Anger :eek:

 

Puntland doesn't equal Gaalkacyo, I believe he has visited twice, is a ritual needed or does the current visit numbers satisfy moryaanist opinion on Puntland relations? looooooooool pathetic.

 

I recently decided not to discuss Somali affairs with people occupied by foreign Bantu forces, where is the dignity, how can I converse with such a man, a man who must be guarded by another?

 

Therefore please do not talk to me.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cambuulo iyo bun;967592 wrote:

 

well i don't blame the people of Gaalkacyo being unhappy with faroole he has done nothing for them. When is the election btw?

And what do you base this assumption on, oh mighty caqli Cambuulo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

*ANWAR*;967622 wrote:
WEN did Somalia have a king??

The day all somalia participated in his burial, the day he recieved a national burial, the day hassan shaykh said wuxu ka soo jeeday boqortoyo wuxuna ka dhintay somali oo dhan. Anwar the man was bigger then clan chief and if he wasn't all somalis wouldn't be there I can assure you of that. Historical facts that no boqortoyo existed among somali pastoral clans except that mighty man lineage, other somalis were aqil as the historical documents suggest.

 

Anwar pay your respects to the 33rd king of somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tillamook;967594 wrote:
And what do you base this assumption on, oh mighty caqli Cambuulo?

I got puntland relatives from Gaalkacyo sugarcoat is much as you want but both of us know he doesn't have much support from that town.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this