Sign in to follow this  
malistar2012

Saraakiisha Ciidamada Buuhoodle Oo Axsaabta Siyaasadeed Ee Puntland Ka Mamnuucay Magaaladaasi

Recommended Posts

Saraakiisha Ciidamada ee ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa shaaciyay ineysan aqoonsaneyn axsaabta siyaasadeed ee Puntland.

 

Shir Jaraa’id oo saraakiisha ciidamada amaanka ee Buuhoodle qabteen ayeey ku mamnuuceen xisbiyada siyaasadeed ee Puntland, waxeyna tilmaameen iney ka soo horjeedaan xisbiyada siyaasadeed ee Puntland.

 

Col. Maxamed Sheekh Cabdi oo ah Afhayeeenka ciidamada Buuhoodle oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in magaalada Buuhoodle iyo deegaanada hoos yimaada aan looga ololeyn Karin axsaabta siyaasadeed ee Puntland. wuxuuuna ka digay in magaca axsaabtaasi la keeno Buuhoodle.

 

‘’Wax doorasho ah oo Puntland leedahay oo ka dhacaya magaalada Boohoodle ma jirto, mana ka dhicidoonto ciddii kusoo talagashayna taa ha ogaato’’sidaasi waxaa yiri Col. Maxamed Sheekh Cabdi.

 

Hadalkan ka soo baxay saraakiisha ciidmadamada amaanka ee Buuhoodle ayaa imaanaya xilli ay socdaan ololaha doorashiiyinka dowladaha hoose ee maamulka Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Buhodle horseed went there

 

 

Wadajir went there

 

 

The election is happening across puntland, go read all the candidate list from each city and town. Cities are divided into the following categories;

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

The Sahal boys have bigger fish to fry then SNM. SNM is the same size as SSC folks in population. So its overlooked because we are bigger then all waqoyi combined as far as the census is concerned.

 

Its funny how u trying to compare SAHAL to Somaliland lol. Suuqa dadka waxas ha ula tagin way kugu qoslayan. You are smaller then Puntland thats not just SNM but SNM SSC MAKHIR AND AWDAL COMBINED

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its funny how u trying to compare SAHAL to Somaliland lol. Suuqa dadka waxas ha ula tagin way kugu qoslayan. You are smaller then Puntland thats not just SNM but SNM SSC MAKHIR AND AWDAL COMBINED

 

 

Go Free those towns from SNM then come to talk to me ? SNM Soldiers are closed Growe you talk about power... Puntland is small fish now days ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr. Osman, ignore the clowns. You see this huge attack by HAG forum members on Jubbaland and Puntland. They're fearing the return of Siyads Sons.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Baxbaxland we are so many we are so strong yet their capital is 23 miles away from SOMALILAND army outpost. The reason why d block is united over kismayo is they know with all the land expansion landers are doing its a matter of time they pushed into the sea so they are getting ready to move south. Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this